Wasiir Xirsi Oo Si Adag u Beeniyey War Xaasaasi ah Oo Mareegta Wikileaks Ka Baahisay Somaliland

    Hargeysa:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Markii ugu horraysay ka Dareen celiyey War ay hore u baahisay Mareegta Wikileaks, kaas oo salka ku hayey inay somaliland hore heshiisyo midnimo la xidhiidha ula gashay Dhiggeeda somalia, isa-markaana uu Wasiirku arrintaas lug weyn ku lahaa. Wasiir Xirsi, ayaa arrintaas kaga dareen celiyey,  waxana qoraal…

    Read More

      Gudoomiye Cirro oo fashiliyay heshiis dowladda Somaliland Ay la Saxeexatay dowladda fadaraalka Soomaaliya.

      Hargeysa,6july,2015(QJ/SDN)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani ahna gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland cirro ayaa maanta shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa eed dusha uga tuuray  dowlada Somaliland isagoo sheegay in dowladda somaliland ay heshiis la saxeexatay dowladda fadaraalka soomaaliya, isagoo gduoomiye cirro sheegay in warkaasi uu yahay mid banaanka usoo baxay oo ay daabacday…

      Read More

        Muwaadiniin Soomaaliyeed oo Ku geeriyootay Duqeyn ka dhacday dalka Yemen.

        Sanca,6july,2015(QJ/SDN)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhaya dalka Yemen, dad Somaliyed ayaa ku geeriyooday Duqeymaha diyaaradaha Isbaheysiga Sacuudiga ay ku garaacayaan dalka Yemen, gaar ahaan deeganada ay joogaan Xoogaga Xuutiyiinta. 24-saac ee lasoo dhaafay ayaa lasoo wariyay in Duqeyn ka dhacday Dalka Yemen ay ku dhinteen dad Somaliyed oo ka mid ah Somalida ku go’doonsan…

        Read More

          Maamulka Puntland oo iska indho-tiray doorashadii Madaxweynaha Gal-mudug sheegtayna in aanay wax Wadahadal Ah la furayn Maamulka Gal-mudug.

          Garowe,6july,2015(QJ/SDN)-Maamul Puntland, ayaa waxa uu iska diiday in wada hadalo uu la furo Madaxweynaha Maamulka Galmudug, C/kariin Xuseen Guuleed, sababo la xidhiidha Puntland oo aan aqoonsanayn jiritaanka Galmudug. Madaxweynaha Galmudug, ayaa Sabtidii Magaalada Cadaado kaga dhawaaqay inay wada hadalo la furi doonaan Maamulka Puntland, isagoona muujiyay inaanay Galmudug halis ku ahayn jiritaanka Puntland. Wasiirka Wasaaradda…

          Read More

            RW. Ku xigeenka: ” Wasaaradaha Kheyraadka dalka waa inay la yimaadaan

            Muqdisho, 06, July, 2015…..Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XukuumaddaFederaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cumar Carte ayaa maalintii labaad booqanayey Wasaaradaha Dowladda si wax badan uga ogaado sida ay u shaqeeyaan, una qiimeeyo baahiyaha ka jira wasaaradaha oo qaarkood dul saar ku ah wasaarado kale. Ra’iisul Wasare ku xigeenka ayaa maanta booqday 13 wasaaradood oo kala ah; Shaqada…

            Read More

              Weerar Lagu Hoobtay Oo Kooxda Boko Haram Ku Qaadday Masaajid Iyo Goobo Laga Afurayey

              Jos:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Boko Haram, ayaa habeenkii xalay weerarro mataano ku qaaday Masaajid iyo Maqaaxiyo ku yaallla Magaalada Jos ee Badhtamaha waddanka Nigeria. Dabley hubeysan oo katirsan Kooxda Boka Haram ayaa rasaas badan ku furay Masaajid ay dad Muslimiin ah ku cibaadeysanayeen oo kuyaala Magaalada Jos, waxaana xiligaa kadib Masaajidka laga maqlay qarax xoogan. Weerarka Masaajidka lagu…

              Read More

                Shacabweynaha Giriigga Oo Cod Aqlabiyad ah Ku Diiday Qorsheyaal Midowga Yurub Wateen

                Atens:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Afti maalintii shalay oo Axad ahayd laga qaaday Shacabka Waddanka Giriigga oo ku salaysnayd Arrimo xagga dhaqaalaha oo xukuumadda Giriigga iyo Dawladaha reer Yurub isku maandhaafeen, ayaa wax aka soo baxay natiijo si weyn uniyad jabisay Midowga yurub. Aftidii Axadii shalay ka dhacday dalka Giriiga ayey in ka badan 61% ku diideen qorshaha dhaqaalaha ee…

                Read More

                  “Annaga waxa nalagu duri jirey xilligii uu madaxweynuhu mucaaridka ahaa, ayaa hadallo nalaga qoray ama qoraallo nalaga sameeyey.madaxweynuhu taas waa diiday inuu .”Axmed-keyse

                  Hargeysa:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Wasiir-ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah  Axmed Aadan Ismaaciil(axmed-keyse), ayaa ka Hadlay xilalka dhawaan loo magacaabay Masuuliyiin uu isagu kamid yahay oo bulshadu qaarkood saluug adag ka muujisay. Wasiir Keyse oo ka hadlay madal uu xilka kula wareegayey habeenkii xalay, ayaa muujiyey sida uu ugu faraxsan yahay inuu madaxweynuhu xil u…

                  Read More

                    “Ingiriiskana waxanu ku nidhi lacagtaas nalaga soo xaday idinnkay idiinsoo gelaysaa raadkeedu. qolo idinka idinka midaana qaadanaysee noo qabtaa…”Muj. Xasan Guure

                    Hargeysa:Jully,06,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranka Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa Markii ugu horraysay faahfaahin ka bixiyey Dawcad xukuumad xubno madasha ka tirsan Dalka Ingiriiska ugaga  Gudbiyeen Xubno xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo katirsani. Xasan Guure oo Warbaahinta kula Hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa qiray inay dacwaddaas iyagu gudbiyeen, isagoo hoosta ka xarriiqay inay tallaabadaas u qaadeen kadib…

                    Read More

                      DAAWO:Suuldaanka Guud ee Beelweynta Irir Samaale oo Bogaadiyay Mamulka Galmudug halka Puntland-na uu baaq u jeediyay

                      Edmonton July 06,2015(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee beelweynta Irir Samaale Suldaan Cabdikariim Faarax ayaa waxa uu hambalyo iyo bogaadin u diray Maamulka cusub ee loo doortay Galmudug. Suldaanka Irir Samaale ayaa waxa uu taalyin wax ku oola u jeediyay maamulka iyo shacabka reer Galmudug, halka uu Suldaan Cabdikariim Faarax uu maamul goboleedka Puntland u jeediyay in ay…

                      Read More

                      DAAWO Xulka USA oo Ka Aargutey Xulka Japan Markii Aay Ku Qarqiyeen Goolal Aynan Ka Soo Kaban Karin(Fifa Women World Cup Final 2015) By Jaahuur.

                      Vancouver-July-06-2015 (SDN/QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku jibaaxeynaa koobkii kubadda cagta ee aduunka (Fifa Women World Cup 2015) oo lagu kala hayaamey. Haddaba xulka USA oo maskaxdoodu ka guuxeysey guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 oo xulka japan hantiyeen kooobkan,daawasho wacan aargoosigii Xulka USA. W/Q Jaahuur SDN/QJ.

                      Read More

                        Weerar Alshabaab lala Xidhiidhiyay oo lagu Dhaawacay Wasiir Somaliland ah,Gabadh uu dhalay iyo Qof kale

                        Badhan, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Gabadh uu dhalay Wasiirul-dowlihii hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland iyo laba qof oo kale, ayaa dhaawacyo kala duwan ka soo gaadheen weerar nin hubaysan oo madaxa soo duubtay ku qaaday meherad ganacsi oo ku taalla tuulada Middigale oo qiyaastii 40 KM dhinaca Bari kaga beegan magaalada Badhan ee Xarunta gobolkaas….

                        Read More

                          “Xukuumada Maanta Jirtaa Waxay ku Kacday Khiyaamo Qaran” Dhawaqa Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland

                          Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ee xisbiyada UCID, WADDANI iyo Madasha wadatashiga, ayaa xukumadda ku dhaliilay waraaqo sir ah oo muujiyay in Xukumaddu heshiis midnimo la gashay Somaaliya iyo maalmul goboleedada hoos taga. Waxa jiray waraaqo laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda ee Sucuudiga, waraaqahaas faraha badan ee laga helay Sucuudiga waxaa ka…

                          Read More

                            “Cid Kasta Oo Dambi Ka Gasha Qaranka Waa La Xidhayaa,Suldaankanina Wuxuu Gaadhay Heer uu Yidhi……” Badhasaabka Togdheer+ Salaadiin Canbaaraysay DAAWO

                            Hargeysa, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Togdheer   Maxamed Muuse Diiriye,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay Suldaan dhawaan lagu xidhay Magaaladda Burco, ka dib markii Warbaahinta u mariyay hadalo uu ku duray Wasiirka arimaha gudaha iyo Sharci-nimadda Xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo. Badhasaabka oo qaar ka tirsan Warbaahinta kula hadlayay Magaaladda Hargaysa,ayaa sheegay in…

                            Read More

                              Dhacdooyinkii Ma-hadhada Reebay ee Doorashadii Goleyaasha Deegaanka 2012-dii oo Noqotay tii ugu Dhaqaalaha Badneyd Iyo Warbixin laga qoray.

                              Nairobi, 06.July 2015 (SDN/QJ) Warbixin Macadka Rift Valley Institute oo arrimaha Dimuqraadiyadda ka shaqeeya ka diyaariyey doorashooyinkii Golaha deegaanka ee Somalilandka dhacay sannadkii 2012-dii, ayaa lagu soo bandhigay qorshe ay adeegsan lahaayeen oo u saami lahaa inay soo baxaan laba musharax oo ku guuldaraystay doorashooyinkaas. Warbixintan oo hay’adu soo saartay dhammaadkii bishii June ee sannadkan,…

                              Read More

                                “Waxaan Wada hadal la furaynaa Dawlada Punt land iyo Maamulka Ehlu-Suna” Madaxweynaha Cusub ee Gaalmudug

                                Cadaado 06.July 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisu uu wadahadal la furi doono Ururka Ahlusunna Waljamaaca iyo Puntland, kaddib markii maamulladan ay kasoo hor-jeesteen maamulka hoggaankiisa loo doortay. Madaxweyne Guuleed ayaa sheegay in maamulkiisa uu diyaar u yahay in cid kasta oo tabasho qabta uu la fariisan doono, wada xaajoodna…

                                Read More

                                  Wasaaradda Ganacsiga oo ka hadashay Saamaynta ay Sarriflayaasha ku yeelan karto haddii Adeegyada Zaad iyo E-Dahab laga dhigo Shilinka Somaliland

                                  Hargeysa, 06.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland Bashiir Cabdi Xariir, ayaa sheegay inkastoo ay dedaal badan muujiyeen inaanay haddana weli si rasmi ah goobaha kala duwan ee Ganacsiga dalka uga wada hirgelin fulinta wax ku baayicidda iyo ku sicir-goosashada lacagta Doollarka ah, isla markaana aan weli loo wada guurin wax ku…

                                  Read More

                                    “Tageerada iyo kalsoonida beeshaydana waan haystaa,Arinta ka dhacday Tuulada Guumaysna…” Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

                                    Laascaanood 06.July 2015 (SDN/QJ)-  Xukuumadda Somaliland ayaa  ergooyin nabadeed oo  gurmad ah u dirtay xurguf colaadeed oo dhawaan laba beelood ku dhex martay degaanka Guumays oo ka tirsan gobolka Sool. Waxaana shalay gaadhay tuuladda Guumays  wasiirka wasaaradda Hawlaha Guud  iyo Guriyaynta   Cabdirisaaq Khaliif Axmed,  oo  qayb ka  ah ergadda nabadeed ee ay xukuumadda Somaliland u dirtay…

                                    Read More