” Waa in sharciga la horkeeno cidii isku daydey inay disho wariye Timocadde. Maamulka Universal TV, shaqaalaha iyo dhammaan bahda saxaafadda waa inaad sii labo jibaartaan howlaha muhiimka ah ee aad ummadda u heysaana” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud

    Muqdisho 22.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa si kulul u cambaareeyey falkii isku dayga dilka ee loo geystay Wariye Maxamed Maxamud Timacadde oo u shaqeynayey Universal TV, isla markaana hay’adaha amniga ku amray in sharciga la horkeeno cidii isku dayga dil u geystay Timacadde oo haatan isbitaal ugu jira…

    Read More

      Somaliland: Mobile Money in a Dusty Land

      Hargeisa, Oct 22, 2013 (SDN) -By the murky green-blue ocean in northwest Somaliland, there is an open-air café with no name. There is only one item on the menu. Patrons compete with hordes of flies and mangy street cats for fresh tuna pulled from the ocean, bisected, peppered, and grilled. This coastal town, Zeila, population…

      Read More

        Guddida Fulinta Ee Xisbiga Kulmiye Oo Shir Xaraaraddiisu Sarraysaa Uga Socdo Aqalka Madaxweyne-ku-xigeenka.

        Hargeysa:22-Oct-2013(SDN)-Shir albaabada la isku xidhay, ayaa haatan Guddida Fulinta ee xisbiga Kulmiye Uga Socda Aqalka Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi ismaaciil(saylici), waxana la soo sheegayaan in xaraaradda shirkaasi aad u kacsan tahay. Shirkan ayaa u jeeddadiisu tahay sidii loo ansaxin lahaa Guddida qabanqaabada ee dhawaan Guddoomiye Muuse u magacaabay shirweynaha xisbiga oo dhamaadka sannadkan lagu wado…

        Read More

          Wasiirka Arrimaha Dibada ee Somaliland oo Kulan la qaatay Ra’isal Wasaare ku Xigeenka Ethiopia

          Addis Ababa 22.October 2013 (SDN)- Wasiir Arimaha Debeda iyo Iskaashiga caalamiga ee Jamhuuriyada somaliland Mudane Mohamed Bihi Yonis, ayaa kulan gaara kula yeeshay xafiiskiisa Raysal wasaare ku xigeen ahna wasiirka arimaha debeda Ethiopia H; E Tedros Adhonom. kulankan oo qaatay saacad iyo badh waxay labada masuul iskula falanqeeyeen xidhiidhka soo jireenka ah ee walaaltimo ee…

          Read More

            Xisbiga Ucid oo Xukuumada ka dalbaday in sida ugu dhakhsiyaha badan loo soo qabto Nin ku eedaysan Toogasho Xildhibaan ka Mid ah Golaha Wakiilada

            Hargaysa 22.October 2013 (SDN)- Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka ee Ucid ayaa si adag u canbaareeyay Weerar hubaysan oo habeenkii xalay lagu qaaday Xildhibaan Maxamed Farax Qabile oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland. Xisbiga Ucid ayaa Tilmaamay in falkan uu Gaystay Sarkaal darajoo sare ka haya Ciidanka Booliska ee Somaliland,Waxaana sidaa lagu Sheegay War…

            Read More

              Urur Goboleedka Igad,Midowga Afrika, Midowga Yurub,Ingiriiska iyo Unsom oo Gaadhay Magaalada Kismaayo

               Kismaayo 22.October 2013 (SDN)- Wafdi ka socda urur goboleedka IGAD,Midowga Afrika, Midowga Yurub, UNSOM iyo Britain ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbada hoose. Xubnaha wafdiga oo hoggaaminayo wakiilka Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya, Michele Cervone ayaa ujeeddada safarkooda lagu sheegay in uu la xiriiro sidii ay taageero ugu muujin lahayeen heshiiska dowladda…

              Read More

                Ururka Suxufiyiinta Somalia oo Dhaleeceeyay Falkii lagu Dhaawacay Weriyaha Universal ee Muqdisho

                Muqdisho 22.October 2013 (SDN)- Ururka Suxufiyiinta Qaranka Soomaaliya (NUSOJ) ayaa cambaareeyay weerar maanta lagu qaaday weriye Maxamed Maxamuud Tima-Cadde, xilli uu ku soo jeeday xafiiska TV-ga Universal ee magaalada Muqdisho. Ragga hubeysan ayaa weriyaha rasaas ku furay, iyadoo rasaastu ay kaga dhacday xabbadka iyo qoorta, kaasoo hadda lagu daaweynayo Isbitaalka Madiina,dhaawaca weriyaha ayaa la sheegay…

                Read More

                  President Silanyo Sends a Message of Condolence to the family of the late poet Ali Hassan Adam (Ali Banfas)

                  Hargeisa, Oct 22, 2013 (SDN) -President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo) has today sent a message of condolence to the family, friends and to the Somaliland nation at large on death of the late poet Ali Hassan Adam (Ali Banfas) who passed away today in Hargeisa. President Ahmed Mohamed Mahmoud (Silanyo) said, “The late poet Ali…

                  Read More

                    Naval officers honoured for work in Somalia

                    Mogadishu, Oct 22, 2013  (SDN) -Two Royal Navy officers have been honoured for their work building up Somalia’s armed forces. Commanders Mark Barton and Dain Thorne served with the EU’s training mission in Africa for six months. Their aim was to train the country’s military to bring stability and security to one of the world’s…

                    Read More

                      Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Tacsi ah u diray Qoyskii & Qaranka Somaliland ee uu ka baxay Abwaan Cali Xasan Aadan (Cali Banfas)

                      Hargaysa 22.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo wuxuu tacsi u dirayaa Bah-Weynta Suugaanta ee ku hadasha Afka Somaliga meel ay joogaanba, isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Abwaan Cali Xasan Aadan (Cali Banfas) oo ku geeriyooday Magaalada Hargeisa 22.10.2013 laguna aasay.   Madaxweynuhu waxa kale oo uu tacsi taasi la mid…

                      Read More

                        Outstanding Achievement Awards 8 Personalities in Somali-land‏

                        An Outstanding achievement awards are honored for the personalities who have accomplished valuable contribution for the nations, the government officials, members from the civil societies, which their contribution recognized by the public in view of community development and Islamic scholars.Consequently some individuals from the government officials, civil organizations, businessmen and religious scholars have been nominated…

                        Read More

                          Wariye U shaqaynayey TV Universal Oo Lagu Dhaawacay Muqdisho

                          Muqdisho:22-Oct-2013(SDN)-Waxa saaka magaalada Muqdisho dhaawac xooggan lagu gaadhsiiyey Wariye Maxamed Maxamuud Timacade oo u shaqanayey Telefishanka Universal. Wariyaha ayaa la sheegayaa in koox hubaysani ay rasaas oodda kaga qaadeen, waxana ku d hacay in ka badan shan xabbadood oo meelo kala duwan ka helleelay. Dhawaca wariyaha ayaa la dhigay isbitaal madiino waxana dadkii halkaa gaadhay…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo Oo Lagu wado inuu ka qayb Galo Aas Loo Samayn Doono Marxuum Abwaan Cali-Banfas

                            Hargeysa:22-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa lagu wadaa inuu saacadaha soo socda ka qayb galo aas qaran oo loo samayn doono Eebe Ha u naxariistee marxuum Cali xasan aadan (cali-banfas) oo saaka ku geeriyooday magaaalada Hargeysa. Abwaanka ayaa in muddo ahba u jiifay cudurka Faalliga oo muddo hore haleelay, waxana  ku geeriyooday aqalkiisa oo…

                            Read More

                              “Waxaan Ku Heshiinnay Inaanaan Fulin Digreetadii Bilicda Magaalada Ee Wasiir Waran Cade,Sababtuna…”xil. Cabdiqani Daa’uud.

                              Borame:22-Oct-2013 (SDN)- Xildhibaan Cabdiqani Daa’uud Qalinle  Xoosh oo ka mid ah xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Boorama ayaa Maalintii shalay jir jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Boorama, waxa uu kaga warramay dib u dhac iyo habacsanaan ku timi Golaha Deegaanka Borama. Xildhibaanka ayaa si cad u sheegay inaanay jirin wax shaqo ah oo la…

                              Read More

                                Guddoomiye Muuse iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Kulanka Kale Xalay Ku Qaatay Madaxtooyada iyo waxyaabihii Laga Wada Hadlay

                                Hargeysa:22-Oct-2013(SDN)-Kulan kale oo saacado qaatay ayaa habeenkii xalay qasriga madaxtooyada ku dhex maray madaxweyne Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi, waxana lagu lafoguray muranka sii xoogaysanaya  ee soo kala dhex galay xisbiga talada haya ee Kulmiye. Shirkan xalay dhacay oo ay labada oday Albaabada isku xidheen ayaa wararka  hoose ee ka soo baxayaa waxa…

                                Read More