“Mucaaridku Wuxuu Ugu Baaqayaa Shacbiga Inay Ku Dheggenaadaan, Xaqa Dimuquraadiyadeed Ee U Leeyihiin Doorashooyinka” Dr. Fadal

    Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) –Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ugu baaqay beesha caalamka inay saamayntooda xooggan u adeegsadaan sidii Somaliland uga bixi lahayd khilaafka siyaasadeed iyo dhibaatooyinka dastuuriga ah ee la xidhiidha arrimaha doorashooyinka. Xoghayaha arrimaha dibadda WADDANI Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo soo saaray warsaxaafadeed ku qoran luqadda Ingiriisiga , waxa uu…

    Read More

      Maxkamadda Denbiyada Culus ee Puntland oo Mar labaad Dib u Celisay Go’aan ka Gaadhista Eedaynta Abwaan Cabdi waaxid Gamadiid isaga iyo 4 Xubnood oo Kale DAAWO

      Garowe June 29, 2015 (SDN/QJ) – -Maxkamada dambiyada culus ee maamulka Puntland ayaa u fadhiisatay dacwada rag lagu tuhmayo inay hore uga tirsanaayee Xarakada Al shabaab. Raggan looga shakisan yahay inay ka tirsanaayee Al Shabaab oo uu ku jiro Abwaan Cabdiwaaxid Cali Gamadiid oo Ah Abwaan dhalinyaro ah oo ka soo jeeda Somaliland. Waxay Maxkamadu…

      Read More

        Majalada Theafricareport oo Wax ka qortay Muuqaalada Madaaradda Somaliland iyo Isbedelada ku soo Kordhay

        Paris June 29, 2015 (SDN/QJ) –Wargeyskan Magazine-ka ah ee Theafricareport Ee Dalka Faransiiska Xaruntiisu tahay , ayaa warbixinta uu Bishan June ku daabacay cadadkiisii u dambeeyey waxa uu diirada ku saaray Horumar xawli ah oo tibaaxay inay ka tisqaadeen Madaaradda Somaliland gaar ahaan Madaaradda Hargeysa iyo Berbera oo uu hoosta ka xariiqay inay ku talaabsanayaan…

        Read More

          Madaxtooyadda oo Wakiilada ku Ajburaysa in Laga Bedelo Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Wakiilada Xildhibaan Ibraahin Buubaa

          Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) – Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa joojisay bixinta guno ay qaadan jireen xubnaha guddida joogtada ah ee Golaha Wakiiladu. Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhinaca xukuumadda oo ku saabsan sababta ay wasiirka maaliyadu u joojisay gunadan miisaaniyada ugu jirtay guddida joogtada oo ka kooban 18…

          Read More

            “Waxaanu Wada hadal la Furaynaa Ehelu Suna Waljamaaca” Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug

            Cadaado June 29, 2015 (SDN/QJ) – Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir oo markii ugu horreysay la hadlay Warbaahinta ayaa sheegey inay Wadahadal la galayaan maamulka Ahlusunna Waljamaaca oo haatan gacanta ku haya Magaalada Dhuuso-mareeb oo lagu wado inay noqoto Caasimadda maamulka Gobollada Mudug iyo Galguduud. Casir oo Wareysi siinayay BBC-da ayaa sheegay…

            Read More

              Gabadh Maraykanka Madow ah oo Xabsi ku Mutaysatay Calanka Federaalka oo ay Dhulka Dhigtay

              Washington June 29, 2015 (SDN/QJ) –Ciidanka ammaanka dalka Maraykanka, ayaa xabsiga u taxaabay haweenay madaw ah oo u badheedhay inay calanka Federaalka ee dalkaas dhulka soo dhigto, kana dejiyo birta uu ka lulanayey, kadib markii dadka madawga ah ee ku nool Gobolka South Calorina ay ka cawdeen caddaallad-darrooyin lagu hayo. Gabadh lagu magacaabo Bree Newsome,…

              Read More

                Cakirnaanta Siyaasada Somaliland,Ku adkaysiga Guurtida ee Go’aankoodii,Diidmada Mucaaridka,Is gamaarinta dawlada Iyo Dareen Garawshiiyo leh DAAWO

                Hargeysa, June 29, 2015 (SDN/QJ) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa Ka Hadlay Xaaladda Cakiray Ee Somaliland ka jirta , Digniina U Diray Golaha Guurtida Somaliland  oo sheegay inay kahor yimaadeen heshiishkii ay gaadheen Xisbiyada mucaaridka iyo xukuumadda Somaliland.   Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Baroor diiq ah u diray Qoysaskii ay ka baxeen Sadex Marxuun oo Shil baabur ku Geeriyooday

                  Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo shacbiga Somaliland, ee ay ka geeriyoodeen 1.     Marxuum Weli Daauud Cigaal (masuul sare oo ka tursanaa Wasaaradda Maaliyada qaybta Qorshaynta) 2.     Marxuum Maxamed Daauud Yuusuf (Weriye ka tirsanaa Horn cable Tv) iyo 3.     Marxuum…

                  Read More

                    TACSI: Inaalillaah wa innaa ilayhi raajucuun.

                    Bahda Qurbejoog.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Allah Naxariistii Janno Haka Waraabiyee Wariye Maxamed Daa’uud oo goordhaweyd shil baabuur ku geeriyooday. Waxaanan ka tacsiyadeenaynaa Ehelkii iyo qaraabadii uu Ka Baxay iyo guud ahaanba Bahweynta Saxaafadda Somaliland gaar ahaana Telefishanka HORN CABLE TV oo uu ka tirsanaa. INAALILAAH WA INAA ILAYHI RAAJUCUUN.

                    Read More

                      War Deg Deg ah:- Agaasime ka Tirsan Wasaarada Maaliyada,Sawir Qaade ka Tirsan HCTV Iyo Askari ka mid ah Ilaalada Wasiirka Maaliyada oo Shil baabuur ku naf waayay

                      Hargaysa 28.June 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Sadex qof ayaa ku Geeriyooday Shil baabuur oo Galabta  ka dhacay Wadada Xidhiidhisa Magaalooyinka Hargaysa Iyo Berbera. Shilkan oo ka dhashay isku dhac laba baabuur Waxaa ku naf waayay Agaasimihii Waaxda Qorshaynta ee Wasaarada Maaliyada Marxuun Weli Daa’uud Cigaal, Sawir qaade Maxamed Daa’ud Yuusuf oo ka tirsan…

                      Read More

                      DAAWO Ciyaartii Ugu Xiisaha Badneyd Iyo Germany vs USA,Japan vs England oo u Soo Baxay Semi Finals(Women world Cup 2015) By Jaahuur.

                      Canada-June-28-2015(SDN/QJ)Saaxiibayaal qormadeena ciyaarha waxaynu ku lafa gureynaa koobka kubadda aduunka ee dumarka (Women world Cup) oo si xamaasad leh uga socda garoomada kala gaddisan dalka Canada. Haddaba Japan oo difaacaneysa koobkan waxay foodda isla gali doonaan England oo 2-1 uga soo badisey Canada iyo Germany rigoorayaal ku soo reebtey France waxayna isu babac dhigidoonaan USA,…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaariyay Guddoomiyaha Maxakamadda Sare

                        Hargeysa,June-28-2015(QJ/SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta xafiiskiisa ku dhaariyey Guddoomiyaha Maxkamada Sare Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed oo uu madaxweynuhu magacaabay 24/05/2015. Golaha baarlamaanka oo madaxweynuhu u gudbiyay Guddoomiyaha maxakamadda sare ayaa ansixiyay 03/June/2015, ka dibna uu xilkii gudoomiyaha maxkamada sare kala wareegay 08/Jun/2015, gudoomiyihii ka horeeyey ee xilka laga…

                        Read More

                          DAAWO SAWIRADA: Mudaharaad looga soo horjeeda Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Dowladda Fadaraalka Soomaaliya oo Garoowe ka Socda

                          Garoowe, 28Jun15(SDN/QJ)Mudaharaad looga soo horjeedo madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaanka fadaraalka soomaaliya, ayaa saaka ka bilaabmay gudaha magaalada garoowe, Mudaharaadkaan oo uu soo qaban qaabiyay maamulka degmada Garowe iyo kan gobolka Nugaal ayaa la sheegay in dadku ay uga soo horjeedeen go’aanka madaxweynaha iyo gudoomiyaha baarlamaaanka fadaraalka ee ku aadan maamulka gobolada dhexe ee Galmudug. Ka…

                          Read More

                            “Meel Madaxweyne Joogo madaxweyne-ku-xigeen wax saxeex ah oo uuu leeyahay ma jirto, faalsuuna ku saxeexay uu leeyahay Goob-joogaan ahay” Xildh. Indho-indho

                            Hargeysa:June,28,2015(SDN/QJ)-Afhayeenka Golaha Guurtida Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan Indho-indho, ayaa kusii adkaystay sharcinimada Go’aankii muddo-kordhinta ahaa ee Golaha Guurtidu hore ugu sameeyeen Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Golaha Wakiillada. Cabdiqaadir Indho-indho oo waraysi gaar ah siiyey Wargeyska Hubaal, ayaa sheegay inaan sinaba waxba looga beddelaynin Go’aankii ay hore Guurtidu u gaadheen, waxana uu eedo culus dusha…

                            Read More

                              Wariye Soomaaliyeed Oo Qarka u Saaran In Laga Soo Mustaafuriyo Dalka Canada, Laguna Soo Celiyo Somalia

                              Minneapolis:June,28,2015(SDN/QJ)-Wariye Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Liibaan Diiriye, muddo dheerna kamid ahaa Jaaliyadda Soomaaliyeed eek u dhaqan    Gobalka Minnesota ee dalka Maraykanka ayaa la sheegay in dalka Kanada laga soo masaafirinayo, laguna soo celinayo dhinaca Somalia.  Liibaan Diiriye ama  Ilyaas Macow ayaa waxa uu sannadkii 1998-dii ka soo tegay dalka Kanada, kadibna waxa uu yimid Gobalka…

                              Read More