Khubaro soo saartay Liiska Dadka Dunida Ugu Wahsiga Badan Iyo Somalida Oo Meel Hoose Ka Gashay
Hargeysa:-Jully,03,2015(SDN/QJ)-Khubaro cilmi-nafsiga ku xeel dheer oo kasoo kala jeedda Dalalka Britain, Shiinaha, Faransiiska iyo Jarmalka, ayaa daraasad ay si wada jir ah u sameeyeen lagu ogaaday dadka adduunka ugu wahsiga badani dalalka ay ku nool yihiin, iyadoo soomaaliduna ka galeen meel hoosaysa. Daraasada ayaa waxaa lagu sheegay in inta badan shucuubta caalamka ay yihiin kuwo…
