Wasiir Arimo Dibadeedkii Hore Ee Dalka Sucuudiga Oo Geeriyooday Kadib 40-Sano Oo Uu Wasiir Ahaa

    Riyad:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Amir Sa’ud Al-faysal ooh ore u ahaa Wasiirka Arrimaha Dibadda Dalka Sucudiga, xilkaasna hayey muddo 40-Sano ah, ayaa Geeriyooday. Mas’uul sare oo u hadlay wasaarada warfaafinta Saudi Arabia ayaa xaqiijiyay geerida Amiirka xukuumadana ay war rasmi ah ka soo saari doonto goor dhow. Amir Saud ayaa loo magacaabay 1975 inuu noqdo wasiirka arrimaha dibada Boqortoyada…

    Read More

      Dilkii Labaad Ee Bisha Ramadaan Ka Dhaca Gobolka Buuhoodle Oo Shalay Qudha Lagaga Jaray Marxuum Kasoo Jeeday Deegaanka Qorulugud

      Buuhoodle:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Inkasta oo dhawaan Tuulada Coodanle ay Beelaha walaalaha ah ee  deegaanada Buuhoodle iyo Qorillugud ku wada Nooli  ay  Heshiis wakhti badan la geliyey ku wada gaadheen, Haddana waxa sii socota Colaaddoodii, waxana ay   intii bishan Barakaysan ee Ramadaanta lagu jirey ay iska dileen Laba Marxuum oo labad dhinaca kasoo kala jeeda. Dilkii ugu dambeeyey, ayaa…

      Read More

        Al-shabaab Oo Xorriyaddoodii u Celisay Macallimiin Kenyan ahaa Oo ay Gacanta ku Hayeen Iyo Sababta Oo La Caddeeyey

        Baardheere:Jully,10,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Al-shabaab, ayaa shaaciyey inay  sii sii dayeen Laba Macalin oo u dhashay dalka Kenya, kadib markii ay qaateen Diinta Islaamka oo Muslim noqdeen. Labadani Macalin ayaa waxaa Muddo Laba Sano kahor ay Al shabaab kasoo afduubeen Deegaanka Damajaaley, oo ku yaalla Waqooyiga Bari ee dalka Kenya, iyadoo intaasi Muddo ah lagu hayay Deegaano ku…

        Read More

          Gacan-yare Muhiim u Ahaa Guddoomiye Muuse Biixi Oo Iscasilay Iyo Siro Qarsoonaa ah Oo u Bannaanka Keenay

          Hargeysa:jully,10,2015(SDN/QJ)-Agaasimihii Xafiiska Maamulka iyo Xidhiidhka Saxaafadda ee Xisbiga Kulmiye Md Mustafe Iid Maxamed, ayaa iska casilay xilkii uu ka Hayey xisbigaas, waxana uu eedo u jeediyey Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi, isagoo xogo dheeri ahna ka Bixiyey Habdhaqanka Muuse. Mustafe Iid, ayaa warsaxaafadeed uu Xafiiskaas kaga tegay Soo saaray, ayaa sheegay inuu waayey ujeeddooyin muhiim ahaa…

          Read More

            “Waxaan u soo halgamayay labatan sanno in cadaalad ,Aniga oo diiddan in madaxdu taliska iskaga raagto, in ka badan xilliga qanuunku u jideeyey,” Madaxweynihii Hore ee Brazil

            Hargaysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Somaliland ka Taagan Khilaaf siyaasadeed oo ka dhashay Mudo Kordhintii ay Golaha Guurtidu u samaysay Xukuumadda iyo Golaha Wakiiladda. Madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaan ilaa Iminka Fulin Heshiis Wada jir ah oo ay Khilaafkan ka gaadheen Xisbiyada Qaranku,Sidoo kale Waxaan Golaha Guurtida lagu Qancin in Xalka Siyaasadeed ee la gaadhay ay…

            Read More

              Isimadda Puntland oo sagootiyey Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye Sawiro

              Garowe 10.July 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah isimadda ugu caansan Deegaanada Puntland ayaa caawa kulan sagootin ah magalada Garowe xarunta Puntland ugu sameeyay Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Diiriye oo ka mid ah Salaadiinta ugu caansan Somaliland. Kulankan sagootinta ah waxaa joogay Islaan Ciise Islaan Maxamed Islaan Muuse, Suldaan Siciid Maxamed Garaase, Imaan Cabdiwahaab…

              Read More

                Warqaddii (Letter Of Death) dabar-goynta bulshadda Somaliland ee Maxamed Siciid Moorgan iyo qaabkii loo loo gaadhsiiyey dunida DAAWO

                Hargeysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Kulan isagu jira afur-wadareed iyo barnaamij lagu xusayey warqaddii “sir culus” (letter of death) ee xasuuqa bulshada Somaliland oo Jeneraal Maxamed Siciid Moorgan u qoray Maxamed Siyaad Barre iyo Axmed Saleebaan Dafle markay taariikhdu ahayd 23 January 1987, ayaa lagu qabtay hoolka shirarka ee dallada SONYO ee magaalada Hargeysa habeenimadii Khamiista….

                Read More

                  Warbixin Xiiso leh Madaxweynihii hore ee Tuuniisiya oo Israa’iil sii daysay Kana Waramay Qaabkii Loo Qabtay

                  Tuunis 10.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynihii hore ee dalka Tuuniisiya Munsaf Al-Marsuuqi oo sida uu wargeyskan Geeska Afrika toddobaadkii hore qoray ka mid ahaa dad dalal kala duwan u dhashay oo la socday markab gargaar u siday marinka Qaza ee Falastiiniyiinta oo Israa’iil ay xabsi u taxaabtay, ayaa dib xorriyaddiisa u helay, kana waramay sida ay…

                  Read More

                    Cali Guray oo Jawaab layaab leh siiyay Xildhibaan Siciid Maxamed oo Ficilada Ucid ku Sifeeyay Jaamacada Cayda

                    Hargeysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiye Ku-xigeenka 3-aad ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Md. Cali Yuusuf (Cali Gurey,ayaa si kulal uga jawaabay hadal uu Warbaahinta u mariyay Xildhibaan Siciid Maxamed Cilmi oo ka tirsan Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee laga soo doortay Gobolka Sool. Cali Guray,ayaa Xildhibaanadda Wakiilada ee kasoo baxay Deegaamada Sool ku tilmaamaay qaarna…

                    Read More

                      Mawqifka Somaliland ka qaadatay Hawl galka Amaanka Badaha Somalia oo Midowga Yurub ka hadleen

                      Hargeysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Sarkaalka Midowga Yurub u qaabilsan ammaanka xeebaha gobolka Geeska Afrika iyo Galbeedka Badwaynta Hindiya Mr. Etienne de Poncins, ayaa ka xog-warramay hawlgallada ergada EU-da ee la yidhaa EUCAP Nestor ka fuliyaan Somaliland iyo Soomaaliya, isagoo iftiimiyey qaababka ay siyaasad ahaan isku waafajiyaan shaqadooda iyo madaxbannaanida Somaliland. Masuulkan iyo xubno kale oo…

                      Read More

                        Xukuumadda Thailand oo Shiinaha u Gacan-gelisay Muslimiin Magan-galyo u Joogay dalkeeda

                        Istanbul 10.July 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Thailand oo ku taal koonfurta bari ee qaaradda Aasiya, ayaa qaxooti muslimiin ah u mustaafurisay dhinaca dalka Shiinaha oo ay markoodii hore ka qaxeen, kadib markii ay cadaadis xooggan oo diintooda la xidhiidha kala kulmeen maamuulsha shuuciga ah ee dalkaas. Afhayeen u hadlay dawladda Thailand, ayaa xaqiijiyey in ugu yaraan…

                        Read More

                          Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Saluug weyn ka Muujiyay Qaabka ay Komiishanka doorashooyinku u Shaqaynayaan DAAWO

                          Hargaysa 10.July 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga Waddani Mustafe Maxamed Qodax ayaa walaac wayn ka muujiyay sida ay komishanka doorashooyinka qaranku shaqada u wadaan. Xoghaye Mustafe Qodax Waxaa komishanka ku eedeeyay in shaqadii loo doortay komishanka gaabis badani ka muuqdo ,Xisbiga uu ka tirsan yahay ee Waddanina waxaa uu ku sheegay mid saluug…

                          Read More

                            Ciidankii Ka Gadoodka Dawlada Punt land oo Dib ugu Noqday Garowe iyo Balanqaadyo aan dhamaystirnayn oo sameeyay

                            Garowe 10.July 2015 (SDN/QJ)- Xilli badi shaqaalaha Dowladda Puntland ka cabanayaan mushahar la’aan, ayaa waxaa shalay magaalada Garowe soo gaarey ciidamo gadoodsan oo kasoo baxay fariisimihii ay horay ugu sugnaayeen. Ciidamada ugu badan ayaa kasoo guurey fariisin ay ku lahaayeen duleedka Garowe ee dhanka magaalada Laascaanood xiga. Waxaa sidoo kale soo gadoodey qaar kamid ah ciidamadii…

                            Read More

                              Xukuumadda Somalia oo Xeer ilaaliyaheeda Guud u Diraysa Maxkamada Hague si loo Bilaabo Dacwada Somalia iyo Kenya

                              Muqdisho 10.July 2015 (SDN/QJ)- Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir, ayaa sheegay inuu tagaayo dalka Holand, gaar ahaan xarunta Maxkamada Hague si ay u gudbiyaan dacwada ku saabsan kiiska badda ee u dhaxeeya Somalia iyo Kenya. Axmed Cali Daahir, waxa uu sheegay inaan loo dulqaadan karin in dhulka Somalia lagu soo xagdgudbo,…

                              Read More

                                Labada Xisbi Mucaarid oo Go’aano ka soo saaray Fulin la’aanta Heshiishkii Xisbiyada,Baaqna u diray Madaxweynaha

                                Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiyada mucaaradka oo baaq kama danbeysa u diraya Madaxweyne Siilaanyo ee fulinta heshiiskii xisbiyada iyo Xukuumadda. Qoraal Wada Jir ah oo ay soo saareen Labada Gudoomiye ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa u dhignaa Sidan:- “Nabadda iyo dimuqraadiyadda Somaliland waxa khatar iyo dib-u-dhac…

                                Read More

                                  Sababaha Burburiyay Shir Farsamo oo lagaga hadlayay Maamulka Hawada ee Somaliland iyo Somalia

                                  Hargaysa 09.July 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Somaliland ayaa shaaca ka qaaday inuu burburay shir farsamo oo laga wadahadlayey maamulka hawada Somaliland iyo Somaliland oo ay Qaramada midoobay qabanqaabisay. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Cumar- Sayid Cabdilaahi Aadan oo Hogaaminayey Wafti Somaliland ugu qayb galay shirkaasi, ayaa shaaciyey inay shirkaasi ka baxeen ka dib…

                                  Read More

                                    Baarlamaanka Maamulka Puntland oo sheegay inay go’aan ka qaadanayaan kasii mid ahaanshaha Soomaaliya

                                    Garowe,9july,2015(QJ/SDN)-Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Puntland, ayaa maanta oo Khamiis ah dood adag waxa ay ka yeesheen ka sii mid ahaanshaha Dowladda Federalka Somalia, xilli Puntland ay sheegayso inay Dowladda dhexe wax badan ka tabanayso. Dooda Xildhibaanada oo aheyd mid hal dhinac ah oo Dowladda Somalia lagu weeraray ayaa Xildhibaanada waxa ay isku raaceen in go’aan mideysan…

                                    Read More

                                      Muwaadiniin Soomaaliyeed Oo Lagu Dilay Dalka Koonfur Suudaan

                                      Jubba,9july,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo dalka Koonfurta Suudaan ayaa sheegaya in dalkaasi lagu dilay labo muwaadiniin Soomaali ah. Labada Soomaalida ah ee la dilay waxaa la sheegay inay ahaayen darawalo kuwasoo u shaqeynayay Shirkadda Shidaalka ee Dalbit International. Labadaasi muwaadin ayaa waxaa la weeraray iyagoo waday gawaarida Booyadlayaasha ee shidaalka, waxa ayna kusii jeeden Gobalka Baxarul-qasaal. Rag hubeysan…

                                      Read More

                                        Xubno sarsare Oo Ka Tirsanaa Maamulka DDSI Oo Xabsiga La Dhigay

                                        Jig-jiga,9july2015(QJ/SDN)-Magaalada Jigjiga waxaa lays la dhex marayaa warar kala duwan oo ka dayrinaya xubnihii ugu dhowaa Madaxweynaha DDSI Cabdi iley kuwaasi oo sida lasheegay qaar kood ay seeftu qaaday. Wararka aad laysla dhex marayo ayaa waxaa kamid ah in ugu Yaraan 3-shakhsi oo kamid ahaa saaxiibadii ugu dhowaa Cabdi iley in xabsiga ladhigay, halka qaar…

                                        Read More

                                          Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Ku Guulaystay Inuu Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid Dib Xoriyadiisii U Helo: Daawo Sawiradda

                                          Garoowe:(QJ/SDN)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir,ayaa si rasmi ah ugu guulaystay inuu Xoriyadiisa usoo celiyo Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo ka mid Abwaanada sida weyn looga yaqaano gayiga ay Soomaalidu degto oo dhan. Suldaanka iyo Cuqaal kale oo ka tirsan Beesha uu kasoo jeedo Abwaanku ayaa Bilihii ugu danbeeyay waxay Magaaladda…

                                          Read More