“Marnaba Aqbali Mayno Soohdinta u dhaxaysa Punt land iyo Maamulka Gobolada dhexe” Madaxweyne Gaas

    Garoowe 01.July 2015 (SDN/QJ)-  Madaxweynaha dowladda Puntland ee Soomaaliya,Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa si cad u sheegay Puntland inaanay  cidna magan uga ahayn dowladnimadeeda. Cabdiweli oo khudbad ka jeediyay xuska munaasabad lagu xusayo 1-da July oo ah xilligii ay xoroobeen gobollada koonfurta oo Lagu qabtay  xarunta madaxtooyadda ayaa sheegay dowladiisa inanay  dhagaha ka xidhan doonin…

    Read More

      Siyaasi isaga dab qaaday Xisbiyada Somaliland oo Madaxweyne Siilaanyo Wasiir Ku Xigeenka Arrimaha Dibada u Magacaabay Iyo Wasiir ku Xigeen la bedelay

      Hargaysa 30.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa magacaabay Axmed Aadan Ismaaciil (Kayse) u magacaabay inuu noqdo Wasiir Ku xigeenka cusub ee wasaaradda Khaarajiga, halka uu Wasiir Ku xigeenkii hore ee wasaaradaasna u bedalay wasaaradda xidhiidhka Goleyaasha. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafeed uu caawa soo saaray afhayeenka madaxtooyadda Somaliland Md. Axmed…

      Read More

        Madaxwayne Xasan Shiikh Maxamuud Oo Ka Qayb Galay Kulan Baarlamanka Somaliya Kulahaayeen Golaha Shacabka.

        Muqdisho,30,6,2015(QJ/SDN)-Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay kulan Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia ay ku leeyihiin xarunta Golaha shacabka ee Magaalada Muqdisho.  Xasan Sheekh Maxamuud oo Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia hortooda Khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay arimaha guud ee xaalada dalka Somalia. Madaxweynaha wuxuu soo hadal qaaday arimaha Maaliyada dalka, wuxuu sheegay in Wasaarada Maaliyada…

        Read More

          Xukuumadda Iyo Xisbiga KULMIYE Oo Qodobo Ka Soo Saaray Mawqifkooda Doorashada,Mucaaridkana ka dalbaday inay Guurtida u Tagaan DAAWO

          Hargaysa 30.June 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil(Saylici), oo ay hareero taagan yihiin hogaanka Kulmiye iyo wasiiro xukumadda ka tirsan ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen aqalka Madaxtooyada Somaliland waxay ku sheegeen inaanay xukumadda iyo xisbigeedu ka bixin heshiiskii Siyaasiga ahaa ee Xukumadda iyo saddexda Xisbi qaran iskula waafaqeen in doorashada la qabto…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo Wiilka Uu Sodogga U Yahay Ee Baashe Cawil iyo Siyaasi Mingiiste U Magacaabay Xilal Cusub|

            Hargaysa 29.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3383/062015, ku magacaabay laba danjire oo cusub, Somaliland u fadhiyi doona Dalalka China iyo Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somaliland u fadhiya…

            Read More

              Madaxii Garsoorka Afgooye oo ladilay iyo Sarkaal Melleteri oo Beled Weyne Lagu Toogtay.

              Muqdisho, 30,6,2015(QJ/SDN)-Wararka ka imaanaya degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ladilay madaxii garsoorka maxkamadda degmadaasi xilli maalmo ka hor gudaha degmada lagu khaarijiyay madaxii canshuuraha. Xoogag bastoolado ku hubeysan ayaa xaafadda Buunda Yareey ku dilay Maxamuud Burfaani oo heystay garsoorka daaquudka ah ee degmada Afgooye. Goob joogayaal ayaa sheegay in raggii dilka…

              Read More

                “Annaga waxba yaanay noo dirin Guurtida iyagaa isxambaarsane, guurtida, dawladda iyo Wakiilladu way isxambaarsan yihiin, waa heshiis oo waa hal xisbi.”Eng. Faysal Cali-waraabe.

                Hargeysa:June,30,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga  Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa ka falceliyey Mawqifkii ay maanta Xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye iska taageen Fulin la’aanta heshiiskii ay axsaabta mucaaridka la gashay. Faysal Cali-waraabe oo maanta warbaahinta la Hadlay waxyar kadib markii ay xukuumaddu sheegtay inay heshiiskii taageersan tahay oo aanay ka bixin, ayaa sheegay in xukuumadda Marti loogaga yahay sidii…

                Read More

                  Talyaaniga Oo Badda Kasoo Faqay Meydadka Tahriibayaal 800-Qof Gaadhaya Oo Saddex Bilood Kahor Geeriyooday

                  Lampedusa:June,30,2015(SDN/QJ)-Ciidamadda Badda Talyaaniga, ayaa Bilaabay hawlgallo ay badda kaga soo saarayaan Meydaka ugu yaraan  800 –tahriibe  oo Badda ku dhintay Saddex Bilood kahor. Meydadka tahriibayaasha ayaa la sheegay inay weli saaran yihiin doonidii ay la socdeen oo bada ku degtay, waxaana hawlgalkan ka qeyb qaadanaya saddex Markab oo uu leeyahay militariga Talyaaniga oo doonaya in…

                  Read More

                    Xukuumadda Iyo Xisbigeeda Kulmiye Oo Markale Jawaab Aan Lagu Qanci Karin Ka Bixiyey Taabbogelinta Heshiiskii ay Axsaabta Mucaaridka la galeen

                    Hargeysa:June,30,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbigeeda Kulmiye, ayaa Maanta markii ugu horraysay Ka Hadlay buuq ay mucaaridku ka keeneen cago jiid soo galay fulinta Heshiiskii xukuumaddu hore ugu gashay murankii ka dhashay Muddo-kordhinta. Shir jaraa’id oo ay maanta  madaxtooyada ku wada qabteen Hoggaanka Xisbiga Kulmiye iyo Xukuumadda oo uu Madaxweyne-ku-xigeenku wakiil ka ahaa, ayaa lagu sheegay…

                    Read More

                      Sarkaal Katirsanaa Ciidamada Ethiopia Iyo Ciidan Uu Wato Oo Al-shabaab Isu Dhiibay

                      Afurow:June,30,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka laga helayo Deegaanno katirsan Gobolka Bay, sarkaal  katirsanaa Ciidamada Ethiopia ee  kamidka ah Xoogagga AMISOM, ayaa iskudhiibay  Ciidamada Al-shabaab ee Halkaas ka dagaallamaya. Sarkaalka is dhiibay,  ayaa    la sheegayaa inay  la socdeen ugu yaraan afar askari oo kale waxana ay isku dhiibeen cutubyo shabaabka katirsan oo ku sugan deegaanka Afurow ee…

                      Read More

                        Ardayda Reer Kenya Oo Lagu Eedeeyey Inay Lacago Joogto ah Ka Qaataan Kooxda Al-shabaab

                        Nairobi:June,30,2015(SDN/QJ)-Ardayda wax ka barata Gudaha Waddanka Kenya, ayaa lagu eedeeyey inay lacago laaluush ah ka qaataan Kooxda Al-shabaab, iyadoo eeddaasna uu jeediyey Agaasimaha xarunta ka hortagga argagaxisada dalkaasi Kenya Isaac Ochieng. Mr Ochieng ayaa sheegay in ay heleen magacyada qaar ka mid ah ardayda ku biirtay Al-shabaab iyo Al-Qaeda ee mushaharka ka qaadat. “Aad ayay…

                        Read More

                          “Khilaafka waxa kala saari karta oo qudha Maxkamadda Dastuuriga,wax dacwad ah oo loo gudbiyeyna ma jirto, haddii muddadii shanta sanno ahayd dhammaatayna…” Siyaasi C.laahi Jawaan

                          Hargeysa 30.June 2015 (SDN/QJ)- Siyaasiga Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) oo ahaa Guddoomiye-ku-xigeenka Komishankii u horreeyey doorashooyinka, ayaa ku baaqay in laga wada shaqeeyo sidii doorashooyin xor iyo xallaal ah uga qabsoomi lahaayeen Somaliland, isla markaana aanay markale dib uga dhicin waqtiga Guurtidu kordhiyeen ee ku beegan 27 March 2017. Md. Jawaan oo khadka telefoonka…

                          Read More

                            “Nafteydu Waxay Leedahay Mudadii Lagu Kordhiyey Golaha Wakiilada Ee Shanto Sanno Aheyd Waxay Kaaga Eeg Tahay 26 Ee 2015-ka” Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro

                            Hargeysa 30.June 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna hogaamiyaha Xisbiga Waddani Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa hadal uu hore uga sheegay Xaflad Labadda Xisbi Mucaarid iyo Madasha Tadda Tashiga iyo Toosintu ay isbahaysi ku sameysteen, ayuu kaga dhawaaqay go’aamo dhawr qodob oo naftiisu uu kula shawray kuwaasi oo ay ka mid aheyd in…

                            Read More

                              Xurgufta Jabuuti Iyo Imaaraadka oo Fursad u Noqotay Maalgeshiga Dekedda Berbera iyo Doorka Itoobiya ka ciyaartay

                              Dubai 30.June 2015 (SDN/QJ)- Dagaalada dalka Yemen ayaa la sheegay inay keeneen fursad Somaliland ku hesho dhaqaale lagu maalgeliyo dekedeeda Berbera, maalgelishaas oo ka imanaya waddanka Imaaraadka Carabta oo khilaaf siyaasadeed soo kala dhex-galay waddanka Jabuuti oo heshiisyo mashaariic tiro badan lagu fulin lahaa dhexmareen. Sida lagu sheegay warbixin maalgeshiga dekedda Berbera ay ka diyaariyeen…

                              Read More

                                Kulan lagu Daah Furayay Buug Ka Hadlaya Tayaynta Wadooyinka Somaliland oo Hargaysa Lagu qabtay DAAWO

                                Hargeysa 30.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada waraafinta Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), ayaa ka qaybgalay kulan lagu  soo bandhigay Buug lagu naaqishayo tayaynta Wadooyinka Somaliland, waxaana barnaamijkan qayb ka ah hay’adda Wadooyinka Somaliland. Kulan oo lagu qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargeysa waxa ka soo qaybgalay Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), Maareeye ku xigeenka…

                                Read More

                                  Dawlada Somaliland oo Amar Cusub iyo Talaabo adag ka qaadaysa Gaadiidlayda Wata Baabuurta Turusku ka horeeyo iyo Sababaha Keenay

                                  Hargeysa 30.June 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan, ayaa digiin u diray wadayaasha gaadiidka, gaar ahaan kuwa gaadiidkoodu leeyihiin turusyada hore. Wasiir Warancadde waxa uu Ciidanka nabadgelyadda Waddooyinka ku amray inay tallaabo sharci ah ka qaadaan maanta laga bilaabo gadiidka lagu arko iyagga oo…

                                  Read More

                                    Liiska Xildhibaanada Gal Mudug oo la Shaaciyay iyo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Cusub Ee Galmudug Oo Todobaadkan Dhacaysa

                                    Cadaado 30.June 2015 (SDN/QJ)- Doorashada Madaxweynaha maamulka cusub ee Galmudug oo lagu wado in toddobaadka soo socdo ay ka dhacdo magaalada Cadaado lana doortay guddoomiyaha iyo guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Galmudug, ayaa haatan la soo dhamaystiray xubnaha xildhibaanada Baarlamaanka maamulkaas. Golaha Baarlamaanka Galmudug oo ka kooban 89 xubnood ayaa haatan waxaa la shaaciyay 88 xubnood…

                                    Read More

                                      Madaxweynaha Kenya Iyo Hoggaamiyayaasha Mucaaridka Oo Ka Wada Qayb-galaya Kulanka Kisumu

                                      Nairobi 30.June 2015 (SDN/QJ)- Kulan maanta ka dhacaayo Mac’hadka Jaamacada Uzima ee magaalada Kisumu ee ku taallo galbeedka Kenya,  ayaa waxa ka wada aayb-galay Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo hogaamiyaha Mucaaradka ee Raila Odinga. Labadaan masuul oo ku loolamay doorashidii ugu dambeysay ee Kenya ka dhacday bishii March 2013, ayaa sidoo kale waxey kala hogaamiyo…

                                      Read More