DEG DEG: Codeynta Doorashada Madaxtinimo Ee Galmudug oo bilaabmatay.

      Cadaado; 4,july,2015(QJ/SDN) Wararka naga soo gaadhaya magaalada cadaado ayaa sheegaya in hadda halkaasi ay ka socoto doorashada gobolada dhexe ee galmudug, Xildhibaannada baarlamaanka Galmudug ayaa codadkooda dhiibanaya waxaana ay codadkooda ku ridayaan muraayadda loogu talo galay ee doorashooyinka iyadoo musharixiinta madaxweynanimo ay isha ku hayaan sida codadku u dhacayaan. Gudoomiyaha baarlamaanka Galmudug ayaa ku…

    Read More

      Sucuudiga Oo Oggolaaday Inay Dalkiisa Ka Hawlgalaan 4000, Oo Shaqaale Reer Djibouti ahi

      Riyad:Jully,04,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Waddanka Sucuudiga, ayaa si rasmi ah u oggolaaday inay dalkeeda ka Hawlgalaan Afar Kun oo shaqaale u dhashay waddanka Djibouti, kadib markii  labada dal  heshiis dhawaan wada gaadheen. Diaa Eddin Saeed Bamakhrama oo ah Safiirka Dalka Sucuudiga u fadhiga dalka Jabuuti, ayaa sheegay in shaqaalahaasi ay ka koobnaan doonaan, haween guryaha ka shaqeeya, darawalo…

      Read More

        Fadhiisimo Shabaabku Ku Lahaayeen Gobolka Jubadda Hoose Oo Duqaymo Laga Fuliyey

        Kismayo:Jully,04,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Deegaanka Kismayo, waxa duqaymo xagga cirka ah loo geystay Fadhiisimo ay Jubada Hoose ku lahaayeen Xoogagga Al-shabaab. Deegaannadan ay duqeyntu ka dhacday ayaa ah Koband iyo Makomaani oo u dhow deeganada Buulagaduud. saraakiisha ciidanka Jubbaland ayaa si hor dhac ah Warbaahinta ugu sheegay in duqeyntan loo geystay fadhiisimo Shabaabka…

        Read More

          Dagaal Khasaare Geystay Oo Ka Dhex qarxay Beelo Wada Dega Deegaanka Guumays Iyo Ciidan Urursi Xoog Leh Oo Halkaas Ka Socda

          Guumays::Jully,04,2015(SDN/QJ)-Xasarad Colaadeed oo Sababtay dhimashadaa ilaa laba qof iyo Dhaawaca tiro kale oo aan wali la cayimin, ayaa ka dhacday habeen hore tuullada Guumeys oo 90-KM Waqooyi kaga xigta Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Goob-jooge ku sugan tuulada Guumeys ayaa u sheegay warbaahinta in waqtigii Afurka ay ka war-heleen rasaas dhacaysa, kaddibna uu arkay…

          Read More

            Warbixin Daaha Ka Faydday Saldhigyo Qarsoodi ah Oo Maraykanku Ku Leeyahay Goobo Ku Yaalla Koonfurta Somalia

            New York:Jully,04,2015(SDN/QJ)-Warbixin cusub oo uu Baahiyey Wargeyska loo yaqaanno Foreign Policy ee Dalka Maraykanka, ayaa lagu sheegay inay Dawladda Maraykanku Koonfurta dalka somalia ku leedahay laba xarumood oo laga abaabulo weerarrada qorshaysan ee lagu qaado Kooxda Al-shabaab. Saldhigyadan  oo ay fadhiyaan Ciidamo maraykan ah, ayaa ku kala yaalla Kismaayo iyo garoonkii hore Cirka ee Bali-doogle…

            Read More

              DAAWO: Somaliland Oo Beenisay in UAE uu Hub Ku Caawiyay.

              Berbera: 4july,2015(QJ/SDN)-Maareeyaha Dekeda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor Xoor ) ayaa xalay Shir Jaraa’id Warbaahinta Gobolka Saaxil Ugu Qabtay Xafiiskiisa Ayaa Waxaa Uu Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay Wararka Sheegaya In Imaaraadka Carabtu Uu Somaliland Ugu Deeqay Hub Saanad Milatari Isagoona Maareeye Cali Sheegay In Warkaasi Haba Yaraatee Aanu Sal Iyo Raadtoona Lahayn, Hub…

              Read More

                Dilalka Dhaliinyarada Soomaalida ee Kanada — Fariin muhiin ah oo ku socota Soomaalida Qurbaha

                Ottawa July 04,2015(SDN/QJ)-Wiigii tagay ee bishan Ramadaanta oo kaliya Soomaalida Kanada degan waxa laga dilay 4 dhalinyaro ah. Lixdii bilood ee la soo dhaafayna dhaliinyarada la dilay ee Soomaalida ahi waa ilaa labaatan (20). Dhibaatada dhaliinyarada ama iyagu wax dila ama iyaga la dilayo waa mushkilad haysata Soomaalida degan wadamada Galbeedka. Waa mushkilad in ay…

                Read More

                  Maareeyaha Dekeda Berbera oo si Indho adkaan ah u beeniyay Hub Imaaraadku ugu Deeqay Somaliland DAAWO

                  Berbera 04.July 2015 (SDN/QJ)- Maareeyaha Dekeda Magaaladda Berbera Eng Cali Cumar Maxamed (Xoor-Xoor) ayaa si af gobaadsi ah u beeniyay in Hub iyo Saanad Mileteri oo dawlada Imaaraadka Carabtu ugu deeqday Somaliland oo soo gaadhay Dekeda Berbera. Maareeyuhu si cad umuu dul istaagin Sawirada laga soo qaaday Markabka Hubka sida oo ay ka Muuqdaan Mas’uuliyiin…

                  Read More

                    “Baashe Cawil Waa Nin Mutacalin ah oo master degree sita In Xil Loo Magacaabana Kama Hor istaagayso reerka uu ka Qabo” Wasiirka Arrimaha Dibadda DAAWO

                    Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa si adag uga jawaabay eedaymaha xisbiyadda mucaridka u soo jeediyeen  oo ay ku dhaliileen itijaaha siyaasadda dibadda. “Waxa nasiib darro ah in dad faro badan oo aan aqoon u lahayn ama ka war hayn waxa ka dhaxeeya Somaliland iyo…

                    Read More

                      “Waxaan ku Baaqayaa Mooshin ka dhan ah Madaxweyne Siilaanyo iyo Xukuumadiisa,Xasan Cawaaloow Waxaad difaacaysay Waad aragtaa” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

                      Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland ayaa ku baaqay in golahooda la keeno mooshin ka dhan ah xukuumadda iyo madaxweyne Siilaanyo. Waxa uu Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Sheegay in Wax lala yaabo ay tahay in Madaxtooyadii dalka looga ariminayay lagu dhex dilo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo…

                      Read More

                        Madaarka Laascaanood oo Mudo dheer Xidhnaa oo Hawlgal dib u casriyayn ah laga bilaabay DAAWO

                        Laascanood 04.July 2015 (SDN/QJ)- Shirkad maxali ah oo kaashanaysa dadweynaha ku dhaqan gobolka Sool, ayaa shalay dib dhis lagu casriyaynayo ka bilowday madaarka Laascaanood oo muddo dheer aan shaqaynin. Masuuliyiin ka socday shirkadan oo la yidhaahdo Al-is xilqaan, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Laascaanood. Duqa degamada Laascaanood Cismaan Saleebaan Jaamac, oo halkaasi ka hadlay…

                        Read More

                          Wasaaradda Maaliyadda Somaliland oo Shaacisay in Dakhli u dhigma kii Badeecadaha Yemen ka soo geli jiray ay hesho DAAWO

                          Hargaysa 04.July 2015 (SDN/QJ)-  Wasaaradda Maaliyadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday in Dakhli u dhigma kii ka soo geli jiray Badeecadaha laga soo dhoofin jiray waddanka Yemen uu dalka ka soo galo ila-dakhliyeed kale oo kala duwan oo ay ka mid yihiin Badeecado dibedda ka yimaadda oo dib loogu dhoofiyo Yemen, kuwaasoo ka gudba Dekedda magaalada…

                          Read More

                            ”Waan duqoobay dalkaygii baan rabaa, meelaan ku nastaa rabaa” Khadiija Cabdilaahi Daleys DAAWO

                            Ottowa 04.July 2015 (SDN/QJ)- Khadiija Cabdilaahi Daleys oo ka mid ah Fanaaniintii hore ee Soomaaliya kuna nool wadanka Canada ayaa u Hilowday nabaddii iyo kala danbayntii dalka ka jirtay,iyadoo muuqaal kooban oo farriin ah shacabka Soomaaliyeed usoo marsiiyay Telefeshinka Afka Ingiriiska ku hadla ee INTEGRATIONTV, waxay sheegtay inay u baahan tahay dalkeedii hooyo, inay u…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay xus loo samaynayey 53 guuradii ka soo wareegatay Xoriyadda dalka Burundi

                              Muqdisho July 04, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda F. Soomaaliya Mudane  Maxamed Cumar Carte iyo xubno ka tirsan golaha Wasiiradda oo ay ka mid yihiin Wasiirka Gaashaandhigga Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini, Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibedda Khaalid Cumar Cali  iyo Taliyaha Ciidamadda Xoogga dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Aaden Cilmi,   ayaa maanta magaalada Muqdisho uga qayb…

                              Read More

                                AMISOM oo ka baxdey deegaano ka tirsan Kooonfurta Somalia iyo Alshabaab oo Ku Faraxsan Guulo ay Gaadheen

                                Muqdisho 04.July 2015 (SDN/QJ)- Ciidamada AMISOM ee nabad ilaalinta Somalia ayaa isaga baxey degaano muhiim ah oo ku yaal Koonfurta Somalia kadib markii weeraro joogta ah kala kulmeen dagaal yanaha Al-shabaab kuwasoo xiriir la leh Al-Qacida. Magaalooyinka ciidamada AMISOM ka baxeen ayaa waxaa kamid ah Qoryeeley iyo Awdheegle kuwasoo horey looga qabsadey ururka Al-shabaab. Ururka…

                                Read More

                                  Markab sida in ka badan 3000 qaxooti oo kusoo xidhay dekedda Boosaaso

                                  Boosaaso, 3july,2015(QJ/SDN)-In ka badan 3500 qaxooti isugu jira Soomaali iyo Yemaniyiin ayaa soo gaadhay degmadda magaalada Boosaaso shalay gelinkii danbe, kuwaasi oo kasoo cararay dagaalada ka socda dalkaasi Yeman. Markab sida qaxootigan oo kasoo ambabaxay dekadda Mukalla ayaa waxay ku qaadatay inuu soo gaadho dekadda Boosaaso dhowr maalmood sababo la xidhiidha badda oo aan deganeyn…

                                  Read More

                                    Ciidamo boolis cusub oo tababar loogu soo xidhay Muqdisho: SAWIRRO

                                    Muqdisho:3,july, 2015(QJ/SDN)-Dufcad ciidamo boolis cusub ah oo isugu jira rag iyo dumar ayaa waxaa tababar mudo bil socday loogu soo xidhay kuliyadda tababarka ciisanka booliska ee Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho.  Ciidamadan ayaa waxaa tababarka siiyay ciidamada booliska AMISOM, waxaa la baray qaabka ay boolisku u shaqeeyeen iyagona caafimaadkooda la baaray.  

                                    Read More

                                      Prof. Axmed I. Samatar Oo Wakhti Lumis Ku Tilmaamay Muddo-kordhinta Guurtidu u Sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, Kana Hadlay Mansabka Siyaasadeed Ee Uu Somaliland Ka Rabo

                                      Hargeysa:Jully,03,2015(SDN/QJ)-Prof. Axmed Ismaaciil Samatar, ayaa markii ugu horraysay Ka Hadlay dibu dhaca ku yimi doorashooyinkii madaxtinimo ee dalka ka dhici lahaa  badhtamaha sanadkan aynu ku jirno, waxana uu saluug ka ka muujiyey  muddo-kordhintii ay Guurtidu samaysay oo uu ku tilmaamay mid wakhti lumis ah. Prof. Samatar oo dalka maraykanka ku sugan, una warramay qaar kamid…

                                      Read More