Kenya Oo Joojisay Xidhiidhkii Xagga Hawada Ee Ay Somalia La Lahayd Inta Madaxweyne Obama Safarkiisa Lagu Gudo Jiro

    Nairobi:Jully,15,2015(SDN/QJ)-iyadoo wax toban cisho ka yari ka hadhsan yihiin safarka la wada sugayo ee Madaxweyne Obama la filayo inuu Kenya ku yimaaddo, ayaa Dowladda Kenya inay joojin doonto dhammaanba dhaqdhaqaayada dhinacda diyaaradaha ee dalkaasi la leeyahaye dhiggiisa Somalia inta booqashadaasi scooto. Afhayeenka Madaxtooyadda Kenya Manoah Esipisu, ayaa ku dhawaaqday in Garoomada Wilson Airport iyo Jomo…

    Read More

      Nuxurka Qoddobada Burburka ku Keenay Shirkii Garowe Ee Fashilka Ku Dhammaaday

      Garowe:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Shirkii Saddex geesoodka ahaa ee Magaalada Garowe uga socday Ra’isal wasaaraha Somalia iyo Madaxweyneyaasha Maamullada Jubba iyo Puntland, ayaa fashil ku dhammaaday, waxana dhinacyadu isla garan waayeen hannaanka xal looga gaadhi karo khilaafka taagan. Sida ay sheegayaan wararka aanu ka heleyno madaxtooyada Puntland ee magaalada Garowe qodobada la isku mari waayay waxaa ka mid ah:…

      Read More

        Al-shabaab Oo Farxadda Ciidul-fidriga Awgeed Oodda Ka Qaadday Boqolaal Maxaabiis ah Oo Gobollada Bay iyo Bakool Jeelashooda Ku Jirey

        Diinsoor:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Xarakada Al-shabaab, gaar ahaan Maamulka u qaabilsan Gobollada Bay iyo Bakool, ayaa xorriyadoodii u celisay boqolaa maxaabiis ah, iyadoo lagu sharfayo Munaasibadda Ciidul-fidriga oo foodda inagu soo haysa. Sheekh Macalim Geedow waaliga Bay iyo Bakool oo lahadlay Idaacadda Andalus ayaa sheegay in xabsiyada ay kasii daayeen maxaabiista si ay uga qeyb qaataan maalmaha farxadda ciidda…

        Read More

          “Waxa ayy guul u arkaan Guurti muddo xileedkeedii quufla dhamaaday oo xataa aan ka soo gudbin ee weli ku sii hadhsan marxaladii kala guurka…”Cali-gurey

          Hargeysa:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo ah Guddoomiye Ku-xigeenka saddexaad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa caddeeyey inay xukuumaddu burburisay rajadii laga qabay in doorasho xor iyo xalaal ahi waddanka ka qabsoonto. Waxa uu walaac ka muujiyey sida aanay xukuumaddu wax xal ah u oggolayn, isla-markaana u tahay hor iyo dabo-diid aan diyaar u ahayn…

          Read More

            Akhri Magacyada Xubno Miisaan Ku Lahaa Xisbiga Waddani Oo Goor Dhaweyd Iscasilay Iyo Waxa ay Qoonsadeen

            Hargaysa:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Xubno miisaan ku dhex lahaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa goor dhaweyd shaaciyey inay iska casileen xilalkii ay xisbigaas ka hayeen, iyadoo saluug ka muujiyey hannaanka hoggaamineed ee Xisbigooda. Xubnahani waxay hoggaankooda ku eedeeyeen inuu xukuumadda la dhinac noqday, isla-markaana aanu awood u lahayn inuu cadaadis ku saaro fulinta awaamiirta xoqaya Mililka xukuumadda. Masuuliyiintan…

            Read More

              Booqashada Obama Ee Kenya Oo Walaac ku Abuurtay Amniga Muwaadiniinta Maraykanka Ee Halkaas ku Sugan Iyo Digniin Lasoo Saaray

              Washington:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda wadanka maraykanka, ayaa muujisay walaaca ay ka qabto in booqashada madaxweynahooda ee dalka Kenya ay sababto in muwaadiniinteeda Ku Sugan Kenya ay badhtilmaameedsadaan Kooxaha Islaamiyiinta ah ee Dagaalka wadaa, waxana ay uga digtay inay feejignaan galaan. War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibada Mareykanka ayaa lagu sheegay in khatar ay soo wajahi karto…

              Read More

                Gabiley: Guddoomiye Socod-barad Ku Ah Siyaasadda Oo Cimri-dherer Ka Dhiganaya Ku-tiraabidda Habacsanaan Soo Food Saartay Mucaaridaddii Gabiley

                Gabiley:Jully,15,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Saaxadda Siyaasadda ku cusub ee Gobolka Gabiley madaxweyne Siilaanyo u magacaabay Md Mustafe Cabdi Ciise(shiine), ayaa Cimri-dherer ka dhigtay inuu Marwada qaranka horteeda ka sheego warar aan jirin oo  uu ku sheegayo in mucaaraddii laga tirtiray Gobolkaas. Mustafe Cabdi Ciise Shiine oo abid xilkii ugu sarreeyey oo geer Guddoomiye Gobol gaadhsiisan dhawaan madaxweyne Siilaanyo…

                Read More

                  Hargeysa:Guddoomiye Shaqo-xumadiisu Caafimaadka Bulshada Halis ku tahay oo Haddana Shaqaale Yari Ka Cabanaya

                  Hargeysa:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Iyadoo Bulshada Somaliland la tiicayso cudurro iyo dhibaatooyin badan oo ka dhashay Tayo xumada Raashinka iyo dawooyinka dalka soo geliya, ayuu haddana Guddoomiyaha Hay’adda Dhawrista Tayada Md Cali Maxamed Biikalo faahfaahin ka Bixiyey Habcsanaanta xafiiskiisa taalla oo dalka khatar ku ah. Cali Maxamed Biikalo oo qaranka ugu magacaabin shaqo shacabku baahi weyn uqabo ka midho-dhalinteeda,…

                  Read More

                    Lataliyihii madaxweynaha Somaliland Fuaad Aadan Cade oo Turkiga ku geeriyooday

                    Istanbul July 15,2015(SDN/QJ)-Waxa dalka Turkiga ku geeriyooday allaha u naxariistee Lataliyihii Arrimaha Bariga ee madaxweynaha Somaliland Md Fuaad Aadan Cade. Marxuumka ayaa dalka Turkiga dhawaan loogu arrimo dhanka caafimaadka ah. Marxuul Fuaad Aadan Cade oo ka mid ahaa siyaasiyiinta Somaliland ee mudada dheer ka midka ahaa saaxada siyaasada dalka. Wixii war ah ah ee arinkan…

                    Read More

                      Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ka Cabanaya Wargayska Xukuumadda Afkeeda Ku Hadla,

                      Hargaysa14july,2015(QJ/SDN)-Xoghayaha guud ee golaha wakiilada Somaliland iyo xubno ka mid ah shaqaalaha aqalka wakiillada oo shir jaraa’id ku qabtay xaruntooda ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin war ku saabsan in Guddoomiye Cirro iyo xoghayaha Wakiilladu leexsadeen Lacag xaqal ciid ah oo shaqaalaha wakiillada loogu talo galay. “Waxaanu halkan u fadhinaa inaanu ka jawaabno war ay…

                      Read More

                        C/kariin Xuseen Guuleed oo loo diiday in uu gudaha u soo galo Magaalada Caabudwaaq

                        Caabud-waaq,14july,2015(QJ/SDN)-Odayaasha Dhaqanka Magaalada Caabudwaaq, ayaa waxay diideen Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed inuu soo galo Magaaladaasi. Dadka reer Caabudwaaq, ayaa waxay si guud kaga wada horyimaaden in Madaxweynuhu uu booqasho ku yimaado Magaalada Caabudwaaq Ee Gobolka Galgaduud.   C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan Magaalada Cadaado, iskuna diyaarinaayay inuu booqasho ku taggo Caabudwaaq, ayaa…

                        Read More

                          Ardayda Jaamacada Nairobi oo ku hanjabay inay isdili doonaan hadii aanu Obama soo booqan Jaamacadaas

                          Nairobi,14july,2015(QJ/SDN)-Qaar ka mid ah Ardayda dhigata Jaamacada Nairobi ee ku taallo Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxa ay ku hanjabeen inay isdili doonaan, hadii Madaxweynaha dalka Mareykanka aanu booqasho ku tagin Jaamacadaasi. Dhamaadka Bishan aan iminka ku guda jirno ayaa la filayaa in Madaxweynaha dalka Mareykanka Booqasho saddex maalin qaadanayso uu ku tago dalka…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somalia oo Khudbad ka jeediyay shirka ka soconaayo Magaalada Addis Ababa: AKHRI+SAWIRO

                            Addis-ababa,14july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khudbad ka jeediyay Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta oo shalay ka furmey magaalada Addis Ababa, ee caasimadda dalka Ethiopia. Shirkan oo ay soo qabanqaabisey Qaramada Midoobay, ayaa waxaa si rasmi ah u furey Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Mr Ban Ki Moon. Madaxweynaha Soomaaliya…

                            Read More

                              Nuxurka War-murtiyeed ay Soo Wada Saareen Ra’isal Wasaare Sharma’arke iyo Madaxweyne Gaas-ka Puntland

                              Garowe:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Kadib markii  magaalada Garowe ee ay shir ku wada yeesheen Ra’isal wasaaraha Somalia Cumar Cabdirashiid Sharma’arke iyo Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli maxamed Cali Gaas, ayey si wada jir ah usoo wada saareen Mar-murtiyeed ay ku faahfaahiyey nuxurka kulankooda. Labada masuul, ayaa muujiyey dareenkooda la xidhiidha tabashada maamulka Puntland ka tirsanayo maamul usamaynta Mudug, waxana uu…

                              Read More

                                Loollan adag Oo Ka Dhex Bilaabmay Xisbiga Kulmiye Iyo Shirkii Golaha Dhexe Oo Bisha September Bilaabmi Doona

                                Hargeysa:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Warar cusub oo soo baxaya, ayaa sheegaya in Shirka Golaha dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE uu qabsoomi doono bisha September ee sanadkan 2015-ka, iyadoo indhaha bulshadu si weyn shirkaas si weyn ugu jeedaan. Shirkan golaha dhexe ee xisbigan oo ah mid xaasaasi ah, waxa si rasmi ah loogu dooran doonaa murashixiinta Madaxweynaha iyo…

                                Read More