Midowga Yurub Oo 20% Goosanaya Lacagta Ay Siiyaan Ciidamada AMISOM
Brugsells:Jully,14,2015(SDN/QJ)-Sida lagu daabacay wargeys-ka Sunday Nation ee kasoo baxa dalka Kenya, waxa midowga Yurub ku Hawllan yahay qorshe ay lacagta kaga jarayaan Ciidamada AMISOM, gaar ahaan kuwa ka socda Dalalka Kenya iyo Ethiopia. Warka ayaa lagu sheegay in midowga Yurub uu doonayo in ciidamada Kenya iyo Ethiopia looga fadhiyo in Alshabaab ka saaraan deegaanada Jubbooyinka,…
