Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgaley furitaanka Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Maalgashiga Horumarinta

    Addis-ababa,13july,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley furitaanka Shirweynaha 3aad ee Caalamiga ee Qaramada Midoobay ee dhinaca Maalgashiga Mashaariicda Horumarinta iyo kaabeyaasha dhaqaalaha oo ka dhacaya magaalada Addis Ababa.    Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen hoggaamiyeyaasha caalamka , wakiilo ka socda dowladaha, hay’adaha caalamiga ee dhinaca maaliyadda…

    Read More

      Garabka Haweenka Ee Xisbiga Waddani Oo Deeq Gaadhsiiyay Cisbitaalka Dhimirka Ee Hargeysa.

      Hargeysa,13july,2015(QJ/SDN)-Garabka haweenka ee xisbiga waddani ayaa  deeq gaadhsiiyey dadka ku jira qaybta dhimirka ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa. Munaasibad lagu wareejinayey deeqdaas oo lagu qabtay cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka qayb galay maamulaha cisbitaalka Hargeysa  Dr. Axmed Daahir Aadan , agaasimaha waaxda dhimirka Dr. Mustafe Xuseen Xirsi iyo xubno ka tirsan…

      Read More

        Xubin Katirsanayd Golaha Wasiirrada Ethiopia Oo Si Kedis ah u Geeriyootay

        Addis Ababa, Jully,13,2015(SDN/QJ)-Cali Siraaj oo ahaa Wasiir-dawlihii wasaarada ganacsiga ee Itoobiya, ayaa maalin-nimadii Sabtidii toddobaadkan si lama filaan ah ugu geeriyoodey magaalada Adama ee Ismaamulka Oromiya. Cali ayaa si kadis ah loogu soo booday isagoo geeriyoodey intii isbitaalka loo sii waday. Masuulka ayaa ku gudajiray shir uu lahaa ururka OPDO oo ka mid ah EPRDF…

        Read More

          Shan Booyadood Oo Wasiir Waran-cadde Leeyahay Oo Turusyo Waaweyn Hargeysa ku Dhex Mushaaxaya Iyo Kuwii Shacabka Oo Dariiqyada Laga Ugaadhsanayo

          Hargeysa:Jully,13,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa diiday inuu Booyado uu Leeyahay oo Hargeysa Biyaha ka dhaamiya ka jaro turuska hore hore oo si khasab ah lagaga jaray inta badan Booyadaha kale ee waliba Gaadiiska kale ee Iska-rogooyinka ah ee Caasimadda ku sugan. Sida ay noo xaqiijiyeen Qaar kamid ah Wadayaasha Gaadiidka…

          Read More

            Britain Oo Markale Muwaadiniinteeda Uga Digtay Inay U Safraan Dalalka Somalia iyo Somaliland iyo Magaalooyinka Hargeysa Iyo Berbera Oo Laga Soo Reebay

            London:Jully,13,2015(SDN/QJ)-Dawlada Britain ayaa uga digtay markale muwaadiniinteeda inay u safraan wadamo ay ka mid  yihiin Somaliland iyo Somalia, amaba ay u aadaan arrimo la xidhiidha Dalxiis, iyadoo warwar laga muujinayo xagga ammaanka, waxase laga soo reebay magaalooyin kooban oo somaliland gudaheeda ah. Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo iyo Barwaaqo-sooranka ee dalka Britain ee (FCO) ayaa waxay…

            Read More

            Novak Djokovic oo 3-tay Wimbeldon Markii uu Khaarijiyey Roger Federer(DAAWO) By Jaahuur.

            London-July-12-2015-(SDN/QJ)Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula qaxaynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo lagu kala huleeley (Wimbeldon Grand Slam 2015. Haddaba koobkan oo soo jiitamayey 2-dii weeg ee aynu soo dhaafney aalaaba waxaa sannad walba ka soo qeybgala xiddigaha kubadda Tennista. Ciyaartii final-ka ahayd waxaa foodda isla galey Novak Djokovic iyo Roger Federer waxaana 7-6-67-64-63 ku badiyey…

            Read More

              Maxkamadda Sare oo Shaacisay inay Ka Faro-xalatay Dacwadihii ugu Mudada dheeraa ee ay Ka Garnaqdo iyo Qabyada taagan DAAWO

              Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Aadan X. Cali Axmed, ayaa sheegay inay dhammeeyeen dacwado muddo dheer soo jiitamayay oo Maxakamadda sare horyaalay. Dacwadahan ayaa qaarkood lagu dhammeeyay dhaar. Guddoomiyaha oo saxaafadda kula hadlay Hargeysa, waxa uu sheegay in bulshada Somaliland khalad ka fahansan tahay maxakamaddaha oo u taagan caddaaladda iyo difaacidda…

              Read More

                Gudoomiyaha Gobolka Saaxil ee UCID oo Sheegtay inay Soo Bandhigi doonto Khaladdaad Maamul oo uu Galay Maareeyaha Dekeda Berbera DAAWO

                Berbera 13.July 2015 (SDN/QJ)- Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo ah Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid u qaabilsan Gobolka Saaxil ayaa Luuqad adag kula hadashay Maareeyaha Dekeda Berbera iyadoo cadaysay inay soo bandhigi doonto siro Kashifi doona Hab maamulkiisa. https://www.youtube.com/watch?v=rabQ1xguW8k&feature=youtu.be

                Read More

                  “Hawadeena inaga ayaa xukuna, Somaliyana ma xukunto, Waddan kalena ma xukumo” Wasiirka Qorsheynta Qaranka

                  Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta iyo xidhiidhka hay’adaha caalamiga ah Md. Sacad Cali Shire, ayaa  ka hadlay Hawada Somaliland ee la sheegay in Somaliya lagu wareejiyey, waxaanu tilmaamay inaanay Somaliland hawadeeda cidna u dabo fadhiisanayn. Wasiirka Qorsheynta Somaliland Sacad Maxamed Shire oo wareysi gaar ah siiyey Wargeyska Geeska Afrika ayaa mar uu wasiirku weydiiyay…

                  Read More

                    “Ilaa iyo maanta Madaxwaynaha Somaliland kama hadlin mudada doorashada la qabanayo, taasina waa nasiib daro dul hoganaysa” Gudoomiye Xigeenka Waddani DAAWO

                    Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed ayaa madaxwayne Siilaanyo ku eedeeyay inuu afka ka xidhay mudada la qabanayo doorashada madaxtooyada iyo wakiilada oo aan ilaa imika la cayimin. Axmed Muumin Seed waxaa uu ayaan daro ku tilmaamay sida madaxwayne Siilaanyo aanu uga hadal arimaha doorashooyin oo…

                    Read More

                      Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland oo Sida fiinta uga Qayliyay War laga faafiyay

                      Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)-Taliska ciidamadda booliska ee Somaliland ayaa beeniyay warar been abuur ah oo  ay  daabaceen qaar ka mid ah mareegaha internet-ku, warkaasi  oo wax lagaga sheegay amaanka caasimadda Hargaysa in uu hoos u dhac mu yimid. Warkaasi oo ay baahisay shebekadda wararka ee HALBEEGNEWS, sida uu sheegay Taliyaha   ciidamadda booliska Somaliland   sareeye guuto…

                      Read More

                        Mulki ay Somaliland lahayd oo Mar kale Qaramadda Midoobay Dhaxal Wareejisay una xalaalaysey Somalia DHAGAYSO

                        Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in dawladda Federaalka Soomaaliya si rasmi ah loogu wareejiyey Maamulka Hawada dalkii la isku odhan jiray Soomaaliya oo ay Somaliland qayb ka tahay, waxaanay sheegtay inay Hay’adda Maamulka Hawada uga masuulka ah Qaramada Midoobay ee ICAO iyo dawladda Soomaaliya ay…

                        Read More

                          Xisbiga Ucid oo soo Bandhigay Siyaabaha ay ula Tacaalayaan Faafitaanka Qabyaalada DAAWO

                          Hargaysa 13.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa soo ka Xog waramay barnaamijkooda ay kaga hor tagayaan faafitaanka Xannuunka Qabyaalada kaas oo sida Xarka ku noqday Dhismaha Qaranka Somaliland. Murashaxa Jagada Madaxweyne ku Xigeen ee Xisbigaas C.rashiid Xasan Mataan ayaa si xeel dheer u iftiimiyay barnaamijka xisbigooda uga meel yaal qabyaalada,

                          Read More

                            “Wikileaks U Kala Hiilinmayso UDUB iyo KULMIYE Ee Wixii Xaqiiqdu Tahay Ayuun Bay Sheegaysaa..” Jamaal Cali Xuseen

                            Hargeysa, 13 July (SDN/QJ)- Murashaxa Madaxweyne ee xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku canaantay in aanay wali si cad uga hadal sirtii ay faafisay shabakada Wikileaks ee ku saabsanaa in Somaliland saxeexday heshiis Federaal ah, isla markaan wuxuu sheegay in Wikileaks aanay u kala hiilin UDUD iyo KULMIYE oo labada xukuumadoodba…

                            Read More

                              “Meeqaamka Puntland hoos ayuu u dhacay” Wasiirkii Hore ee Waxbarashada Puntland DHAGAYSO

                              Garowe 13.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada Puntland Cabdi Faarax Juxa ayaa sheegay in Puntland hoos uga dhacday meeqaamkii ay joogtey sanado kahor, marka laga hadlayo qaabka ay ula gorgortanto Dowladda Federaalka ee Soomaaliya. Juxa oo kamid ahaa xubnihii metelayey qaybaha bulshada ee maanta lagu casumey fadhigii baarlamaanka Puntland uga doodayeen xiriirka Dowladda…

                              Read More

                                Mishiin Baraf dhaliye Labaad ah oo Laga Hirgaliyay Magaalada Qadiimiga ah ee Maydh

                                Maydh, 13.July 2015 (SDN/QJ)- Mishiinkii labaad ee Baraf-dhaliye ah ayaa shalay laga hirgeliyey Magaalo xeebeedda faca-weyn ee Maydh,Mishiinkan oo ay baahi weyn u qabeen dadweynaha iyo Kaluumaysatada Degmada Maydh kaasi oo ay mudooyinkii ugu danbeeyey ku hawlanaayeen hirgalintiisa Maamulka Degmada Maydh ayaa si rasmiya loogu rakibay Xarunta Degmada ee Maydh. Mishiinkan oo si rasmiya looga hirgalieyey…

                                Read More

                                  Madaxii Kooxda Daacish ee Dalalka Afgaanistan iyo Pakistaan u Qaabilsanaa oo la dilay

                                  Kabul:Jully,13,2015(SDN/QJ)-Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Dalka Maraykanka, ayaa duqayn ku dilay Hogaamiyihii Kooxda Daacish ugu magacawnaa Dalalka Afgaanistaan iyo Pakistaan Hafiz Saeed Khan. Duqeynta ayaa ka dhacday maalinimadii Jimcaha Gobolka Nangarharee Bariga Afghanistan, waxaana Duqeynta lagu dilay Hogaamiyaha Kooxda Daacish iyo sodon kamid ah Dagaalyahanada Kooxdaasi sida uu sheegay Sargaal katirsan Sirdoonka Afgaanistaan oo lagu…

                                  Read More

                                    “Waxaan Shacbiga Punt land ka Codsanayaa inay Dawlada ku Gacan siiyaan soo Qabashada Cidkasta oo amniga Halis ku ah” Wasiirka Amniga Punt land

                                    Garowe 13.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Amniga Puntland ayaa sheegay in uu meel wanaagsan marayo dadaalka ku aaddan xal u helista xiisadda ka aloosan deegaanka Qarxis, halkaas oo muddo bil ku dhow ay isku hor fadhiyaan ciidamo dowladda ka tirsan iyo ciidamo kale oo gadoodsan, kuwaasoo Gen. Muxiyadiin Axmed Muuse hoggaaminayo. Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo…

                                    Read More