Xisbiga Wadani Canada oo Alberta ku daahfuray jariirad cusub(Sawiro)

    Edmonton Aug 12,2015(SDN/QJ)-Xisbiga Wadanilaaantiisa Canada ayaa dhawaan magaalada Edmonton ku daahfuray jariirad cusub oo xisbigaasi leeyahay oo la yiraahdo Wadaag. Munaasibada oo ay ka qeybgaleen masuuliyiinta xisbigaas ee heer gobol ilaa wadan ayaa aheyd mid si heer sare ah la isugu duba riday, halkan hoose ka daawo sawirada munaasibaadaasi. SDN/QJ-Edmonton contact@qurbejoog.com        

    Read More

      Maxkamada Sare ee Distooriga ah oo Gudoomiyeyaasha Sadexda Xisbi Qaran Kulan la qaadatay DAAWO

      Hargaysa 12.Aug 2015 (SDN/QJ)- Maxkamadda Distooriga ah ayaa Maanta Kulan Wada tashi Waxay la yeelatay Madaxda Sadexda Xisbi qaran si ay u dhagaysato aragtidooda ku saabsan Qaraarkii Golaha Guurtida iyo soo Jeedintii Axsaabta qaranka taas oo lagu qabtay xarunta Maxkamadda Sare. Kulankaas ayaa Markii uu dhamaaday Waxaa Afka Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada Qaranka ku hadlay…

      Read More

        “Marka uu haakah yidhaahdo ayuun buu Cirro ka tegayaa Baarlamaanka, Qolooyinka usoo ham iyo dig leh eel eh wuu tegayaana waxan leeyahay marka hore waxad eridaan Siilaanyo..”Xildh. Xoog.

        Hargeysa:Aug,12,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(xoog)oo katirsan Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa meesha ka saaray warar dhawaanahan soo baxayey oo sheegayey inuu xilka iska casili doono Guddoomiyaha Golaha Wakilladu Mudane Cirro, waxana uu tilmaamay inaanay wararkaasi wax jira ahayn. Xildhibaanka oo warbaahinta la hadlay, ayaa   sheegay inaanu jirin sharci u diidaya inuu Kuraasta Baarlamaanka iyo midka Xisbigiisaba isku…

        Read More

          “Wasiir Xaglo-toosiye Isagoo Dad Reer Somaliland ah laayey Buu Dallacay oo Lacag Hal milyan oo Dollar ah la siiyey oo waliba Wasaaraddii ugu muhiimsanayd la siiyey, Xildhibaan Dhakool.

          Hargeysa:Aug,12,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Axmed Maxamed(Dhakool)oo katirsan Golaha Wakiillada, lagana soo doorto Gobollada Bariga Dalka, ayaa  iska difaacay eedo uu dhawaan Wasiirka Caafimaadka Somaliland u jeediyey mudanayaasha Bariga dalka laga soo doorto, kuwaas oo uu  ku dhaliilay xilgudasho la’aan. Xidhibaan Dhakool oo warbaahinta kula Hadlayey Xarunta Golaha Wakiillada Somaliland ayaa wasiirka Weerar ku qaaday, waxana uu tilmaamay…

          Read More

            “Madaxweynuhu awoodiisii waxba la’aan buu kasoo qaaday, saakana hadduu sharci jiro dalka madaxweyne looma ictiraafi karo, waayo isagiibaa awooddiisii buriyey oo si meeraysi ah iskaga qaaday.”Xildh. Gacan.

            Hargeysa:Aug,12,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Axmed Muuse Obsiiye(gacan)oo katirsan Aqalka Golaha Guurtida, ayaa deedafeeyey Warqaddii uu dhawaan madaxweynuhu u qoray Maxkamadda Sare, taas oo uu kaga codsaday inay fasiraad ka bixiyaan Muranka ka taagan muddo-kordhintii Guurtidu samaysay. Xildhibaan Gacan oo maalintii shalay waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa tilmaamay inuu madaxweynuhu baal maray sharciyaddii iyo awooddii distooriga ahayd…

            Read More

              Shacab Reer Suuriya Oo Ka Gadooday Toogasho Uu Wiil ay Madaxweynaha Dalkas Ilmaadeer ahaayeen ku Fuliyey Sarkaal Ciidamada katirsanaa

              Damascas:Aug,12,2015(SDN/QJ)-Sarkaal la sheegay inay ilmaadeer ahaayeen madaxweynaha dalka Suriya Bashaar Al-asad, ayaa toogasho ku dilay Sarkaal ciidamada waddankaas katirsanaa, iyadoo dilkaasina ka dhacay goob aad looga naxay. Suleyman Hilal al-Assad ayaa la sheegay in uu korneylka ku hortoogtay caruutiisa, kaddib markii uu dhex maray muran ku saabsan adeegsiga waddo magaalada Dimishiq ku taalla. Dilka ayaa…

              Read More

                “Qurbe joogga maanta Dalka yimi cashada yar ee la siiyey in la eego ma aha”Saylici

                Hargeysa:Aug,12,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalilnad, ayaa markii ugu horraysay jawaab ka bixisay dhaliilo loogu jeediyey Casuumad ay dhawaan u samaysay Qurbejoog dalka dibaddiisa kasoo laabtay, taas oo la xidhiidhay in casuumadahaas loo fidiyey dadka intooda wax haysata xilli dadkii jilicdasanaa ay  abaaro iyo baahi u dhimanayaan. Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland  Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici oo shalay arrintaas ka jawaabayey,…

                Read More

                  “Taliye Ciidan,Agaasimayaal,Wasiiro Ayaanu Lahaan Jirnay Xukuumaddii UDUB. Maalintii Uu Kulmiye Xilka Qabtay-na Dhamaan Wuu Daadiyay Oo Delete Ayaa Lasiiyay” Xildhibaan Dheeg.

                  Hargeysa,11Aug,2015(QJ/D]SDN)-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin(dheeg) oo ka tirsan Xildhibaanadda Gollaha Guurtidda Somaliland,isla markaas si weyn u difaaci jiray Xukuumadda,ayaa daboolka ka qaaday inuu ka rajogo-dhigay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo,isla markaas uu gabi ahaanba ka baxay Xisbiga taladda Dalka haya ee KULMIYE oo Sannadihii danbe ku abtirsan jiray. Xildhibaanka oo maanta qeybaha kala duwan ee Warbaahinta kula hadlayay…

                  Read More

                    C/weli Gaas oo Magaalada Gaalkacyo u Tagaya Furista Shirka Wada-tashiga Beelaha Punltand

                    Gaalkacyo,11Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray degmada Burtinle, kadib safar dhulka ah oo ay kaga soo Ambabaxeen Xarunta Puntland ee Garoowe.   C/wali Gaas ayaa waxaa safarkiisan ku Wehliya Xubno isugu jira Xildhibaanno, Wasiirro, Saraakiil Ciidan iyo Danjire Maxamed Cali Ameeriko oo ahaan jiray Safiirkii Soomaaliya ee Kenya,…

                    Read More

                      ”Muddo hal sano ah Cudurka Dabeysha lagama helin Muqdisho….” Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya.

                      Mudisho,11Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiiradda Caafimaadka Soomaaliya, Xaawo Xasan Maxamed oo ay Wehliyaan Mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda Caaafimaadka Adduunka ee WHO iyo Qaybta Arrimaha Bani’aadanimada ee QM ayaa Maanta ka Qayb-galay Xuska Sannad-guuradii Koowaad ee kasoo Wareegtay Markii Muqdisho laga Waayay Cudurka Dabeysha [Polio], iyagoo si wadajir ah Talaalka Cudurkan looga hortago u siiyay Carruur Soomaaliyeed. Madaxa Hay’adda WHO…

                      Read More

                        DAAWO:Dawlada Jabuuti oo safiir u magacaabay Somaliland iyo ujjeedooyinka ka danbeeya

                        Hargeysa Aug 11,2015(SDN/QJ)-Xukuumada Jabuuti ayaa safiir u magacawday Somaliland mudo dhwr iyo labatan sanadood oo ay Somaliland jirtay ka dib. Md Xuseen Cumar kawaaleeye oo mar ahaa guddoomiye ku-xigeenka baarlamaanka Jabuuti mudo dheerna ahaa xildhbaan ayaa hawsha u weyn ee hortaalaa ay tahay sidii loo seexin lahaa mucaaradad kaga timaada dhanka Somaliland iyo sidii cod…

                        Read More

                          War Deg Deg ah: Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge oo Is casilay iyo Sababaha ku dhaliyey

                          Hargaysa 11.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku Xigeenkii Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Mudane C.kariin Axmed Mooge ayaa Goor dhawayd Shaaciyay inuu Iska Casilay gebi ahaanba Xilkii uu ka hayay Xukuumadda uu Hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo. Wasiir ku Xigeenkan oo ahaa Shakhsi dhallinyaro ah isla markaana laba Wasaaradood ka soo qabtay Mansabka Wasiir ku Xigeen ayaa…

                          Read More

                            War Deg Deg Ah: Saraakiil Ciidanka Millatariga Somaliland Ka tirsan Oo Goordhaweyd Lagu Toogtay Magaalada Boorama

                            Boorama,11Aug,2015(QJ/SDN)- Wararka ka imanya magaalada Borama ayaa sheegaya in barqadii maanta nin askari ah uu toogtay mid ka mid ah taliyaasha aagga galbeed ee milateriga Somaliland, gashaalne sare Xasan Caqli iyo xiddigle Faarax Carraale. Gudoomiyaha gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax ayaa Warbaahinta u xaqiijiyay toogashadaasi. Wuxuu gudoomiyuhu sheegay gaashhanle sare Xasan Caqli uu qabo…

                            Read More

                              Britain oo joojisay masaafurintii madaxa sirdoonka Rwanda

                              London,11Aug,2015(QJ/SDN)-Maxkamad ku taala Britain ayaa meesha ka saartay isku day lagu doonayay in madaxa sirdoonka ee Rwanda loogu masaafuriyo dalka Sapain, si maxkamad loo soo taago oo wax looga waydiiyo eedayntii loogu soojeediyay in uu gacan kulahaa xasuuqii dhacay 1994. Karenzi Karake waxa uu Britain ku joogay damaanad kaddib markii la xiray bishii June. Warqadda…

                              Read More

                                Afrika mudo sanad ah laguma arag dabaysha!

                                Hargeysa,11Aug,2015(QJ/SDN)-Maanta oo kale sannadkii hore ayaa cunug yar oo ku nool waqooyiga Soomaaliya waxaa la ogaaday in ay dabayl ku dhacday, laakin ilaa hadda ma jiraan kiisas kale oo laga helay Africa. Khubarada caafimaadku way faraxsan yihiin, balse wali way feejiganyihiin. Hay’adda caafimaadka adduunka waxay sheegtay in khatarta iminka ugu weyn ay tahay in la…

                                Read More

                                  Mucaaridka Jabuuti iyo xisbiyada Somaliland oo wadahadal u socdo iyo Dawlada Jabuuti oo arinkaa uga Jawaabtay Safiir ay Hargeysa u direyso

                                  Ottawa Aug 11,2015(SDN/QJ)-Dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN madaxdeeda qurbejooga iyo laamaha xisbiyada Somaliland ee dunida dacaladeeda ayaa todobaadyadii u danbeeyay waxa dhexmaray xiriir dhidibada loogu aasayo wada shaqeyn dhexmarta labada dhan. Dalka Canada ayaa ilo wareedyo ku dhaw ergeyga dalada mucaaridka Jabuuti ee USN Md Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole waxa ay noo xaqiijiyeen in mucaaridka Jabuuti…

                                  Read More

                                    Al-shabaab Oo Ciidamada Ethiopia Qarax Kula Eegatay Deegaanno Katirsan Gobolka Hiiraan Iyo Wararkii Ugu Dambeeyye

                                    Buqda:Aug,11,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Deegaanka Buqda ee Gobolk Hiiraan, ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab ay qarax la eegteen ciidamo Ethiopian ah oo meel waddo ah marayey, iyadoo halkaasna uu kadhacay khasaare kala duwani. Wararku waxa ay  sheegaan in maalintii shalay duhurkii qarax xooggan lala helay isku imaatin ay ku sugnaayeen ciidamada Xabashida Itoobiya, waxana la tilmaamayaa…

                                    Read More