Golaha Qalinka Daa’uud Oo Tooshka Ku Ifinaya Afur Hadoodilan Oo Lagu Tabceeyey Mabda’ooda
Hargeysa:(SDN/QJ)-Golaha Qalinka Daa’uud, oo ay ku bahoobeen Aqoonyahanka beelweynte Ciidegale ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay isku day raqiis ah oo lagu sheegay in golluhu haatan ku qancay saamiga beesha eee xukuumada Somaliland. Been abuurka ayaa ka dhashay sawir si khaldan loo faafiyay oo wasiirka Warfaafinta Somaliland Cabdilaahi Cukuse iyo Xildhibaan Cabdiraxmaan Dheere la galeen…
