Nigeria Oo Sare U Qaadeysa Warshadaheeda Hubka Soo Saara

    Nigeria,9Aug,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Dalka Nigeria Mahammadu Buhari Ayaa Sheegay In Uu Doonayo In Dalka Nigeria Uu Isku Filnaansho Ka Gaaro Dhanka Soo Saarka Hubka Kala Gedisan Oo Ay Isticmaalaan Ciidamada Militariga. Buhari Ayaa Qorshihiisan Ku Shaaciyey Khudbad Uu Jimcihii Shalay Kasoo Jeediyey Akadamiyada Militariga Nigeria Ee Magalada Abuja. Hogaamiyaha Nigeria Oo Xafiiska La Wareegay Dhamaadkii Bishii May…

    Read More

      Kenya: Mooshin laga diyaarinayay Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamanka Kenya oo laga Noqday

      Nairobi,8Aug,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah Xildhibaannada Is-bahaysiga Qaranka Kenya ee Xisbiga TNA (The National Alliance), ayaa Maanta dib ula noqday Mooshin ay horay ugu goodiyeen inay ka geyn doonaan Baarlamanka Kenya Hogaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka, Xildhibaan Aadan Barre Ducaale oo ay ku Cadaadinayeen inuu keeno liiska xubnaha ka tirsan ururka Al-shabaab iyo dadka taageera ee dhibaatada ka…

      Read More

        Wasiirka Maaliyadda oo Heshiis lagu Taageerayo Booliiska DFS la Saxiixday Dowladda Maraykanka

        Muqdisho,8Aug,2015(QJ/SDN)-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Maxamed Aadan Ibrahim (Farkeeti) ayaa ergeyga gaarka ah ee dowladda Mareykanka u qaabilsan Somalia, James P. McAnulty Muqdisho kula saxiixday heshiis ay Maraykanku ugu deeqday lacag dhan $1.5 malyan oo lagu taageerayo dib u habeynta ciidamada booliiska Soomaaliya. Xafladda lagu saxiixday heshiiskan ayaa waxaa Goob-joog ka ahaa Taliyaha Ciidamada Booliiska Somalia, Jen….

        Read More

          MUQDISHO: Heshiiska Dhismaha Maamulka Hiiraan iyo SH. Dhexe oo la Saxiixay (DAAWO SAWIRRADA)

          Muqdisho,8Aug,2015(QJ/SDN)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa maanta lagu saxiixay Heshiis ku Saabsan Habka Maamul u sameynta Gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Hiiraan, iyadoo Munaasabadii saxiixa heshiiskan uu ka hadlay Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud. Heshiiskan ayaa waxaa wada Saxiixay xubnaha golaha wasiirrada ee deegaannadaas kasoo jeeda, Guddoomiyeyaasha labada Gobol iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federalka XF, Waxaana Goob-joog ka…

          Read More

            Jaamacadda Hargaysa oo Maanta Dib loo furay,Gudoomiyaha Ku Meel Gaadhka ah oo la dhaariyay Iyo Wasiirka Qorshaynta oo Dhinac isaga duway eedo loo soo Jeediyay DAAWO

            Hargaysa 08.Aug 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maanta dib loo furay Jaamacada Hargaysa kadib Khilaaf soo kala dhex galay Maamulka Jaamacadda iyo qaar ka Mid ah Macalimiinta wax ka dhiga Jaamacadda Hargaysa waxaa kale oo la dhaariyay Gudoomiyaha Ku Meel gaadhka ah ee Jaamacadda Hargaysa. https://www.youtube.com/watch?v=-nEuPPGimaI Dhanka kale Dr Sacad Wasiirka Qorshayta Qaranka Ahna Gudoomiyaha Boodhka Jamacada…

            Read More

              Kalfadhigii 57 ee Golaha Guurtida oo Maanta Furmay,Iyo Shirgudoonka oo ku adkaystay Go’aankii Mudo Kordhinta

              Hargaysa 08.Aug 2015 (SDN/QJ)- Kalfadhigii caadiga ahaa ee golaha guurtida Somaliland oo saaka furmay ayuu kusimaha guddoomiyaha ahna guddoomiye xigeenka golaha Siciid Jaamac Cali ka jeediyay khudbad uu ku soo qaaday muddo kordhintii goluhu u sameeyay golaha xukumadda iyo golaha wakiillada, waxa kale oo uu soo qaaday heshiiskii asxaabtu ka gaadhay wakhtiga doorashada. Mudane Siciid…

              Read More

                Dhallinta Tahriibaysa Oo Si Sahlan u Hesha Baasaboorka Somaliland Iyo Habacsanaan Ku Dhereran Helitaankiisa

                Hargeysa:Aug,08,2015(SDN/QJ)-iyadoo Tahriibka ama Sibiq-dhaqaaqa Da’yarta Reer Somaliland maalinba maalinta ka dambaysa Xadhkaha sii goosanyo, ayaa ay dhallinta tahriibaysaa Baasaboorka Somaliland u isticmaalaysa Dokument ay ku galaan Dalka Ethiopia oo ah goob aan si  fudud lagu geli Karin. Dabagal uu arrimahan wargeyska Hubaal ku sameeyey ayaa waxa lagu ogaaday in caqada Dhallinyarada tahriibka u xiiso qabta…

                Read More

                  Ethiopia iyo Booliiska Caalamiga ah ee Interpol Oo Iska Kaashaday Qabashada 7-Qof Oo Ma-gafeyaal Dadka Tahriibin jirey ah

                  Addis Ababa:Aug,08,2015(SDN/QJ)-Waaxda ka hortagga tahriibta dalka Ethiopia, ayaa shaaciyey in ay gacanta ku dhigtay 7-qof oo ka mid ah kooxaha dadka tahriibiya ee ma-gafeyaasha loo qayaann, kuwaas oo  laga soo qabtay wadamada kala ah Kiiniya, Suudan iyo Tansaniya iyada oo la kaashanayo booliska caalamiga ah ee loo yaqaano Interpol. Sarkaal ka mid ah waaxda ka…

                  Read More

                    Dalka Kuuriyada Waqooyi Oo Saacad u Gaar ah Samaystay Iyo Sababaha ay u Cuskadeen

                    Pyonyang:Aug,08,2015(SDN/QJ)-Waddanka Waqooyiga Kuuriya, ayaa maalintii shalay oo Jimce ahayd ku dhawaaqdey in saacadaha dalkaas, dib loo celinayo muddo 30 daqiiqo ah, si loo saxo xilliga saacadda ee mandaqaddaas. Baarlamaanka Kuuriyada Waqooyi ayaa isku raacay in meesha laga saaro xilligii saacadda ee isticmaarkii Jabaanku keenay. Arrintan ayaa ku soo beegamaysa iyada oo dalka Kuuriyada Waqooyi laga…

                    Read More

                      Ragga Reer Sucuudi Oo Looga Digay Inay Guursadaan Haweenka Yemeniyiinta ah ee Aan Sharciga Haysan

                      Riyaad:Aug,08,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Sucuudiga, ayaa Ragga waddeenka u dhashay inay guursadaan Haweenka aan sharciga haysanin ee u dhashay waddanka Yemen, kuwaas oo dalkaasi si weyn usoo gelaya.  Qoraal digniin ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Sucuudiga shalay, ayaa lagu sheegay in ciqaab adag la marsiin doono muwaaddiniinta ragga iyo dumarka dalkaas ee oggolaansho…

                      Read More

                        Muqdisho:Naftii Hure Ku Kaligii Ku Halaagmay Qarax Uu Jidhkiisa Ku Xidhaayey

                        Muqdisho:Aug,08,2015(SDN/QJ)-Wiil dhallinyaro ah oo la sheegay inuu katirsanaa Kooxda Al-shabaab, ayaa geeriyooday kadib markii ay ku qarxeen waxyaabaha qarax oo uu naftiisa ku xidhayey sida saraakiisha nabadsugiddu sheegtay. Ninkan qarxay oo 17-sano jir ah ayaa la sheegay inuu doonaayay Ismiidaamin inuu fuliyo, wuxuuna Suunka waxyaabaha qarxa ka sameysan uu isugala xidhaayay meel banaan ah oo…

                        Read More

                          Booliska Dalka Angola Oo Baadigoob Ugu Jira Cidda Lahayd Boorso ay Ku Jiraan Hal Miyan Oo Dollar

                          Luanda:Aug,08,2015(SDN/QJ)-Ciimada ammaanka Waddanka Angola, ayaa raacda ugu jira helitaanka Ciddii lahayd boors ay ku jirto lacag gaadhaysa Hal miyan oo dollar, taas oo lagaga dhex tegay diyaarad. Diyaarada oo aheyd mid siday rakaab ayaa waxa ay kusii jeeday dalka Shiinaha, iyadoona xiliga nasiinka duuliyaha diyaaradaasi uu helay boorsada lacagta waxa uuna si damac la’aan ah…

                          Read More

                            Buugii Danjirihii Ugu Taariikhda Wanaagsanaa ee Qaaradan Africa Nus Qarnigii u danbeeyay oo Hargaysa lagu daahfuray iyo Weedho laga Jeediyay DAAWO

                            Hargaysa 08.Aug 2015 (SDN/QJ)-Alle ha u naxariistee Danjire Axmed Maxamed Aadan Qaybe oo ahaa Danjirihii ugu Taarikhda dheeraa ee Somalia ayaa Buug qiimo badan oo uu ku sharxayo Mudadii dheerayd ee uu ku dhex jiray arrimaha dublamaasiyada waxaa lagu daahfuray Caasimadda Hargaysa. Marxuun Danjire Sare Axmed Maxamed Aadan “Qaybe” wuxuu ku dhashay magaalada cadan ee…

                            Read More

                              “Dadku Maanta Way Ogyihiin Inay Maqan Tahay Hogaamintii Abuuri Lahayd Aragti Cusub.” Maxamed Nuur Caraale Duur

                              Hargeysa, 08 Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale (Duur), haatana ka tirsan xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa la yaab ka muujiyay guddi haldoorka guurtida ah oo dorraad kulan la yeeshay Madaxweynaha islamarkaana sheegay inay si cad u diideen inay ayidaan heshiiskii asxaabta. Waxa uu arrintan ku tilmaamay mid…

                              Read More

                                “Waxaan jeclaan lahaa in jaadka laga joojiyo Somaliland oo aynu kaga dayano dalal badan oo adduunka ah” Wasiirka Arrimaha Dibada

                                Hargeysa 08.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ku baaqay in Dalka laga joojiyo jaadka oo uu ku tilmaamay mid dhaawac kala gedisan gaadhsiiyay bulshadda Somaliland.   Wasiir Maxamed Biixi waxa uu sheegay in loo baahan yahay Inay Somaliland sida dalalka adduunka joojiso qaadka oo aan wax dheef ahi ugu jirin…

                                Read More

                                  Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE oo Martiqaad Casuumad ah loogu Sameeyey Degmada Daarasalaam iyo Nuxurkii ay daaranayd

                                  Daarasalaam 08.Aug 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha xisbiga haya talada dalka ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa casuumad ballaadhan oo ujeeddooyin kala duwan xambaarsanayd loogu sameeyey degmada Daarasalaam ee Gobolka Maroodi-jeex . Casuumaddan oo gogosheeda ay fidiyeen Suldaan Xasan Suldaan Xiis Barre iyo cuqaasha beesha Cismaan Xuseen (Sacad Muuse), kana dhacday beer bustaan ah oo ku…

                                  Read More

                                    Oday Xaaji Cabdi Waraabe Oo Su’aalo Garnaqsi Ah Kula Dooday Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI

                                    Hargeysa 08.Aug 2015 (SDN/QJ):- Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Xaaji (Cabdi Waraabe) ayaa sheegay tallaabooyinka ay mucaaridku ku kacayaan in ay yihiin qaar ay ku taageero waayaayaan, waxaanu intaa  ku daray in markay hadhow dhacaan aanay qaadan waa ku noqon oo aanay ku war-wareegin waa nalagaga shubtay. Waxaa kale  oo uu Xukuumadda kula dardaarmay in ay u dul…

                                    Read More

                                      Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Dhaliilay Wax-soosaarka Beeralayda Degmadda Sheekh

                                      Sheekh 08.Aug 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Maxamed Aw Daahir ayaa Kormreer ku tagay beeralayda deegaamada hoos yimaada degmada Sheekh. Waxa kormeerkan ku wehelinayay Agaasimaha guud ee wasaarada beeraha, Xoghayaha dawladda hoose ee degmada Sheekh, “Halkan waxay ka mid tahay meelaha waraabka, muddo dheer ayaa waxa maqli jiray Calaa-cul oo markaan caruurta ahaa ee…

                                      Read More