Qorshe Shirqool oo ay isku bahaysteen Sirdoonka dalalka Sudan iyo Masar oo ay Faafisay Shabakada Afka dheer Wikileaks
Washington, 25 June, 2015 (SDN/QJ)- Sirdoonka Dalalka Masar iyo Suudaan, ayaa isku-dayey Qorshe ay doonayeen inay ku khaarajiyaan Madaxweynaha waddanka Koonfurta Suudan Salva Kiir iyo Sarkaal ka tirsan shaqaale hoosaadkiisa, iyada oo haya’daha Sirdoonka labada waddanka taageero ka helaya dowladda Boqortooyada Sucuudiga. Sida ay todobaadkan faafisay shabakadda Wikileaks oo gacanta ku dhigtay in ka badan…
