Wejiga Labaad ee Dhismaha Wadada Bali Gubadle Iyo Hargaysa oo la Bilaabay

    Hargeysa 30.June 2015 (SDN/QJ)- Guddida gacanta ku haysa dhismaha waddada isku xidhaysa magaalooyinka Hargeysa iyo Balli-gubadle, ayaa shaaciyey inay bilaabeen toban killo mitir oo cabbirka dhismaha jidkaas ka dhigaya 15 km, kuwaasoo dadweynaha iyo qurba-jooga Somaliland ugu baaqay inay ka qaybqaataan dhamaystirka jidkaas. Xubnaha guddida jidka Balli-gubadle oo saxaafadda la hadlay shalay, ayaa faahfaahin ka…

    Read More

      Sarkaalkii u Horeeyay oo ka Tirsanaa Ciidanka Itoobiya ee Gudaha Somalia Jooga oo u Goostay Dhanka Alshabaab

      Baydhabo 30.June 2015 (SDN/QJ)- Sarkaal ka tirsanaa ciidammada Itoobiya ee qaybta ah hawlgalka AMISOM ee Somalia oo magaciisa lagu sheegay John, ayaa isu dhiibay dagaalyahannada Al-shabaab, kaddib markii uu ka baxsaday saldhig ciidanka Itoobiya ku leeyihiin degmada Qansaxdheer oo ka tirsan Gobolka Bay habeennimadii Axadda. Sarkaalka baxsaday ayaa la sheegay inuu socad ku tagay degaanka…

      Read More

        SOOMKA, Weydiin & War-celin Qalinkii Xassan Cumar Hoorri Qaybta 1aad

        Hargeysa 30.June 2015 (SDN/QJ)-Alxamdulillah. Mahaddu Allah ayay u sugnaatay. Allaha innagu galladay nimcada Islaamka. Nabad iyo naxariista Eebbe korkiisa ha ahaato, Muxammed, ergayga Allah u soo diray addoomahiisa si uu uga saaro mugdiga, uguna yabooho libinta ifka iyo liibaanta aakhiro. Qormadan waxaan ku eegi doonnaa weydiimo la xidhiidha bisha Ramadaan iyo sidii ay culimada Islaamku…

        Read More

          Xeer-ilaaliyihii Guud Ee Dalka Masar ee Dacwada ku oogayay Madaxweynihii la Inqilaabay ee Mursi oo Qarax ku Geeriyooday

          Qaahira 30.June 2015 (SDN/QJ)- Xeer Ilaaliyihii guud ee dalka Masar ayaa u geeriyooday dhaawicii ka soo gaaray qarax lala eegtay gaari uu la socday magaalada Qaahira. Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Masar ayaa u sheegay Wakaalada Wararka ee AFP in Xeer Ilaaliyaha Hisham Barakat uu geeriyooday.   Weerar ayaa ka dhacay degmada Heliopolis ee Caasimada Qaahira,…

          Read More

            Aas Qaran oo Hargaysa loogu sameeyay Sadex Xubnood oo Shil Baabur Shalay Ku Geeriyooday DAAWO

            Hargeysa 29.June 2015 (SDN/QJ)- Alla ha u naxariistee si heer Qaran ah ayaa loogu aasay Qubuuraha Naasa-hablood ee duleedka magaalada Hargeysa saddex Marxuum oo ku geeriyooday Shil Baabuur oo Axaddii ka dhacay jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera, kuwaasoo kala ahaa Weriye iyo laba Sarkaal. Saddexdan Marxuum ee Aaska Qaran loo sameeyey, waxay kala…

            Read More

              Taariikhda Islaamka: Boqorkii Sadexaad Ee khilaafada Umawiyiinta.

              Taariikhda Islaamka: Boqorkii Sadexaad Ee khilaafada Umawiyiinta. Waxa uu ahaa Mucaawiye binu yaziid, waxa uu xilka qabtay sanadkii 64 ee hijriyada, wuxuu Mucaawiye ahaa nin aad u dhalinyaro ah markii uu xilka qabtay, isla wakhtigaas uu xilka qabtayna waa uu xanuunsanaaa . waxaana Khilaafadiisu ahayd 40cisho oo kaliya. Tariikhyahanadu waxay sheegaan in uu ahaa nin…

              Read More

                Maxay Xukuumadda Somaliland Ka Tidhi Wararka Sheegaya Inay Ku Deeqayso Ciidamo La Dagaallama Fallaagada Xuutiyiinta

                Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Kadib markii ay warbaahinta dalka qaarkood daabacday warar sheegaya in xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku hawllan tahay sidii ay u qori lahayd Ciidamo la dagaallama Jabhadda Xuutiytiinta Yemen, ayey Jawaab cad oo arrintaas ka dhan ah Xumuumaddu markii ugu horraysay Bixisay. Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland  ee dhinaca Maamulka iyo Dawladaha Hoose Axmed Faarax…

                Read More

                  Faah faahin kasoo baxeysa Weerar Al-shabaab ku qaadeen Akademiyada Kismaayo

                  Kismaayo, 29,6,2015(QJ/SDN)- Faah faahin kasoo baxeysa Weerar Al-shabaab ku qaadeen Akademiyada Kismaayo Wararka ka imaanaya Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ay xalay weerar culus ku qaadeen xarun Ciidamada Maamulka Jubba ku lahaayeen Kulliyadii Akademiyada ee Duleedka Kismaayo. Dagaalka ayaa la sheegay in uu socday daqiiqado badan ayna…

                  Read More

                    Ururka Midowga Africa oo Qaadacay Kormeerka Xaruumaha Doorashooyinka Dalka Burundi

                    Bujunbura, 29,6,2015 (QJ/SDN)-Urur weynaha midowga africa ayaa ka horyimid ka qayb qaadashada ay shaqaalahooda ka qayb qaadan lahaayeen kormeeridda, in si xaq ah ay u dhacaan doorashooyinka la qorsheeyay inay ka dhacaan dalkaasi… Maanta oo Isniin ah ayaa waxaa dalka Burundi ka dhaceya Doorashada Baarlamaanka, waxaana la filayaa in doorashada Madaxweynaha ay dhacdo 15ka bisha…

                    Read More

                      Gudoomiyaha Garabka Dhallinyarada Ee Xisbiga Waddani Oo Kulan Xogg-waran ah La Yeeshay Gudoonkii Hore.

                      Hargeysa, 29,6,2015 (QJ/SDN)- Gudoomiyaha garabka dhalinyarada xisbiga waddani ee heer qaran Maxamuud Cabdillaahi Cabdi (Gaagaab) oo ay weheliyaan gudoomiye ku xigeenka garabka dhalinyarada Eng Saynab Axmed Cali , Xoghayaha guud ee garabka dhalinyarada Cabdifataax Siciid Axmed (Aftax) iyo afhayeenka garabka dhalinyarada Maxamed Sadiiq Dhamme, ayaa maanta kulan xog waran ah la yeeshay gudoonkii hore ee garabka…

                      Read More

                        Cillad Ku Timi Ambulance-kii Sallaxley Oo La Weriyey In Loo Xaraashayo Dhul Wadada Cad Leedahay Iyo Dadka Quus Laga Muujiyey In Wasaaradda Caafimaadku Wax Ka Qabato

                        Hargeysa June 29,2015 (SDN/Hubaal)- Baabuurka keli ah ee gargaarka degdega ah (ambulance) ee uu lahaa cusbitaalka degmada Sallaxley ayaa dhawrkii maalmood ee u dembeeyey u fadhiyey cillad ku timi kadib markii uu jabay isla markaana wax ka noqday Geer bogoska. Baabuurkan oo ah Ambulance-ka keliya ee ay degmadu leedahay oo ay dabayaaqadii kal saddexaad [2013] ay…

                        Read More

                          Rooda Cadhoole: Dhaxal waxaan u leenahay Calanka Jabuuti(DAAWO)

                          Jabuuti:Rooda Cabdiraxmaan Cadhoole oo ka warbixineysa Xoriyada Jabuuti iyo qiimaha uu ugu fadhiyo qoyska ay ka soo jeedo iyo Taariikhda dhabta ah ee xoriyada Jabuuti oo loo sheego Dhalinyarada soo keceysa. halkan hoose ka daawo   https://www.facebook.com/160093767475493/videos/498521196966080/?video_source=pages_finch_main_video       Roda Abdourahman Adholeh, fille du héros national et martyr pour notre indépendance, a pris part…

                          Read More

                            Dhismihii Wasaaradda Xoolaha Ee Sallaxley Oo Dhulka La Sinmay iyo Xildhibaan Weli Xaawo Oo Ka Deyriyey Xaaladda Cusbitaalka

                            Hargeysa June 29,2015(SDN/Hubaal)-Xildhibaan Axmed Maxamed Aadan (Weli Xaawo) oo kamid ah Mudanayaasha aqalka golaha wakiillada Somaliland ayaa ka deyriyey adeegayaddii caafimaad ee wasaaradda caafimaadka iyo wasaaradda xanaannada xooluhu u fulin jireen degmada Sallaxley ee gobolka Hargeysa, kuwaas oo uu sheegay in xafiisyadii dawladeed ee degmada ay hadda xaalladoodu liidato. Xildhibaan Weli Xaawo oo hadal ka…

                            Read More

                              “Madaxweynuhu waa nin oday ah oo nin lagu ciyaaro ma aha, Dee ragga ku shaqaysanaya ee leh madaxweynuhu hasii joogo waxan leeyahay dhallinyaraad tihiine……” Eng. Faysal Cali-waraabe

                              Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa si weyn u dhaliilay Golaha Guurtida, waxana uu ku tilmaamay qaar aan u qalmin inay kuraastaas kusi fadhiyaan. Faysal Cali-waraabe oo warbaahinta la Hadlay, ayaa tilmaamay inuu wax ixtiraam ah u haynin Golahaas, waxana uu ku tilmaamay Gole dhaxaltooyo isku rigay,“Guurtidu agtayda waxba kama aha, waayo sharci kuma…

                              Read More

                                “Wax xil ah oo Xukuumaddan ka dhammaaday ma jiro, waa tii loo kordhiyey Mucaaradkuna wey deg degeen” Jaamac Shabeel

                                Hargeysa June 29, 2015 (SDN/QJ) – Guddoomiyaha Golaha dhexe ee Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige (Jaamac Shabeel), ayaa sheegay in dhanka Xukuumadda iyo dhanka Xisbiga Kulmiye in aanay waxba iska bedelin heshiiskii ay la gaadheen Xisbiyada Mucaaradka eek u saabsanaa muddo kordhinta Xukuumadda iyo cayimada wakhtiga Doorashada, waxaanu sheegay in Mucaaradku…

                                Read More

                                  “Marka la gaadho 27-ka July waxaa noo qorshaysan inaannu shacbiga reer Somaliland iskugu keeno Madaxtooyada horteedda,” Jamaal Cali Xuseen.

                                  Hargeysa:June,29,2015(SDN/QJ)-Musharraxa Jagada Madaxweyne-nimo ee Xisbiga Ucid Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen, ayaa Go’aankii Guurtidu muddada ugu kordhiyeen Xukuumadda ku tilmaamay mid xaaraan ah oo aan la qaadan Karin, isagoo intaas ku daray inuu ahaa Go’aan aan loo meel deyin. Aqoonyahan Jamaal oo U Warramay qaarkamid ah warbaahinta, ayaa ku adkaystay in dhammaanba Qoddobada Guurtidu mudd-kordhintooda u…

                                  Read More

                                    Isku Shaandhaynta Xukuumadda, Mawqifka M.Siilaanyo, Wasiiradda Iyo La Safashada Madaxweyne Xigeenka

                                    Paris, June 29, 2015 (SDN/QJ)  Wargeyska Indian Ocean Newsletter (ION) ayaa cadadkiisii 26/6/2015 ku sheegay in Madaxweynaha Somaliland aanu diyaar u ahayn inuu beryahan xukunka ka dego oo uu sugayo inta bisha Ramadaan ka hadhay si uu isku shaandhayn ugu sameeyo Golihiisa Wasiirada, iyadoo uu dad ka mid ah muqarabiintiisa ku wargaliyey in aanu sinaba…

                                    Read More

                                      Hargaysa iyo Daahfurka Mashruuc Hal Sano lagu Tababarayo Suxufiyiinta DAAWO

                                      Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) –Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa daah-furay mashruuc balaadhan oo muddo hal sano ah socon doona kaasoo lagu horumarinayo saxaafadda Somaliland. Mashruucan oo qorshuhu yahay in muddo saddex sanno ah kor loogu qaado aqoonta iyo tayada saxaafadda Somaliland, waxa xaflad shaacintiisa loogu sameeyey huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa maanta ka…

                                      Read More

                                        Duur-joogta Somaliland Oo Dabar-go’ Qarka U  Saaran Iyo Beero Lagu Xannaaneeyo Oo Dalka Laga Hirgelinayo

                                        Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) –Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga Somaliland Axmed Maxamed Nuur, ayaa shaaca ka qaaday qorshe ay hay’ado caalami ah iyo Waddamo reer Yurub oo iskaashanayaa kaga caawinayaan Somaliland tira-koobka Duurjoogta ku dhaqan dalka isla markaana goobo dalka ka tirsan lagaga hirgelinayo beero lagu xannaaneeyo duurjoogta. Wasiir ku-xgeenka oo…

                                        Read More