Saynisyahan Caan ah Oo Mucjisada Kitaabka Qur’aanka Dartii Diinta Islaamka Ugu Soo Biiray
0ttowa:June,28,2015(SDN/QJ)-Waxa la shaaciyey in Dr Gary Miller oo ah Degtoor si weyn ugu xeel-dheer Arrimaha Saynista iyo Xisaabaadku uu qaatay diinta islaamka, kadib markii uu si weyn ugu fiirsaday Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah. Gary Miller oo u dhashay waddanka Canada, ayaa sidoo kale ahaa Baadari Diinta masiixigai ku fogaaday, waxaana baadhitaanno dhaadheer oo uu kitaabka…
