BBC oo Si adag ugu Gacan saydhay Dalab uga Yimid Raysalwasaaraha Ingiriiska
London 06.July 2015 (SDN/QJ)- Idaacadda BBC ee dalka Ingiriiska ayaa si adag ugu gacan saydhay soo jeedintii raysalwasaaraha dalka Ingiriiska David Cameron ku codsanayey in warbaahinta dunidu aanay ururka DAACISH ku magacaabin “Dawladda Islaamiga ah” Agaasimaha guud ee BBCda Tony Howell ayaa maqaal uu qoray waxa uu ku sheegay in siyaasadda BBC-da ay tahay in…
