“Annagu Somaliland dhinac ka raran ma taageerayno, Somaliland aan caddaalad lahaynna ma taageerayno” Sh.Aadan Siiro

    Hargeysa 12.July 2015 (SDN/QJ)- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud (aadan-siiro) oo kamid ah Culimada waaweyn ee Reer Somaliland, ayaa muujiyey sida ay qaddiyadda somaliland lafta iyo dhiiggaba uga gashay, waxana uu intaas ku daray inaanu qaddiyadaas la dhuumanin. Sheekh Aadan Siiro oo ka Hadlay madal lagu soo  bandhigayey Warqad Dabargoynta Shacabka somaliland la xidhiidhay oo la qoray…

    Read More

      Dawlada Puntland Oo Deegaanadeeda Ka Mamnuucday Shakhsiyaad Muqdisho Ku Sugan Iyo Khilaafka U Dhexeeya Dawlada Somalia Oo Cirka Isku Shareeray

      Garowe 12.July 2015 (SDN/QJ)- Maamulka Puntland, ayaa ku dhawaaqay in deegaanadooda aanay ka shaqayn karin laba guddi oo dhawaan Baarlamaanka Somaaliya ay ansixiyeen oo kala guddida xuduudaynta iyo doorashooyinka Somaaliya. Afhayeenka Madaxtooyada Puntland Cabdulaahi Xaashi Quraanjecel ayaa si cad u sheegay in guddiyadaasi marnaba aanay soo degli karin deegaanadamaamulkooda uu ka taliyo, isagoo sheegay ina…

      Read More

        Mudo 23 Bilood Kadib Waxaa Dib loo furi doono Suuqii Caanka ahaa ee Westgate ee Magaalada Nairobi

        Nairobi, 12.July 2015 (SDN/QJ)- Xarunta Ganacsiga Westgate ee Magaalada Nairobi, ayaa la sheegay in dib loo furi doono 18-ka bishan, waxaana dib u furistaasi ay ku soo beegmaysaa muddo labo sano ku dhow oo suuqaasi uu xidhnaa. Agaasimaha guud ee xaruntaas ganacsi Alex Trachtenberg, ayaa sheegay in dib furista Westgate ay imaanayso ka dib muddo…

        Read More

          Safiirka uu Madaxweyne Siilaanyo Sodoga u Yahay ee Loo Magacaabay Imaaraadka Carabta oo Lagu soo Dhoweeyey Hargeysa DAAWO

          Hargeysa 11.July 2015 (SDN/QJ)- Safiirka cusub ee dhowaan loo magacaabay dalka Imaaraadka Carabta Mr. Baashe Cawil Cumar, ayaa ballanqaaday inuu si daacad iyo xilkasnimo leh u gudan doono waajibaadka xilkan loo magacaabay muddada uu hayo xilka loo gartay. Mr. Baashe oo ku soo laabtay dalka maanta, kadib markii madaxweyne Siilaanyo u magabaacay xilka safiirka dalka…

          Read More

          Mucjisada Kubadda Tennista Serena Williams oo Lixeysatey (Wimbledon Grand Slam 2015) DAAWO- By Jaahuur.

          London-July-11-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula ambabaxeynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska siiba London oo lagu kala guurey koobkii Tennista ee Wimbledon Grand Slam. Haddaba 34-jirtan ee reer Mareykan Serena Willimas ayaa ciyaaryahanadii ka yaraa loodin la’yihiin,waana markii 6-aad aay ku guuleysato koobkan,marka la isugeeyo inta Title aay isku uruursatey waa 21-tan waxaana hal ka…

          Read More

            Madaxweynaha Somalia oo magacaabay Xisaabiyaha guud ee Qaranka

            Mudisho,11july,2015(QJ/SDN)-Digreeto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu faafiyay Warbaahinta Dowladda ayaa lagu magacaabay Xisaabiyaha guud ee Qaranka. Digreetada ayaa u qorneyd sidatan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya, marii uu arkay Qodobka 87aad, farqadda 1aad Xaraf “C” iyo farqadda 2aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya. Markuu arkay Qodobka 90aad, Xarafka “K” ee…

            Read More

              Muqdisho: Dowladda Hoose oo diyaarisay qorshe wax badan ka bedelaya Muqdisho (Sawirro+Warbixin)

              Muqdisho July 11,2015(SDN/QJ)-Shir ka dhacay magaalada muqdisho ayaa waxa ay Dowladda Hoose ee Muqdisho ku soo bandhigtay istaraatiijiyad shan sano ah taasoo ku saabsan Horumarinta Dhaqaalaha Deegaanka Muqdisho taasoo laga fulin doono caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho.   Md: Abdikadir Mohyadin Ahmed (Dalha) oo ah wakiilka Mashruuca Horumarinta Dhaqaalaha Deegaanka Xamar ayaa sheegay in ay istaraatiijiyadaan…

              Read More

                “Markii Somaliland la samaynayey waxa la isku qabsaday Inankii SNM ma waxa uu noqonayaa Halyey, kii Awdal iyo Soolna waxay noqonayaan Dembiilayaal la qabsaday, waxase….”Muuse Biixi

                Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Mujaahid Muuse Biixi Cabdi,ayaa si cad u sheegay in somaliland tahay meel aan cid gaar ah  u xidhnayn, isla-markaana dhammaanba dadka ku wada nooli si simman oo aan kala sokaynin u wada leeyihiin. Mujaahid Muuse oo madal dhallinyaradu kusoo bandhigaysay Waraaqo sir ah oo taliskii siyaad barre laga helay…

                Read More

                  Al-shabaab Oo Si Rasmi ah Ugu Biirtay Dhaqdhaqaaqa Islaamiga ah Ee Daacish

                  Baardheere:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Kadib shirar qarsoodi ahaa oo Hoggaamiyayaasha sare ee Kooxda Al-shabaab uga Socday Goobo ku yaalla Gobolka Jubada Dhexe, ayaa mabda’ ahaan la isku raacay inay si toos ugu biiraan Islaamiyiinta Daacish oo muddooyinkii ugu dambeeyey Weerarro Reer Galbeedka xanuujiyey Dalal badan ka fuliyey. Xogo shirarkaas iyo Go’aanka la gaadhayba ku saabsan oo uu Wargeyska The…

                  Read More

                    “Waad Ogtihiin Mansabyada somaliland Beesha dhexe ayaa isku taxday, Haddii aynu doonayno inay somaliland Somaliland Noqoto waa inaynu Kuraasida uga degnaa Dadka kale.”Jamaal Cali Xusen.

                    Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Jamaal Cali Xuseen oo ah Musharraxa Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Ucid, ayaa shaaciyey in baahi weyn loo qabo sidii Xilalka muhiimka ah ee Dalka loo siin lahaa, isla-markaana meesha looga saari lahaa Tuhunka ah in cid gaar ahi kuraastii muhiika ahayd cuuratay. Aqoonyahan Jamaal  oo ka Hadlayey madal Dallada Sonyo soo qabanqaabisay oo ka caagganayd…

                    Read More

                      “Howshii Salaadiinta Somaliland lahaayeen wasiiradda ayaa qabta, laakiin Isimadda Puntland waxaan ogaaday inay doorkooda haystaan oo xukumaddu aanay ku faro galin,….”Suld. Suld. Cabdiqaadir

                      Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Suldaanka ugu guunsan Saldanahada Somaliland, Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sii daynta Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid ujoogay magaalada Garowe ee Maamulka Puntland, ayaa  ka dayriyey sida Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo qoorta ugu duubteen Shaqadii madax-dhaqameedka. Suldaanka oo ka Hadlayey Casho-sharafeed uu magaalada Garowe ugu sameeyey Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse, ayaa walaac ka muujiyey burburka ku…

                      Read More

                        Xogo Daaha Ka Fayday Sababo La Yaab Badan Oo Uu Isku Casilay Gacanyare Shalay Xisbiga Kulmiye Istiqaalladda Ka Dhiibay

                        Hargeysa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya warar dheeraad ah oo laga helayo sababaha soo dedejiyey iscasilaadda Agaasimihii Maamulka iyo Warbaahinta Ee Xisbiga Kulmiye, Md Mustafe Iid Maxamed, kaas oo shalay uun soo saaray Waraaq iscasilaad ah, isla-markaana ay ku lifaanayd Aflegaaddo uu u geystay Guddoomiyaha Kulmiye. Xogaha warbaahintu ka  heshay Iscasilaaddiisa, ayaa iftiimiyey inuu lacago xisbigu lahaa oo…

                        Read More

                          Xukuumadda Ethiopia Oo Sheegtay inay ka Hortagtay Fallaago Hubaysan Oo Dhinaca Eretria Dhulkeeda Kasoo Gashay

                          Addis Ababa:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda dalka Ethiopia, ayaa sheegtay inay fashilisay Fallaago hubaysan oo Dawladda Eritria doonaysay inay ammaankeeda ku khalkhal geliso sida ay hadalka u dhigtay. Warkan oo kasoo baxay dhinaca ciidamada ammaanka, ayaa sheegay in falaagadu dooneysay in si xoog ah kaga soo gudbaan xadka kala qaybiya Ismaamulka Tigreega iyo Eritrea. Warbixinta ciidanka amaanka ayaa sheegtay…

                          Read More

                            Majaajilayste Bil Gudaheed Ku Helay 25000, Oo Araaji Guur Lagaga Dalbanayey Oo Xalay Geeriyooday

                            Ca’ira:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Waxa Habeenkii xalay Geeriyooday Majaajilayste Caalamka caan ka ahaa oo lagu magacaabi jirey Cumar Shariif, kaas oo adduunka ku lahaa taariikh jileed oo soo jiidasho badnayd. Waxa uu jiray 83-sano, waxana uu  ku dhashay dalka Masar, isagoo kasoo qaybqaatay ugu yaraan  25 filim, ka hor intii aanu ka mid noqon filimkii heerka aadka u wanaagsan…

                            Read More

                              Maxaa Kasoo Kordhay Weerarradii Al-shabaab Xalay Ku Qaadeen Hutellada Siyaad iyo Weheliye ee Magalada Muqdisho?

                              Muqdisho:Jully,11,2015(SDN/QJ)-Wararkii ugu dambeeyey ee Khasaarihii ka dhacay weerarradii xalay Kooxda Al-shabaab ku qaadeen Hutellada Weheliyo iyo Siyaad, ayaa sheegaya in tirada dhimashadu marka la isku geeyo gaadhayso ilaa 10-ruux oo iskugu jira Kooxihii weerarka soo qaaday, shaqaalihii Huteellada iyo dad rayid ah. War kooban oo Nabadsugidda Somalia ay bartooda  Twitter-ka dhigeen, ayey ku sheegeen  in…

                              Read More

                                War Deg Deg Ah: Weeraro iyo qaraxyo is xig-xigay oo ka dhacay magaalada Muqdisho.

                                Muqdisho,10july2015(QJ/SDN)-Wararka aan ka heleyno Dhismaha Hotelka Wehliye ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Goordhaw weerarkii lagu qaaday Hotelkaasi lasoo afjaray ayna hada joogsadeen rasaastii halkaasi ka dhaceysay. Sargaal katirsan Ciidanka Dowlada Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in lasoo afjaray weerarkii Hotelka Wehliye ay ku qaadeen rag katirsan Al-Shabaab, waxaana halkaasi lagu dilay ragii weerarka ku qaaday dhismaha…

                                Read More

                                  Daawo Muuqaal Iyo Sawiro: Reer Hargaysa Oo Si Weyn Usoo Dhaweeyay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Iyo Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid.

                                  Hargeysa,10july2015(QJ/SDN)-Salaadiin,Siyaasiyiin,dhalinayro,Haween,Aqoonyahano iyo Wax-garad kale oo aad u tiro badan ayaa maanta Magaaladda Hargaysa waxay si weyn ugu soo dhaweeyeen Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid iyo Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo kasoo kicitimay dhinaca Maamul-goboleedka Somalilyeed ee Puntland oo Bilihii ugu danbeeyay uu Abwaanku ku xidhnaa.   Suldaanka iyo Cuqaasha kale ee…

                                  Read More

                                    FIFA Oo Shaqada Ka Caydhisay Masuul Xubin Ka Ahaa Oo Maraykanka U Basaasi Jirey Xogaha Ururka

                                    Zurich:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Kadib qalalaase dhinaca Musuqmaasuq ah oo muddooyinkii ugu dambeeyey ragaadiyey Xidhiidhka Kubadda Cagta ee FIFA, ayuu xidhiidhku shaqada ka caydhiyey hogaanka Chuck Blazer oo xubin muhiim ah ka ahaa, isla-markaana lagu eedeeyey Inuu xogaha u basaasi jirey Dawladda Maraykanka, Guddiga Anshaxa ee FIFA oo go’aankan ku dhawaaqay maanta oo Qamiis ah ayaa sheegay in Mr….

                                    Read More