Janaraal Ciidan oo ka Caasiyoobay Maamulka Madaxweyne Gaas oo Ladqabe loogu Celiyay Garowe Iyo Shakiga Taagan
Garowe 16.July 2015 (SDN/QJ)- Taliye Ku-xigeenkii hore ee booliska Puntland Gen. Muxiyaddiin Axmed Muuse iyo Taliyihii Hore ee Ciidamada Sirdoonka Puntland (PIA) Cabdi-yare ayaa shalay galab dib ugu laabtay magaalada Garowe oo ay Cadho kaga Maqnaayeen. Boqollaal dadweyne ah ayaa saraakiishan kusoo dhoweeyey tuulada 22aad, waxaana intaas kadib loo soo gudbiyey labada guri ee ay…
