“Ninka barta qur’aanku wuxuu safiir u yahay Ilaahay oo wuxuu sidaa oo caalamka iyo bulshadiisa ka dhaadhicinayaa waa kitaabka Ilaahay” Warancadde
Hargeysa 02.July 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Arrimaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Maxamed Warancadde, ayaa sheegay in wanaag badan ka muuqdo dalka Somaliland, isagoo xusay in barashada diinta islaamka iyo xiftiga qur’aanka kariimka ah yihiin waxyaabaha ugu muhiimsan ee if iyo aakhiro lagu gaadho horumar. Md. Cali Maxamed Warancadde oo hadal ka jeediyey xaflad lagu xidhay tartan…
