Madaxweynaha Kenya oo Isbitaalka ku booqday dadkii Shabaabka ay ku dhaawaceen weerarkii Mandheera

    Mandhera,8july,2015(QJ/SDN)Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa gelinkii dambe ee shalay isbitaalka Kenyatta ee magaalada Nairobi, wuxuu ku booqday dad ku soo dhaawacmay weerarkii Al Shabaab ay ka geysteen habeenkii tallaadada Suuqa Xoolaha ee Magaalada Mandheera.   Dadkaan dhaawacooda oo laga soo qaaday Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa shalay la dhigay…

    Read More

      Golaha Guurtidda Oo Markale Ganafka Ku Dhuftay Inay Dib Uga Laabteen Go’aankoodii Cayimidda Xilliga Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda.

      Hargaysa: 8july,2015(QJ/SDN)-Golaha Guurtidda Somaliland ayaa markale ku adkaystay in aanay dib uga laabanayn go’aankii ay Xukuumadda iyo Wakiiladda mudo kordhinta ugu sameeyaan,kaas oo ay ku sheegeen inay Doorashadu Dalka ka qabsoomto Sanadka 2017-ka. Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Cabdiqaadir Maxamed Xasan (indho-indho) oo maanta Warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in aanay habayaraatee aanay suural ahayn inay…

      Read More

        Dhuxul Oo u Xuub Siibtay Afhayeenka Wasiir Xirsi, Kana Baydhay Shaqadii Uu Madaxweynaha u Hayey

        Hargeysa:Jully,08,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Aqalka Madaxtooyada somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa ka leexday shaqadii afhayeennimo ee uu Madaxtooyada ka hayey, waxana uu door biday inuu noqdo afhayeenka Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan, isagoo Gaashaan uga noqday difaacidda  eedo kaga yimi dhinaca wasiir xukuumadda ay hore uga wada tirsanayeen. Md Dhuxul oo shalay qaar kamid ah warbaahinta kula…

        Read More

          “Anigu haddaan Baashe Morgan ahaan lahaa umaan shaqeeyeen ninka soddogga ii ah,manaan ceebeeyeen, manaan dhex galeen.”Jamaal Cali Xuseen.

          Hargeysa:Jully,08,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweynenimo ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa ku dhaliilay madaxweyne Siilaanyo inuu xil Dawladda  kamid ah u dhiibay wiil gabadh uu dhalay qaba, kaas oo Bulshada somaliland si weyn uga biyo diidday. Jamaal oo u warramay Telefishanka Kalsan Tv, ayaa ayaa sheegay inaan hannaanka Dawladnimo ee caalamka lagu arkin in xubnahaas…

          Read More

            Guddida Gacanta Ku Haysa Mashruuca Wadada Cad Oo Warbixin Tifaftiran Siisay Qurbjoog Maalkooda u huray Hirgelinta Wadadaas

            Hargeysa:Jully,08,2015(SDN/QJ)-Kulan xog waraysi ah oo lagu lafo gurayey Halka ay marayso Mashruuca waddada cad ee Hargeysa, Sallaxley-ina Guuxaa, ayaa xalay lagu qabtay Hutel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa, iyadoo Kulankaasna ay soo qaban qaabiyeen Guddida Gacanta ku haysa waddadaas oo  haatan heer fiican maraysa. Kulankan oo ay kasoo qaybgaleen Qurbejoog tiro badan oo deegaankaas waddada laga…

            Read More

              Komishanka Doorashooyinka oo ku Asqoobay Murankii Siyaasadda Iyo Nuxurka Kulamo ay la qaateen Xisbiyada,Ma Dib ayey u dhacaysaa Diiwaangalintu? DAAWO

              Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Komishanka oo xisbiyada u bandhigay dibu-dhaca iyo dadweynaha oo laga qarinayo Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa maalmahanba kulamo la lahaa Xukuumadda iyo Axsaabta Mucaaradka waxaanay kala hadleen qoddobo ay ka mid yihiin Diiwaangalintii cod-bixiyayaasha oo dib uga dhacaysa wakhtigii ay hore ugu qabteen ee 27 bishan July oo ay maalmo koobani inaga…

              Read More

                Laba Mudane oo Isku ah Mucaarid iyo Muxaafid Xag Jir ah oo Dood Wadaag loo sameeyay isku Murruxsaday DAAWO

                Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, Xildhibaan Xaamud Iyo Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan) ayaa dood adag iskaga hor yimid, isla markaana dadweynuhu u arkeen siyaabo kala duwan.  Doodan oo TV-ga HCTV u qabatay saddexdaas Xildhibaan ayay indhuhu qabanayeen labada xildhibaan ee Siciid Cilmi Rooble iyo Cali Mareexaan oo iyagu si gaar…

                Read More

                  “Arrinta Laga Soo Weriyay Wikileakas ee Sheegaysa In Wasiirro Xukuumadda Ka Tirsanaa Ay Galeen Heshiisyo Somaliland Ka Dhigaya…” Xasan Ciise Jaamac

                  Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Madaxweyne Kuxigeenkii ugu horeeyey ee Somaliland Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Warka sirta ah ee ay baahisay Shabakada Wikileaks ee sheegaya in Somaliland lagu daray Soomaaliya, isaga oo ku tilmaamay haddii ay arrintaasi rumowdo inay tahay Khiyaamo qaran tii ugu weynayd ee waddanka soo marta. Mujaahid…

                  Read More

                    Xukuumadda oo ay Gilgishay Qoraalkii Mareegta Wikileaks,Jawaabaha oo la Kala Hororsaday iyo dooda Wasiirka Arrimaha Dibada DAAWO

                    Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arimaha Dibada Mudane Maxamed Bixi Yoonis ayaa ka warbixiyay arintan muranka ee ay dhalisay Mareegta Wikileaks isagoo sheegay in aanay waxba ka jirin arinta kale ee mucaaridku sheegayaan in ay dacwad u gudbiyeen Ingriisku ay u gudbiyeen hadaba isagoo arintaa ka hadlaya wasiirku waa kan. https://youtu.be/bZnZkLSNZVU

                    Read More

                      Dawlada Hoose ee Caasimada iyo Gudida Horumarinta oo isla qaatay Bilowga Dhismaha Waddada Madaarka iyo Saldhiga dhexe ee Hargaysa isku Xidha

                      Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Maamulka dawlada hoose ee caasimada Hargeysa iyo guddida horumarinta caasimada ayaa maanta si wada jira u shaaciyey in dib u dhis balaadhan lagu samayn doono wadada ka timaada garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa iyo wadada dhakhtarka weyn kuwaas oo laga hir gelin doono dib u dhis balaadhan. Guddida horu marinta caasimada…

                      Read More

                        Dalalka Yurub oo walaac iyo cabsi ka qaba Dagaal yahano Daacish ahi inay ku soo dhex dhuuntaan tahriibayaasha ku qulqulaya qaaraddooda

                        Roma 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Xeer-ilaaliyaha Guud ee Ururka Midowga Yurub Ms. Michele Consinsx, ayaa shaacisay inay heshay xogo la xidhiidha in dagaalyahanno badan oo ka mid ah kooxda dawladda Islaamiga ee Suuriya iyo Ciraaq (ISIS) ay ku dhex dhuuntaan tahriibayaasha ku qulqulaya dalalka qaaradda Yurub, taasoo ay ku tilmaantay khatar muuqata oo dhinaca ammaanka…

                        Read More

                          “Xisbiga Waddani Wuxuu u adeegayaa dawlado shisheeye,Waxayna Ujeedadiisu tahay inuu Somaliland ugu yeedho gacmo shisheeye” Xildhibaan Bukhaari

                          Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaar),  oo ka tirsan  Golaha  Wakiiladda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay  Xoghayaha Arrimaha dibadda  xisbiga mucaaradka  ah ee WADDANI,  oo eedaymo been abuur ah u soo jeediyay xukuumadda. Waxaanu tilmaamay in xisbiga WADDANI ay  ujeedadiisu  tahay in uu Somaliland ugu yeedho gacmo…

                          Read More

                            Maamul Goboleedka Punt land oo Diiday Gudiyada doorashooyinka iyo Xuduudaha Federaalka

                            Garowe 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Dowladda Puntland ayaa ka hor timid labada guddi ee doorashooyinka iyo xuduudaha oo shalay Baarlammaanka Dowladda Federaalku cod aqlabiyad leh ku meel mariyey, horayna Golaha Wasiirradu u ansixiyeen. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Puntland oo loo gudbiyey beesha caalamka ayaa lagu sheegay in labadaas guddi  yihiin kuwo lagu soo xulay qaab…

                            Read More

                              ‘Wasiirkii hore ee Khaarijiga anigu waxa aan u arkaa Nin Aqoonyahan Ah Oo Dalkiisa Hawl Wanaagsan U Qabtay,sabab ninkaas loo dur-duro oo aan gardarro iyo maag ahayni ma jirto” Muuse Biixi

                              Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ) :- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, ayaa difaacay Wasiirkii hore ee arrimaha dibada Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ay masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Somaliland ay eedo u jeediyeen. Shir Sucuudiga iyo wasiirkeennii hore ee khaarajigu ay wada galeen ma jirin, madaxwaynaheenna iyo dowlada Sucuudigu shan shir oo…

                              Read More