Midowga Yurub iyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland oo Carbis Mileteri Ku sameeyay Duleedka Berbera
Berbera, 27 June, 2015 (SDN/QJ)- Ciidamo ka tirsan Hawl-galka Midowga Yurub ee la-dagaalanka Budhcad-badeedda iyo Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland, ayaa xeebaha magaalada Berbera si wada-jir ah uga fuliyey hawl-gal carbis ah oo lagu tabobarayey Ilaaladaha Xeebaha Somaliland gurmadka deg-degga ah iyo baadi-doonka dadka ku qaraqma biyaha badda. Hawl-galkan oo uu soo qaban-qaabiyey Xafiiska Somaliland ee…
