“Anagu Saleebaan Gaal Iyo Siilaanyo Dalka La Dumin Mayno….” Mujaahid Cali Guray

    Hargeysa, 08 Aug 2015 (SDN/QJ)-Gudoomiye Ku-xigeenka Xisbiga Ucid Cali Guray, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo iyo Saleebaan ay gacantooda ku dumin doonaan Qaranimadda Somaliland, Isla markaana wuxuu sheegay in Madaxweyn Siilaanyo looga baahan inuu mawqif qaato. Gudoomiye Cali Guray wuxuu sidaa ku sheegay qoraal uu ku baahiyay boga uu ku leeyahay Facebook-ga, waxaanu sheegay in…

    Read More

      Puntland Oo Muqdisho Iyo Midowga Afrika Ka Codsatay Saanad Milateri Iyo Asbaabaha keenay

      Garoowe, 08 Aug 2015 (SDN/QJ)-Maamulka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa raadinaya taageero dhinaca qalabka militariga ah oo ay ka helaan Xukumadda muqdisho iyo midawga Africa ee Somalia taageera. Hogaamiyaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas, oo wakaaladda Reuters uga waramay arrintan ayaa ku dooday inay Al-shabaab ku kula dagaalamayaan hubka ay raadinayaan, waxaanu yidhi isagoo ka hadlaya taageerada…

      Read More

        Murashixiinta Xisbiga Jamhuuriga Oo Dood Kulul Isku Waajahay Iyo Gundhiga Doodoodda

        Washington, 08 Aug 2015 (SDN/QJ)-Tobanka murashax ee ugu cad-cad tartanka madaxtinimada xisbiga jamhuuriga dalka Mareykanka ayaa ka qayb galay dooddii ugu horreysay ka hor doorashada madaxtinimada ee sanadka dambe. Furitaankii dooddaasi ayaa maalqabeenka ka ganacsada guryaha ee lagu magacaabo Donald Trump waxa uu shaaciyay in uusan meesha ka saarayn in uu noqdo musharax madax bannaan…

        Read More

          Puntland Uma Baahna Ciidamadda AMISOM si ay uga difacaan Al Shabaab” Gaas

          Garowe,8Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shaaca ka qaaday in Maamulkiisa aanuu  u bahnayn Ciidamadda AMISOM si ay uga difacaan Al Shabaab.   Madaxweyne Gaas oo Wareysi gaar ah Siiyay Wakaalada Wararka REUTERS ayaa sheegay Puntland ay leedahay Ciidamo la dagaalami kara Xarakadda Al Shabab Ee Dagaalka kula jirta Dowlada Federaalka iyo Ciidamada…

          Read More

            Khasaaraha ka dhashay Dagaal Dhexmaray Ciidamada Somaaliland iyo Malleeshiyaad Puntland ah oo Jid gooyo u galay

            Laascaanood,8Aug,2015(QJ/SDN)-Iska-horimaad khasaare ka dhashay ayaa duleedka magaalada Hadaaftimo ee gobolka Badhan ku dhexmaray Ciidanka Qaranka Somaliland iyo Malleeshiyaad ka tirsan Maamul-goboleedka Puntland.   Iska-horimaadkan oo dhacay shalay gelinkii dambe, ayaa WaxaKa dhashay kaddib markii Malleeshiyaad ka tirsan Maamul-goboleedka Puntland Jid-gooyo u galeen Ciidamo ka tirsan Qaranka oo ku sii jeeday Degmada Laasqoray ee gobolka Badhan,…

            Read More

              Jaaliyada Muslimiinta ah ee Minnesota oo qabtay shirar jaraa’id oo kala duwan (DAAWO SAWIRRADA)

              MINNESOTA,8Aug,2015(QJ/SDN)-Shir jaraaid ee Koowaad ayaa maalintii shalay ahayd si wadajir ah ugu qabteen suuqa ugu weyn ee Somalida Minnesota ee Karmel Qaar ka tirsan Hor-joogayaasha Jaaliyadda Muslimiinta ah ee Minnesota iyo Hay’ada CAIR oo ah mid ka mida ururada Muslimiinta ee dalkan Maraykanka Waxaa HOL uga Warramay ujeeddada Shirkoodan jaraa’id, Jaylaani Maxamed Xuseen oo ah…

              Read More

                Warshadda Kalagsharka Oo Halis Caafimaad iyo Mid Deegaanba Ku Haysa Dadka Iyo Xoolaha Ku Dhaqan Agagaarka Madaarka Hargeysa (DAAWO SAWIRRADA)

                Hargeysa,8Aug,2015(QJ/SDN)- Waxa muddooyinkii ugu danbeeyay isasoo taraysay cabashada ka imanaysa dadka ku dhaqan deegaanka koonfur bari xaafadda masallaha iyo Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa. Cabashadaas oo ahayd mid ku aadan, warshadda jayga iyo daamurka ee ku taalla gudaha xayndaabka madaarka magaalada Hargeysa. Haddaba warshaddan ayaa waxa ay khattar caafimaad iyo mid deegaanba ku keentay dadka…

                Read More

                  Booliiska Kenya Oo Xiray 45 Arday Oo Lagu Eedeyay Sameynta Falal Anshaxumo Ah Iyo Mandooriyayaal

                  Nairobi,7Aug,2015(QJ/SDN)-Afartan Iyo Shan Arday Oo Wax Ka Barta Iskuulo Kala Duwan Oo Ku Yaalo Ismaamulada Nyeri Iyo Kirinyaga Ee Dalka Kenya, Ayaa La Xiray Shalay Galab Xili Ay Ku Jireen Safar, Fasaxa Iskuulada Kenya Ee Bisha August. Saraakiisha Saldhigga Booliska Ilaalada Kiangwachi Ee Gobolka Kirinyaga Oo Xiray Arday-Daas, Ayaa Sheegay In Da’yartaas Oo Iskugu Jireen…

                  Read More

                    Deeqo Lacageed Oo Jaaliyadaha Uk iyo Sweden Ugu Deeqeen Dhismaha Jidka Ceerigaabo DAAWO

                    Hargeysa 07.Aug 2015 (SDN/QJ)-Jaaliyada Somaliland ee ku kala dhaqan waddamada Ingiriiska iyo Sweden ayaa deeqo lacageed oo ay ugu tabaruceen dhismaha jidka Ceerigaabo soo gaadhsiiyay guddida dhismaha jidka Ceerigaabo. Deeqahan lacageed oo isugeyn qiimahoodu dhan yahay $37,000 (toddoba iyo soddon kun oo dollar) ayaa waxa jaaliyada dalka ingiriiska gaar ahaan magaalada Biringham waxay ku soo…

                    Read More

                      Qorshihii Xukuumadda Ee Banka Qool-cadey Oo Markale Dib-U-Bilaamay,Dadka Deegaanka Oo Si Weyn Uga Soo Hor-jeedda Iyo Ganacsatadda La Wariyay In Loo Xidhayo Banka

                      Sallaxley,7Aug,2015(QJ/SDN)-Waxa maal-mahan si weyn usoo xoogaystay qorsheyaashii xukumadu dabada ka riixaysay ee lagu doonayay in Banka Qoolcaday loo xidho rag ganacsadayaal ah oo doonaya inay xoolahooda ku xanaanaystaan Banka Qoolcaday, lagana raro oo laga barakiciyo dad iyo xoolo wixii degganba. Mashruucan ayay xukumadu inta badan ku doodaa in midowga reer Yurub qarashka ku baxaya bixinayo,…

                      Read More

                        Saamaynta Taban ee Jacaylkii Boodheri ku Yeeshay Qoyskii ay ka soo Jeeday Hodan Cabdule WalanWal DAAWO

                        Berbera 07.Aug 2015 (SDN/QJ)- Cilmi Ismaaciil Liibaan Boodheri ha ahaado Shakhsigii Kowaad ee Sida Taariikhdu Warisay Geyiga lagaga hadlo Luuqada Somaliga u God galay Jacayl uu u qaaday Hodan Cabdule Walanwal. Waa hal hays iyo ababshaha dhalaanka inkasta oo bulshadii Xiligaas uu la noolaa aanu ka helin garawshiiyo hadana waxa uu noqday dhaxalka kowaad ee…

                        Read More

                          Puntland Oo Digiin U Dirtay Dawlada Somalia Warsaxaafadeed

                          Garoowe 08,Aug 2015 (SDN/QJ) Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka u qaabilsan maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, ayaa uga digtay xildhibaannada baarlamanka federaalka Soomaaliya meel-marinta sharciga shidaalka oo dhawaan la horgeeyey, kaasoo ay sheegeen in waddo qaldan loo maray diyaarintiisa iyo ansixintiisa. Warsaxaafadeed uu madax Hay’adda Macdanta iyo Shidaalka Puntland Ciise Maxamud Faarax Dholowaa soo saaray shalay, ayaa…

                          Read More

                            Aragtida Midowga Yurub ee In la Xidhayo Xafiiskooda Guud ee Somaliland

                            Nairobi 07 August, 2015 (SDN/QJ)- Midowga Yurub ayaa beeniyey inay xidhayaan xafiiskii ay ku lahaayeen caasimada Somaliland ee Hargeysa, oo maalmahii u dambeeyey warbaahinta gudaha iyo dibeddu qorayeen. Wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Michele Cervone D’urso ayaa sheegay in Midowga Yurub ku taagan yahay wada shaqeyntii u dhexeysay Somaliland. Mr. D’urso…

                            Read More

                              Hoggaanka Soomaalida Ethiopia Oo Sheegay Inay Deegaankooda Ka Mustaafuriyeen Ganacsade Hawlo Argagixisonimo Lagu Tuhmay

                              Jig-jiga:Aug,07,2015(SDN/QJ)-Sida ay caddaysay Shabakadda  dhinaca wararka ah eek u hadashay afka DDSI ee Cakaaranews, waxa Ismaamulka Soomaalida Ethiopia ay mustaafureyeen Ganacsade lagu magacaabo Seylici Sheekh Muxumed, kaas oo lagu eedeeyey inuu Dalka kusoo galay sharci-darro, isla-markaana arrimo Argagixiso ku lug leeyahay. Cakaara ayaa lagu faafiyey in ay jiraan gancasato Soomaaliyeeed oo doonaya in ay dalka…

                              Read More

                                Shalay iyo Madaxtooyada: Dedaalkii Siilaanyo, Dabuubtii Saylici, Debac La’aantii Guurtida Iyo Duur-xulkii Dhinacyada

                                Hargeysa:Aug,07,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyahaasha Guddiyada Golaha, iyo Shirguddoonka Golaha Guurtida, ayaa Maalintii shalay kulan qarsoodi ah la yeeshay Madaxweynaha Somaliland, waxana Halkaas lagu lafo guray sidii la isu waafajin lahaa Go’aankii Muddo-kordhinta Guurtida iyo Heshiiskii xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaridku dhawaan isla gaadheen oo aan wali la Fulin. Kulkaas oo xafiiska Madaxweynaha ka dhacay, isla-markaana saxaafaddu dibadda ka joogtay,…

                                Read More

                                  Macallimiinta Dhawaan Fidmada Ka Dhaliyey Jaamacadda Hargeysa Oo Kasoo Horjeestay Xalkii Jaamacadda

                                  Hargeysa:Aug,07,2015(SDN/QJ)-Labadii  macallin ee dhawaan curiyey fidmada ka aloosan Jaamacadda Hargeysa, ayaa si cad uga soo horjeestay go’aammo Guddida Jaamacaddu soo saareen oo xal lagaga gaadhayey dhibaatada jaamacadda ka taagan. Hormuudkii hore ee Sayniska Jaamacadda Hargeysa Prof. Cadaad, ayaa sheegay in isaga iyo Prof. Keyse oo ahaa hormoodkii Ganacsiga, aanay aqbali doonin go’aanka Guddida Jaamacaddu kasoo…

                                  Read More