Ururka NEW GAAROODI Oo Ka Digay Seeraha Lagu Af-Duubayo Banka Qoolcaday

    Hargeysa,10Aug,2015(QJ/SDN)-Annaga oo ah aqoonyahanka, dhallinyarada, qurbe-joogga, indheer-garadka, odayaasha, haweenka  iyo qaybaha kala geddisan ee ururka NEW GAAROODI waxa aanu ka digeynnaa seeraha sharci-darrada ah ee illaa sannadkii hore ay xukuumaddu rabtay in ay ku xidho Banka Qoolcaday oo ah degaan ay reer-guuraaga iyo xoolo-dhaqatada Somaliland si siman ugu samata-baxdo xilliyada adag ee abaaraha. Fal kasta…

    Read More

      Maamulka Loo Dhisay Gobollada Hiiraan iyo Shabeellada Dhexe Oo Soo Dhaweyn Diirran Ka Helay Qaramada Midoobay

      Muqdisho:Aug,10,2015(SDN/QJ)-Qaramada midoobay ayaa si diirran usoo dhaweysay tallaabada heshiiska lagaga gaadhay maamulka la doonayo in loo sameeyo Gobollada Shabeellada dhexe iyo Hiiraan, kuwaas oo la doonayo in dhawaan la gudo galo dhismahooda. Ergeyga QM ee Somalia, Danjire Nicholas Kay ayaa sheegay inay Qaramada Midoobay soo dhaweynayso heshiiskii  laba maalmood ka hor ka dhacay Muqdisho, isla…

      Read More

        Xubno Reer Awdal Oo Gudaha Dalka Briatin Kulan Kula Yeeshay Madaxweynihii Hore ee Somalia iyo Shaki Laga Muujiyey

        London:Aug,10,2015(SDN/QJ)-Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Xasan, ayaa kulan la qaatay  xubno kasoo jeeda Gobolka Awdal, kuwaas oo inta badan u xaydan midnimo Soomaaliyeed oo ay rabitaankeeda ku andacoodaan. Kulankaas oo dalka Ingiriiska Gudihiisa lagu qabtay, ayaa xubnihii soo abaabulay sheegeen inay ujeeddadoodu tahay in arrimaha soomaaliyeed iyo Baylahdooda laga wada hadlo, isla-markaana wax…

        Read More

          Ciidamada Ethiopia Oo Raalligelin Ka Bixiyey Odayaal Soomaaliyeed Oo Ay Gobolka Hiiraan Ku Laayeen

          Beledweyne:Aug,10,2015(SDN/QJ)-Ciidamada waddanka Ethiopia eek u sugan Gobolka Hiiraan, ayaa raalligelin  faahfaahin ka  bixiyey Odayaal soomaaliyee oo laba maalmood kahor ay ku laayeen Magaalada Halgan oo 50-Km u jirta Magaalada Beledweyne. Ciidanka Itoobiya, ayaa rasaas xoogan oodda kaga qaaday gaadhi caasi ahaa oo ay Odayaasha Dhaqanka la socdeen, xilli ay ka soo amba baxeen Baladweyne, tacsina…

          Read More

            Ciidamada Booliska Magaalada Hargeysa Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Iskugu jira Ka Geystay Goob ay Dad Shacab ahi Isku Haysteen

            Hargeysa:Aug,10,2015(SDN/QJ)-Khasaare dhimasho iyo dhaawac iskugu jira, ayaa ka dhashay Hawlgal ay ciidamada Booliska Somalilnad ka fuliyeen dhul lagu muransanaa oo ku yaalla Aagga Xaafadda Jig-jiga yare e Degmada Ibraahim Koodbuur. Inta la xaqiijiyey waxa geeriyooday Hal qof, halka dhaawacana lagu sheegayo ilaaa afar qof oo qaarkood xaalad culus ku jiraan, waxana rabshaddani timi, kadib markii…

            Read More

              Xuuthiyiinta Yemen oo laga Qabsaday Magaalo Muhiim ah oo ku Taalla Koonfurta dalka Yemen

              Sanca,9Aug,2015(QJ/SDN)-Ciidammo Taabacsan Xukuumadda dalka Yemen ayaa maanta ka Qabsaday Xoogagga Xuuthiyiinta Dalkaas, Magaalada Muhiimka ah ee Zinjibar oo ku taalla Koonfurta Dalka Yemen.   Magaalada Zinjibar oo ah Caasimadda Gobolka Abyan ayaa waxaa maalmihii aynu kasoo gudubnay ka socday dagaallo u dhexeeyay Ciidamada daacadda u ah Dowladda Awoodda yar ee Yemen iyo Xoogagga Mucaaradka ah…

              Read More

                Booliiska Dalka Kenya oo Sheegay inay Qabteen Haweeney doonaysay inay ku biirto Al-shabaab

                Nairobi,9Aug,2015(QJ/SDN)-Booliiska Kenya ayaa su’aalo weydiinaya laba qof oo lagu tuhmay inay doonayeen inay ku biiraan Al-shabaab, kuwaasoo ay sheegeen in lasoo Qabtay iyagoo Somalia kusii jeeda.   Saraakiisha ciidamada La-dagaalanka Argagaxisada ee dalka Kenya ayaa sheegay inay ka soo Qabteen labadan Ruux oo Wiil iyo Gabar ah Deegaanka Madogo oo ku yaalla Xeebta dalka Kenya,…

                Read More

                  Al-bashiir oo Berri tagaya Uganda si uu uga qayb-galo shir colaada Koonfurta Sudan looga hadlayo

                  Khartoum,9Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dalka Sudan, Cumar Xasan Al-bashiir ayaa Isniinta berri ah booqasho ku tagaya dalka Uganda, halkaasoo uu uga qaybgeli doono shir looga hadlayo colaadaha ka taagan Dalka Koonfurta Sudan.   Colaadaha ka taagan Koonfurta Suudaan ayaa Galaaftay Nolosha in ka badan 1,000 ruux, sidoo kalena Barakiciyay Kumannaan Qof oo carruur iyo haween u badan, weli…

                  Read More

                    Xisbiga Ucid oo Hadhiimo Sharaf ku Maamuusay Madaxweynihii hore ee Somaliland,Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Hadal Guux abuuray Goobta ka Yidhi DAAWO

                    Hargaysa 09.Aug 2015 (SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa hadal ku duray murashaxa xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Jamaal Cali Xuseen iyo Guddoomiyaha xisbigaas Eng. Faysal Cali Waraabe, isla markaana weedhahaas waxa ka damqaday Faysal Cali Waraabe oo kaga dareen-celiyey in waqtiga maanta loo baahnayn hadalka ka soo yeedhay Suldaankiisa oo…

                    Read More

                      “Madaxweyne Isticmaal Awooda uu Shacabkaagu ku siiyay oo Meel Mari Wixii Xisbiyadu ku Heshiiyeen” Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse DAAWO

                      Hargaysa 09.Aug 2015 (SDN/QJ)-Siyaasi Maxamed Cabdi Iskeerse oo ka Mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Kulmiye Mudo badana ay Rafiiq dhow ahaayeen Madaxweyne Siilaanyo ayaa mar uu Maanta kula hadlayay Warbaahinta Gurigiisa Caasimada hargaysa Waxa uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ka dalbaday in Isagoo adeegsanaya Awooda iyo Kalsoonida Shacabka inuu ku dhiirado oo fuliyo Heshiiskii ay wada gaadheen…

                      Read More

                        “Waanu qaadacnay Xeerka Doorashada Wakiillada Iyo Saami Quudheedka ku soo hagaagay Awdal” Mudanayaasha Golaha Wakiiladda ee Gobolka Awdal Iyo Caqabad ku soo korodhay Khilaafka Doorashooyinka DAAWO

                        Hargaysa 09.Aug 2015 (SDN/QJ)- Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ee laga soo doortay Gobolka Awdal ayaa gaashaanka ku dhuftay ku dhaqanka Xeerka Doorashada Golaha Wakiillada ee lagu daray ajandaha Kal-fadhiga 28-aad oo shalay furmay. Waxa ay sheegeen inaanu ahayn xeer ka turjumaya cadaalada iyo wax wada-qaybsiga Somaliland, isla markaana waxa ay ku tilmaameen Sharci dhinac ka raran….

                        Read More

                          Madaxweyne Siilaanyo oo Tacsi u diray Xildhibaan ka Tirsan Golaha Deegaanka Berbera Iyo Qof Shacab ah oo Shil Baabuur ku Naf waayay

                          Hargeysa:Aug,09,2015(SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa, Golayaasha Deegaanka dalka, gaar ahaan Xildhibaanada Golaha deegaanka ee Gobolka Saaxil, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Marxuum Xildhibaan Mustafe Axmed Cabdilaahi Xoolow oo ku geeriyooday shil baabuur oo saaka ka dhacay qadhiidha oo…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Maxkamadda Sare u Gudbinaya Dacwad Ka Dhan ah Diidmadii Guurtida Ee Muddo-kordhinta La Xidhiidhay

                            Hargeysa:Aug,09,2015(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland mudane Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inuu maxkamadda sare u gudbiyey qoraal uu kaga dalbanayo inay caddeeyaan midka la qaadanayo Go’aamaddii muddo-kodhineed ee Guurtidu samaysay iyo midkii ay dhawaan xukuumadda iyo axsaabta mucaaridku ku heshiiyeen. Madaxweyne Siilaanyo ayaa  la filayaa inuu maalmahan maxkamadda sare ee distooriga ah u gudbiyo dalab uu ku weydiisanayo inay…

                            Read More

                              Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Qiray Inuu Lumiyey Fursado Badan Oo In Laga Faa’iidaysto u Baahnaa

                              Muqdisho:Aug,09,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan sheikh, ayaa sheegay inaan xilligan loo baahnayn muran iyo is qabqabsi dambe, isla-markaana loo baahan yahay in hore looga maro marxaladihii dalku soo maray, waxana uu caddeeyey inuu wakhti badani khasaare kaga lumay. Madaxweynaha ayaa hadalkan ka sheegay munaasabadii shalay lagu saxiixayay hanaanka maamul u sameynta ee Gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, kaasoo…

                              Read More

                                “16-Milyan ee Aad Diyaaradaha Kusoo Raaceen waxan is idhi lacagtaas hadday kuusoo diraan oo ay iska joogaan waddadii ceerigaabo waad dhamayn lahayd.” Wasiir Xirsi.

                                Hargeysa:Aug,09,2015(SDN/QJ)-Wasiirka wasaaradda Maadaxtooyada Somaliland Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa qurbejoogta dalka kusoo guryo noqotay u  jeediyey khudbad uu ugu muujiyey inay gacmaha isku qabsadaan sidi ay dalka horumarkiisa uga shayqan lahaayeen. Wasiir Xirsi oo ka Hadlayey xaflad qurbejoogga dalka loogu qabtay Hutel Guled oo ay wasaaradda Arrimaha Dibaddu soo abaabushay, ayaa qurbejoogga u sheegay…

                                Read More

                                  Xisbiga Hoggaamiya Dalka Ethiopia Oo Qiimayn Ku Sameeyey Waxqabadkiisa, Una Bogay Taladiisa

                                  Addis Ababa:(SDN/QJ)-Xubnaha ugu sarreeya Xisbiga Talada Dalka Ethiopia hoggaamiya ee EPRDF ayaa qiimeyey waxqabdkooda 5-ii sano ee la soo dhaafay.  Qiimeynta oo lagu eegeyey waaxyaha kala duwan ee dawlada ayaa guud ahaan lagu tilmaamay in xisbiga waxtarkiisu wanaagsanaa, iyadoo qiimayntaasina ahayd mid xisbiga gudihiisa ku koobnayd. Xisbiga ayaa u bogay koritaanka dhaqaalaha dalka iyo horumarka…

                                  Read More

                                    Akhri Magaca Xildhibaan Katirsanaa Golaha Deegaanka Berbera Oo Goor dhaweyd Shil Gaadhi Ku Geeriyooday

                                    Hargeysa:Aug,09,2015(SDN/QJ)-waxa goor dhaweyd shil gaadhi oo ka dhacay waddada u dhaxaysa Berbera iyo Hargeysa ku geeriyooday Xildhibaan katirsanaa Golaha Deegaanka Magaalada Berbera, kaas oo safar uu kaga baxay Magaalada Hargeysa ku jirey. Xildhibaanka shilaas ku dhintay ayaa lagu magacaabi jirey Mustafe Axmed Cabdilaahi xoolowo (dago-dago), waxana gaadhiga la saarnaa xubno ehelkiisa ah oo iyaga uu…

                                    Read More

                                      Baarlamaanka Somalia oo lagu mashquuliyay dan aanan aheyn tii Qaranka

                                      Muqdisho,9Aug,2015(QJ/SDN)-Baarlamaanka Somalia ayaa waxaa laga mashquuliyay howshii ay u hayeen Qaranka Somaliyed, iyadoo xubnaha Baarlamaanka lagu mashquuliyay safaro dibada ah iyo ka qaybgalka kulamo aanan macno badan ugu fadhin Somalia. Xildhibaanada Baarlamaanka oo masuul ka ah Umadda Somaliyed, ayaanan diirada ku saarin kulamada ay Muqdisho ku yeeshaan waxyaabaha muhiimka u ah umadda Somaliyed wakiilka ugu…

                                      Read More

                                        Warbixin Dheer oo Xaqiiqo iyo Dhacdooyin Xanbaarsan “Shirqoolkii Dhaqanka iyo Duulaankii Diinta Islaamka ee Somaliland.

                                        Hargeysa,9Aug,2015(QJ/SDN)-Wuxuu ahaa duulaan dhagaraysan iyo shirqool mudo badan laga soo shaqaynaayey sidii Somaliland u noqon lahayd dalkii u horeeyey ee Islaam ah oo ay ka qabsoonto ololaha barnaamijka ay madaxweynaha ka tahay haweenayda ku caan baxday u dagaalanka guurka dadka isku jinsiga ah. Jude Kelly  sidii hargeysa loo keeni lahaa waxaa la geliyey dedaal iyo…

                                        Read More