“Maxaa Qofka Muslimka ah looga baahan yahay Bisha Ramadaan oo Tobankii Cisho ee u danbeeyay lagu Jiro” Sh.Mustafa Xaaji Ismaaciil DAAWO

    Hargaysa 08.July 2015 (SDN/QJ)- Waxaa inoo Bilaabmay Tobankii Cisho ee u danbeeyay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan Taas oo Fadaa’il iyo Xasanaad badan wadata isla markaana la rabo in Muslimiintu ay ka faa’iidaystaan Nimcooyinkaas iyagoo badinaya Cibaaddada iyo Digriga eebbe. Sida ay Culimadu Sheegto Waxaa Tobanka danbe ee Ramadaan uu Rabi Cadaabihiisa daran ka xoreeyaa…

    Read More

      Garoonka Maxamed Mooge Miyaa La Hagraday Mise Waa Ogaal La’aanta Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

      Hargeysa,7july,2015(QJ/SDN)-Xoghaya guud ee garabka dhalinyarada xisbiga waddani Cabdifatax Siciid Axmed, ayaa fariin adag u diray wasaarada dhalinyarada iyo ciyaaraha somailand, xoghaye Cabdifatax oo fariin qoraal ah soo gaadhsiiyay shabakadda wararka ee Qurbejoog, ayaa farta ku fiiqay dayaca ka muuqda garoomada kubadda cagta ee ay xukuumadu ka masuulka tahay gaar ahaan garoonka Maxamed Mooge oo uu…

      Read More

        Guddoomiye Muuse Oo Ka Dhiidhiyey Dhawaaqyo Mucaaridka Somaliland Su’aal Ku Geliyeen Sharcinimada Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo

        Hargeysa:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn uga Horyimi dhawaaqyo mucaaridka somaliland kaga soo horjeedaan Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas salka ku haya inaanay xukuumaddu wax sharciyad ah haysanin wixii ka dambeeya 27-ka bishan Jully oo muddo-xileedka sharciga ah ee Madaxweynuhu ku dhan tahay. Guddoomiyaha oo maalintii shalay ka Hadlayey…

        Read More

          Diyaarad Militeriga Kenya Lahaa Oo Burburtay Iyo Khasaare Soo Gaadhay Duuliyayaashii Saarnaa

          Mandhera:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Diyaarad ay laaheeyeen Militeriga Waddanka Kenya, ayaa maalintii shalay ku Burburtay Deegaanka Lamu, waxana ku waxyeeloobay 2-duuliye oo  saarnaa. Diyaaradan oo ah nooca qumaatiga u kaca ee loo yaqaano helicopter-ka ayaa salka dhulka ku dhufatay iyadoo ka caga dhiganeysay saldhiga ciidamada circa ee Baragoni ee deegaanka Lamu. Diyaaradan oo ahayd mid awood badan oo loo…

          Read More

            Ninkii Dunida ugu Da’da Weynaa Oo Geeriyooday Iyo Cimriga uu Ahaa

            Tokyo:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Sakari Momoi oo loo aqoonsanaa inuu ahaa ninka dunida ugu da’da weyn, ayaa Maalintii Axaddii Toddobaadkan ku geeriyooday Goob dadka lagu xannaaneeyo oo ku taalla Dalka Japan. Ninkan oo dunida caan ka ahaa, ayaa hore u galay Buugga lagu keydiyo mucjisooyinka adduunka ee (Guinness World Records) loo yaqaanno, waxana muddo dheerba uu ku sugnaa xaalad…

            Read More

              Sir baahiyaha Wikileaks Oo Markale Soo Bandhigay Guryo Wasiirrada Madaxtooyada iyo Duulista Hawadu Si Qarsoodi ah Uga Iibsadeen Magaalada Birmingham

              Hargeysa:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Sir baahiyaha dalka maraykanka laaga leeyahay ee Wikileaks, ayaa toddobaadyadan ku hawllan soo faqitaanka siraha xubno katirsan Xukuumadda Madaxweyne Siilanyo oo arrimo khiyaamo ah ku sameeyey Hantida umadda iyo waliba qayimkoodiiba, waxana haatan soo baxay Guryo lacago badan ku kacay oo ay Wasiirro xukuumadda katirsan ka Iibsadeen Carro ingiriis. Wasiir Xirsiga Madaxtooyada, ayaa ay shabakaddan…

              Read More

                Al-shabaab Oo Xalay Weerar ay Ku Qaadeen Gudaha Mandhera Ku Laayey Dad Xoog-maal ahaa

                Mandhera:Jully,07,2015(SDN/QJ)-Maleeshiyo si weyn u  hubaysan oo katirsan Kooxda Al-shabaab, ayaa Xalay saqdii dhexe weerar ku qaadday Magaalada Mandhera ee Gobolka W/Bari Kenya, waxana ay halkaas ku dileen ugu yaraan 14-qof oo rayid ahaa. Dadka la dilay, ayaa ahaa kuwo dhagxaanta jebiya. Waxana asal ahaan ay ahaayeen dad aan soomali ahayn oo kamid ah Qoomiyahada Gudaha…

                Read More

                  “Isagaa haa iyo maya laga wada hayaa Wasiir Xirsi, waxa muuqata in Xirsi uu dawladdan jirta mucaarid ku yahay” Wasiirkii hore ee Khaarajiga Somaliland Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar DAAWO

                  Nairobi 07.July 2015 (SDN/QJ):- Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Jawaab adag ka bixiyay dhaleecayn uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan u soo Jeediyay taas oo salka ku haysay Warbixin ay qortay Shabkada Faafisa Fadeexada Caalamka Wikileaks oo sheegtay inay somaliland hore heshiisyo midnimo la xidhiidha ula…

                  Read More

                    “Xukuumada Maanta Jirtaa Waxay ku Kacday Khiyaamo Qaran” Dhawaqa Isbahaysiga Mucaaridka Somaliland DAAWO

                    Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ee xisbiyada UCID, WADDANI iyo Madasha wadatashiga, ayaa xukumadda ku dhaliilay waraaqo sir ah oo muujiyay in Xukumaddu heshiis midnimo la gashay Somaaliya iyo maalmul goboleedada hoos taga. Waxa jiray waraaqo laga soo saaray wasaaradda arrimaha dibadda ee Sucuudiga, waraaqahaas faraha badan ee laga helay Sucuudiga waxaa ka…

                    Read More

                      Bulshada rayidka ah oo warbixin ku faahfaahiyey xaaladaha xuquuqal-insaanka,Xorriyatul-qawlka, caddaaladda iyo hannaanka garsoorka ee Somaliland

                      Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Ururrada bulshada rayidka ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa markii u horreysay u gudbiyey Qarammada Midoobay warbixin dhinacyo badan taabanaysa oo la xidhiidha xaaladaha xuquuqal-insaanka ee Somaliland. Warbixinta bulshada rayidka oo ka kooban 15 bog, waxa si gaar ah loogu gudbiyey Golaha Xuquuqda Aadanaha ee Qarammada Midoobay taariikhdu markay ahayd 1 July…

                      Read More

                        Cabasho Biyo la’aaneed oo la soo deristay Shacabka Ku Dhaqan Xeebta Waqooyiga Hargeysa iyo Baaq Ay U Direen Xukumadda

                        Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Tulooyinka ku dhereran Xeebta Waqooyiga Hargeysa gaar ahaana Tulooyinka Cabdi geedi, Hulka, Hadeegta, Ceel lahelay, Lug-haya ayaa waxa ka soo yeedhaya shacabka ku dhaqan deegankaasi Qaylo dhaan ku saabsan Biyo La’aan iyo Adeegi caafimaadka oo ay ka Aradan yihiin. Guddoomiyaha Tuulada Cabdi-geedi Cabdi Jamac Aadan ayaa faahfaahin ka Bixiyey Xaalada ay…

                        Read More

                          SOLJA Oo Walaac Ka Muujiyay Caqabado Ku Xeeran Kaalintii Warbaahinta Ee Wacigelinta Diwaangelinta Doorashada

                          Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland waxa uu walaac balaadhan ka muujinayaa in hawlihii ay warbaahintu qaranka u haysay ee ahayd wacyigalinta ay la wareegaan hay’addo Caalami ah iyo kuwo Wadani ah, taasoo sababtay in ay bulshada gaadhi waayaan aqoontii ay u yeelan lahaayeen qorshayaasha siyaasadeed, Bulsho iyo shuruuc ee ay u baahnaayeen in…

                          Read More

                            “Xukuumaddu way Jiraysaa Waxaanay ku Shaqaynaysaa Muddo Kordhintii Guurtidu Samaysay,Siciidoow Madaxtooyadu maaha meel la isku dilo” Xildhibaan Nac Nac

                            Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac),ayaa jawaab ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Xildhibaan  Siciid Cilmi Roobe oo ay ka wada tirsan yihin Golaha Wakiiladda. Waxaa kale oo uu xildhibaan Nacnac  intaa ku daray Madaxtooyadu in ay tahay halkii qaranka looga talinayay  ee dalka ugu  sarraysay isla markaana aan dadka lagu dilin sida uu xildhibaan Siciid…

                            Read More

                              Fadliga Tobanka Danbe ee Ramadaan ” Raadiya Habeynka Laylatul Qadriga” Sheekh Maxamed Cabdi Umal DAAWO

                              Hargeysa 07.July 2015 (SDN/QJ):- Waxaa inoo Bilaabmay Tobankii Cisho ee u danbeeyay ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan Taas oo Fadaa’il iyo Xasanaad badan wadata isla markaana la rabo in Muslimiintu ay ka faa’iidaystaan Nimcooyinkaas iyagoo badinaya Cibaaddada iyo Digriga eebbe. Sida ay Culimadu Sheegto Waxaa Tobanka danbe ee Ramadaan uu Rabi Cadaabihiisa daran ka xoreeyaa…

                              Read More

                                Wasiirka Hawlaha Guud iyo Mas’uuliyiin Wehelisa oo Dhagax dhigay Mashaariic laga Hirgalinayo Magaalada Laascaanood DAAWO

                                Laascaanood, 07.July 2015 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda hawlaha guud Cabdirisaaq Khaliif Axmed oo uu weheliyo agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada Cumar Sayid ayaa dhagax-dhigay dhismaha run-wayga madaarka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaasoo lagu samaynayo dibu-dhis. Agaasimaha guud ee wasaaradda duulista oo ka hadlay dhagax-dhiggaas iyo qorsheyaal kale oo ay wasaarad ahaan ka wadaan…

                                Read More

                                  “Ma aqoonsanin lamana hadli doonno maamulka Gal-mudug” Wasiirka Warfaafinta Puntland.

                                  Garowe 07.July 2015 (SDN/QJ):-Puntland ayaa sheegtay inaysan aqoonsaneyn islamarkaana wax wadahadal ah la geli doonin maamulka Galmudug, maalmo kaddib markii madaxweynaha cusub ee maalmulkaasi sheegay inay diyaar u yihiin wada-xaajood dhex mara iyaga iyo Puntland, si khilaafka jira xal looga gaaro. Wasiirka Warfaafinta Puntland Maxamuud Xasan Soo-Cadde oo waraysi gaar ah siiyey laanta afka-Soomaaliga ee…

                                  Read More

                                    Haweenay Ku Umul Aroortay Sallaxley iyo Xal laga gaadhay Gaadhigii Ambalace-ka oo Cilad u fadhiyay

                                    Sallaxley 07.July 2015 (SDN/QJ):- Maalin ka dib markii ay adeeg caafimaad la’aan ay Qof Dumar ahi ku umul-aroortay deegaanka ka tirsan Sallaxley,ayaa waxa Hotel Ambasaddor ee Magaaladda Hargaysa isku yimid Wasiirada,Xildhibaanada,Aqoonyahanka,Salaadiinta,Wax-garadka Deegaanka iyo Masuulitiinta Wasaaradda Caafimaadka Somaliland oo uu horkacayay Wasiirka Wasaaraddaasi Md. Saleebaan Ciise Axmed ‘Xaglatoosiye. Waxaana si furan oo layska waraysatay Sababta ay…

                                    Read More

                                      Caasimadda Ciraaq iyo Duqaymo ay Diyaaradaha dalkaasi ku fuliyeen iyo Tirada Dhimashada

                                      Baqdad 07.July 2015 (SDN/QJ):- Diyaarad millatariga dawladda Ciraaq leeyahay, ayaa gantaal ku dhufatay magaalada caasimadda ah ee Baqdaad, halkaasoo waxyeelo isugu jira dhimasho iyo dhaawac ka gaadheen dad rayid ah oo dhan 12 qof. Wasaaradda Gaashaandhigga Ciraaq oo falkan ka hadashay, ayaa tilmaantay in diyaaraddu si khaldan u duqaysay magaalada Baqdaad, isla markaana gantaalku si…

                                      Read More

                                        Horumarka Beeralayda Gobolka Daad-madheedh iyo Dalagyada xilligan ka soo go’aya DAAWO

                                        Oodweyne 07.July 2015 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta gobolka Daad-madheedh iyo degmada Oodweyne, ayaa kormeer ku sameeyey wax-soo-saarka dhinaca Beeraha sannadkan ka soo go’aya Beeraha ku yaalla deegaannada kala duwan ee gobolkaas oo meelaha qaarkood dalag fiicani u soo go’ayo xilligan. Warbixinta Warkan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho wacan oo wanaagsan:-

                                        Read More