Jumciyada Cibaadurraxmaan oo soo gabagabaysay Tartanka qur’aanka kariimka Degmada Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa.

    Hargeysa: 2july,2015(QJ/SDN)- Midowga madaarista qur’aanka kariimka degmada Maxamed Mooge ee magaalada Hargeysa ayaa maanta soo gagagabeeyay tartanka qur’aanka kariimka ee madaarista degmadaasi. Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay machadka degmada maxamed mooge ayaa lagu soo gababeeyay tartankaasi, waxaana kasoo qaybgalay marti sharaf aad u tiro badan oo isugu jirta cuqaal, waxgarad, ganacsato iyo macaliinta degmada maxamed…

    Read More

      Nuxurka Dagaal Gacan-ka-hadal ah Oo Dhexmaray Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada iyo Xildhibaan Xasan Cawaale

      Hargeysa:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaadhay madaxtooyada somaliland, waxa dagaal gacan-ka-hadal ahi goor dhaweyd ka dhex qarxay Taliyaha Ciidamada ilaalada madaxtooyada Gaashaanle sare Axmed Cali Maygaag iyo Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo katirsan Mudanayaasha Aqalka wakiillada. Gacan-ka-hadalkan oo markii dambe dagaal isku beddelay, ayaa yimi markii xildhibaanka laga hor istaagay inuu hore u galo…

      Read More

      (DAAWO) Masiibadii Ku Habsatey Xulka England Iyo Xulka USA Ma Ka Aarsandoonaa Xulka Japan(Fifa Women World Cup 2015) By Jaahuur.

      Canada-July-02-2015 (SDN/QJ) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka (Women World Cup) oo ciyaartii kama dambeysta aheyd u soo baxeen xulka USA iyo xulka Japan. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan ayaa haddana xulka USA isu diyaarinayaa inuu ka aarguto,taas oo wali maskaxdooda ka guuxeyso guuldaradii ka qabsatey sannadkii 2011 markii xulka…

      Read More

        Wasiir Hore Uga Tirsanaan Jirey Xukuumadda Oo Faro Ciddiyahood Kaga Fagakaday Gacanta Ciidanka Qaranka Oo Fadhiisimo Cusub Ka Samaystay Magaalada Widhwidh

        Widhwidh:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka Naga soo gaadhaya Deegaanka Widhwidh ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in ciidamada qaranka somaliland ay Gudaha u galeen Magaalada, iyadoo fadhiisimo dhawr ah ka samaystay Koonayaasha Magaalada. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in ciidamadu halkaas ku tageen Rabitaanka shacabka Reer Widhwidh, iyadoo Odayaasha iyo waxgaradka Deegaanadaasi codsadeen in ciidamadu halkaas gaadhaan, isla-markaana kala…

        Read More

          Mudane Katirsan Baarlamaanka Somalia Oo Borama Lagu Xidhay

          Borama:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Wararka nasoo gaadhaya, ayaa sheegaya in mudane katirsan Baarlamaanka Somalia lagu xidhay Gudaha magaalada Borama, kadib markii la ogaaday inuu Halkaas dhuumasho ku joogo. Wararku waxa ay intaas ku darayaan inuu xildhibaankaasi isla deegaanka Borama kasoo jeedo, isla-markaana oo muddo halkaas ku sugnaa. Xildhibaanka la xidhay ayaa magaciisa lagu soo koobay Axmed Xasan, waxaana xadhigiisa…

          Read More

            Kenya: Askari Madaxa Iska Toogtay Iyo Nuxurka Warqad Uu Qoray Kahor Intii Aanu Is Dilin

            Nairobi:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Sarkaal katirsanaa Ciidamada Booliska dalka Kenya, ayaa laba habeen ka hor qudha iska jaray, markii ay is af-dhaafeen haweenay ay isku cimdanaayeen, iyadoo dilkaasina ka dhacay   xaafada Embakasi ee magaalada Nairobi.   Askarigan ayaa kahor inta aanu is dilin ku dhaqaaqay dhacdo dad badan argagax ku riday, kadib markii uu weerar ku qaaday guriga ay…

            Read More

              Akhri Magacyada Hoggaan Cusub Oo ay DDS. Ethiopia Yeealan Doonto Shanta Sano ee Soo Socota

              Jig-jiga:Jully,02,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay dhawaan Gebi ahaanba shacabka Reer Ethiopia u dareereen Doorashooyinkii dalkooda ka dhacay, ayaa xisbiga haya Talada Ismaamulka Ethiopia uu doortay hoggaankii Dawladda Halkaas ka talin doonta Muddada shanta sano ee soo socota.  Wararka ka imaanaya Magaalada Jigjiga ayaa sheegaya in shir ay isugu yimaadeen Xubnaha Golaha dhexe, ay ku doorteen  hoggaanka xukumada…

              Read More

                “Waxaanu leenahay Dubai ba hadduu safiir degay maxaa duunyo loo dadaal galay” Boobe Yuusuf Ducaale DAAWO

                Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay hanjabaadii uu xisbiyada mucaaridka u diray wasiirka arimaha gudaha Somaliland Md Cali Maxamed Warancade. Xoghaya warfaafinta xisbiga Waddani Boobe Yuusuf Ducaale oo warbaahinta gudaha u waramay ayaa ka hadlay shir ay doraad madaxtooyada ku qabteen hoggaanka xisbiga Kulmiye iyo Madaxwayne ku xigeenka Somaliland…

                Read More

                  Gudoomiyaha Madasha Wada-tashiga Mujaahid Xasan Guure oo ka Sheekeeyay Heerka ay Gaadhsiisan tahay Saaxiibtinimada Isaga Iyo Wasiirka Madaxtooyada DAAWO

                  Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Siyaasiyiinta la baxay Madashada Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka Somaliland Xasan Guure Jaamac, ayaa sheegay inay Saaxiibbo fiican yihiin isaga iyo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan. Xasan Guure waxa uu ka warramay ujeedooyinka loo aasaasay Madasha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka ee ay ku midaysan yihiin Siyaasiyiin reer Somaliland ah,…

                  Read More

                    Wasiiro ka socda Xukuumada oo Sharaxaad ka bixiyay Halka Uu Marayo Mashruuca Biyo Balaadhinta Magaaladda Burco DAAWO

                    Burco 02.July 2015 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo lagaga wada hadlayo biyo balaadhinta Burco oo ay ka qayb galeen Wasiirro Maamulka gobolka Togdheer iyo degmada Burco masuuliyiinta wakaalada Biyaha ayaa lagu qabtay xarunta gobolka Togdheer ee Burco.   Wasiirrada Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire,Wasiirul dawlaha Maaliyadda  Cismaan Cabdilaahi  Saxardiid(Caddaani) Wasiirul dawlaha  Wasiirul dawlaha khayraadka Biyaha…

                    Read More

                      Hargaysa oo lagu Qabtay Kulan Ku Saabsan Dhamays-tirka Dastuurka Kubada Cagta

                      Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Agaasimaha guud ee Wasaarada Ciyaaraha Somaliland ayaa shalay magaalada Hargeysa ka furay kulan hawleed ku saabsan sidoo loo dhamays-tiri lahaa qabyo qoraalka dastuurka kubada Cagta jamhuuriyada Somaliland. Kulan hawleedkan  oo lagu qabtay hoolka ururka dhalinyarada ee SONYO  oo socon doona mudo laba cisho ah, ayaa xidhiidhka kubada cagta Somalilladn waxa uu halkaasi ku…

                      Read More

                        Kulamo Ku saabsan Tayaynta Shaqaalaha Dawlada Somaliland Iyo Kor u qaadista Maamulka Shaqaalaha oo Hargaysa Lagu soo Gabo Gabeeyay DAAWO

                        Hargaysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Tababar ku saabsan kor u qaadida maamulka iyo maareynta shaqaalaha Wasaaradaha iyo Hay’adaha dawladda ee hawlaha mashaariicda ay fuliyaan laga taageero Sanduuqa Horumarinta Somaliland ee SDF, ayaa la soo gabagabeeyey. Xaflad loo sameeyey xidhitaanka tababarkaasi oo lagu qabtay huteelka Ambassador ee magaalada Hargeysa maanta, waxa ka qaybgalay Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda,…

                        Read More

                           “Waxay Dawladu si Xun ula dhaqantaa Qurbejooga Somaliland ee Gobolka Awdal kuwaas oo ay Xidhxidho” Gudoomiye Xigeenka Waddani DAAWO

                          Boorama 02.July 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiye xigeenka 1-aad ee xisbiga Waddani, ayaa sheegay in xukumaddu si joogta ah xadhig ugula kacdo dad qurbaha ka soo laabtay Gaar ahaan kuwa u dhashay Gobolka Awdal oo aan wax dambi ah lahayn, kuwaasi oo marka muddo jeelka lagu hayo dib loo soo daayo.   Mudane Seed, oo saxaafadda kula hadlay…

                          Read More

                            Tartan Ciyaareed lagu Maamuusayo Xoghayihii Geeriyooday ee Ururka Suxufiyiinta Solja oo Hargaysa ka Furmay

                            Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland Yuusuf Cismaan Garas ayaa Xalay si rasmi ah u furey tartanka Bisha Ramadaan Ee Kubadda Kolayga (Basket Ball) oo loogu magac daray Alle ha u naxariiste Xoghayihii hore ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo shil gaadhi ku geeriyooday Bishii…

                            Read More

                              Xiisadii Muranka Soohdinta Badda ee Kenya Iyo Somalia oo Cusboonaatay iyo Dhawaq labada dhan ka soo yeedhay

                              Nairobi 02.July 2015 (SDN/QJ)- Xoghayaha Arrimaha Dibadda Kenya, Aamina Maxamed, waxay u sheegtay Baarlamaanka Kenya in ay Dowladda Soomaaliya ka heshay ballanqaad muujineya in ay Soomaaliya diyaar u tahay in ay la soo noqoto dacwadda ka dhanka ah Kenya ee ku saabsan muranka soohdinta badda, si khilaafka looga dhammeeyo dhexdhexaadin ka baxsan maxakamadda qaramada midoobay…

                              Read More

                                Mudane Ka Tirsan Golaha Wakiilada oo Gaadhigii Lixaad ee uu Iibiyo ku Wareejiyay Maamulka Degmada Qori-lugud

                                Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cali Xasan Maxamed (Marreexaan) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaadhi noociisu yahay Surf cusub ku wareejiyey maamulka degmada Qorilugud oo ka tirsan Gobolka Buuhoodle . Xaflad kooban oo wareejinta gaadhigan oo ah kii lixaad ee xildhibaanku ugu deeqo degaannada Gobolka Togdheer oo laga soo doortay…

                                Read More

                                  Maraykanka Iyo Cuba Dib u furista Safaarado Xidhnaa Mudo Nus Qarni ah Iyo Bilowga Xidhiidh Cusub

                                  Washinton 02.July 2015 (SDN/QJ)- Waddamada Maraykanka iyo Cuba ayaa ku heshiiyey inay safaraadahoodii dib uga furtaan caasimadaha Washington DC iyo Havana. Madaxweynayaasha dalalkaasi ee Barack Obama iyo Raul Castro ayaa bishii December ku dhawaaqay inay dib u soo ceshedaan xidhiidhkoodii diblamaasiyada.   Waaxda Arrimaha Dibedda ee Maraykanka waxaa looga baahanyahay in ay laba isbuuc oo…

                                  Read More