Wariyihii Gaarka Ahaa Ee Madaxwayne Siilaanyo Oo Ka Tahriibay Cadaalad Daro Uu Kala Kulmay Maamulka Tvga Qaranka Somaliland

    Wariyihii gaarka ahaa ee madaxwayne siilaanyo Siciid Axmed Cawaale (Maazim) Ayaa lasheegayaa inuu dalka ka dhoofay kana dagay caasimada wadanka turkiga ee istanbul. Warar xog ogaala ayaa sheegaya in wariyahani cadho kaga baxay dalka kadib markii maamulka tvga qaranku kula kacay cadaalad daro iyo bahdilaad shaqadiisa ah, siciid maazim axmed cawaale oo mudadii xukuumada siilaanyo…

    Read More

    Alex Ferguson Muxuu Ku Suusey David Beckham?(By Jaahuur)

    London-Oct-23-2013-(SDN)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadadeynaa Manager-kii ama Tababarihii ka qaxay Man-United Alex Ferguson oo ku sheegey Book uu qorey inuu David Beckham Man United iskaga tago sababtu maxay tahay? Alex Ferguson dhawaajintaa uu ka dhawaajiyey inuu David Beckham oo ahaan jirey Kabtankii xulka England inuu Man United ka tago wuxuu isu maleeyey inuu…

    Read More

      Gudi hoosaad ka Tirsan Baarlamanka Somalia oo Xukuumada iyo Hay’adaha amaanka ka dalbaday in Sharciga la Hor keeno Cidii ka danbaysay dhaawicii Weriye Timcade

      Muqdisho 23.October 2013 (SDN)- Guddiga xuquuqul insaanka baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta sheegay in dowladda Soomaaliya iyo laammaha ammaanka laga doonayo in sharciga la horkeeno maleeshiyadii shalay dhaawacaday weriye Maxamed Maxamuud Tima-cade oo ka tirsan shaqaalaha TV-ga Universal xaruntiisa magaalada Muqdisho.   Guddoomiye ku xigeenka guddiga xuquuqul insaanka baarlamaanka Soomaaliya Muuse Sheekh Cumar ayaa sheegay in…

      Read More

        Ghana to Deploy 90 Police Officers for Peacekeeping in Somalia

        Accra, Oct 23, 2013 (SDN) –The African Union Mission in Somalia (AMISOM) will soon receive a boost with the deployment of ninety Ghanaian police officers to strengthen the Peace Support Operations mandated by the African Union. At the Kofi Annan International Peacekeeping Training Centre (KAIPTC) the officers are currently undergoing the intense pre-deployment training which…

        Read More

          British Links to Al-Shabab Revealed

          London, Oct 23, 2013 (SDN) –The names of almost 50 people from Britain who have links to al-Shabab – and related organisations – have been established by the BBC. Most of those on the list travelled to Somalia to fight or attempted to do so. Somali-based militants al-Shabab carried out the deadly attack on the…

          Read More

            Wefti ka Socda Dawlad Deegaaneedka Somalida Itoobiya oo Booqasho ku soo Maray Shan Gobol oo ka Mid ah Dalkaas

            Diri Dhaba 23.October 2013 (SDN)- Waftigan oo ahaa waftigii ugu balaadhanaa Dhanka DFI ee abid meel uwada baxa guud ahaanba dalka itoobiya ayaa waxay socdaal dheer oo dhinaca dhulka ah ku soo mareen 5 gobol oo ka mid ah gobolada deegaanka Soomaalida Itoobiya iyadoo ay ku wehelinayeen DhankXukuumada Madaxweynaha iyo Madax sare, waxayna socaalkaa dheer…

            Read More

              Maraykanka oo Shaaciyay inay Qayb Weyn ka Qaadan doonaan Dib u Dhiska Ciidanka Somalia

              Nairobi 23.October 2013 (SDN)- Mareykanka ayaa maanta sheegay in uu qeyb weyn ka qaadan doono dib u dhiska iyo tayeynta ciidanka xoogga dalka Soomaaaliya oo dowladda Soomaaliya ay haatan waddo qorsheyaal lagu doonayo in ciidanka dib loogu tayeynayo. Abaanduulaha ciidanka ururka ay ku mideysan yihiin Mareykanka iyo Afrika ee AFRICOM, Jeneral David Rodrigues iyo kaaliyaha…

              Read More

                Madasha Wada Tashiga oo Xisbiyada Mucaaridka ku Xawilay Qabashada Shirkii lagaga arrinsanayay aayaha dalka & Sababaynta go’aankooda

                Hargaysa 23.October 2013 (SDN)- Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa sheegay in Shirweynihii qaran ee ay hore ugu baaqeen ay qabanqabadiisa ku wareejiyeen Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid, waxayna sheegen in shirweynaha wakhtigii hore ay u cayimeen uu qabsoomayo, iyaga oo Aqoonayahanada Culimo awdiinka, haweenka, Siyaasiyiinta ugu baaqay in ay ka soo qaybgalaan…

                Read More

                  Madaxweynaha Punt land oo Furay Mashruuc ku Wajahan daryeelka deegaanka

                  Garowe 23.October 2013 (SDN)- Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Farole ayaa maanta daah furay mashruuc ballaaran oo loogu talo galay deegaanka,kaasoo dhaqaalihiisa ku deeqday Midowga Yurub. Xaflad lagu qabtay xarunta Jamacadda PSU ayaa waxaa kasoo qayb galay madaxwayne Farole ,wasiiro .hay’adda mashruucan ka shaqayn doona,gudoomiyaasha degmooyinka Puntland,haweenka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada,waxana goobta…

                  Read More

                    My Diary in UK,By Ismail Lugweyne

                    Personal diaries are great ways to keep track of our past, which we daily records for the events in person’s life experience written in certain format. It records important ideas that might otherwise be lost in the past. Over time, a diary will track your emotional and spiritual progress and motivate you to move ahead.There…

                    Read More

                      Somali-Swedes to fight Russia with clubs

                      A famous Swedish bandy coach and Somali refugees are out on thin ice, and aiming for Siberia and the bandy world championship. With little time to practice, they are hoping for at least some goals. The sound of sharp steel blades scratching the skating rink’s ice pierces the chill air as players on wobbly legs…

                      Read More

                        Somali Westgate Attacker Trained with Al-Shabab

                        Sources affiliated with militant group al-Shabab have identified one of the attackers in the deadly Kenya mall assualt as Yahya Ahmed Osman — also known as “Arab” — from the town of Buloburte in Somalia’s Hiran region. Sources told VOA’s Somali Service that Osman appears to be the same attacker that Kenyan officials named as…

                        Read More

                          Police arrest three suspects of Somali at oil site

                          Turkana County: Three suspects of Somali origin were arrested in an oil exploration site in Turkana South district following a tip by members of the public. The suspects were held inside Tullow Oil compound in Lokichar, after detectives and security officers stormed and pounced on them. Police declined to give details of the suspects, who…

                          Read More