|

Dawalada hoose magaalda Hargeisa Oo Noqotay Mid Aan Gudan Shaqadii Dadwaynuhu U Igmaday

degmada M/haybe waxay ka mid tahay ama waxay tahay degmada ugu dhaqalaha badan marka loo eego cashauurta ka soo gasha salayda xoolaha oo kaliya taas oo ay ku cadeeneyso bisha carafo oo kaliya lacagta ka soo gasha dawlada hoose oo ah 800,000,000 s.l (sideed boqol oo milyan) marka laga reebo 11ka bilood ee kale

sida daraadeed iyodoo dhaqalahaasi ka soo galo ayaa waxaa cad in labada wado ee laga galo saylada xoolahoo aan lahay wax dayac tir ah oo ay ugu danbeysay dawladii maxamed siyaad bare dayac tir lagu sameeyo wxaa kale oo jira labo suuq ee degmoyinka m/haybe iyo Axmed  dhagax suuqi loo sameyey xiligii mayor jiciir maxay dawlada hoose imika ku heysa maamulka caasimada hoose waxba kumey

soltec1111

hargeisa SDN/QJ

maxamed Aadan Qurbejog

Concadt.somalidiasporanews.com

Comments are closed