Somali gunmen attempt to kill a Universal TV journalist

    Mogadishu, Oct 23, 2013 (SDN) –Somali authorities must work quickly to identify the motive in today’s murder attempt on a broadcast reporter and bring the perpetrators to justice, the Committee to Protect Journalists said today. The journalist, Mohamed Mohamud, has been hospitalized with serious injuries. Unidentified gunmen in a car shot repeatedly at Mohamed’s car…

    Read More

      “Ugu horayn Waxaan Imtixaan ka gelayaa Jaamacadda York St John University Ka dibna..”Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi

      London 23.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Heathrow ee magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu ku tagay socdaal iskugu jira mid shaqo iyo waxbarasho. Wasiir Xirsi waxa madaarka kaga horyimid xubno tiro badan oo ka mid ah Jaaliyadda reer…

      Read More

        Baarlamanka Somalia oo isla meel dhigi la’a Wax ka bedelka Xeer Hoosaadka ay ku shaqeeyaan

        Muqdisho 23.October 2013 (SDN)- Baarlamanka federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u codeeyay wax ka baddelka qaar ka mid ah qodobbada xeer hoosaadka golaha shacabka kaddib kulan shalay ay ku yeesheen xaruntooda magaalada Muqdisho. Xildhibaannada ayaa cod u qaadday qaar kamid ah qodobbada, oo ay soo jeediyeen guddiga Xeer hoosaadka, Xasaanadda iyo Anshaxa ee baarlamanka. Qodobbada…

        Read More

          Bulshada Balli Gubadle oo Go’aansatay Hirgelinta 10Km ee u Horeeya ee Wadada Hargaysa iyo Balli Gubadle

          Balli Gubadle 23.October 2013 (SDN)- Magaalada balligubadle ee Gobolka hawd waxaa maanta ka dhacay Isu soo bax balaadhan oo dhiirrigelin u ahaa ka qayb qaadashada barnaamijyada iskaa wax u qabso ee Somaliland ka socda ayaa lagu Go’aamiyey in dadweynaha Deegaanku bilaabaan hirgelinta 10-kii KM ee u horeeyey wadada laamida ah ee isku xidhi doonta magaalada…

          Read More

            Wakiilka Midowga Africa ee Somalia oo Sheegay baahida loo qabo sidii ay Weriyeyaashu u heli lahaayeen nabadgalyo ay ku shaqeeyaan

            Muqdisho 23.October 2013 (SDN)- Wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mahamet Saalax Annadif ayaa mar kale ku celiyey in howlgalka AMISOM uu dowladda federaalka ee Soomaaliya gacan ku siinayo sidii ammaanka iyo badqabka wariyeyaasha Soomaaliyeed loo ilaalin lahaa. Annadif oo cambaareeyey isku day ah oo uu shalay ka badbaadayey wariye Maxamed Maxamuud…

            Read More

              “Xaaladiisa aad ayay u wanaagsan tahay, dadka u imaanaya wuu aqoonsanaya” Aabaha dhalay Weriyihii Muqdisho lagu dhaawacay

               Muqdisho 23.October 2013 (SDN)- Xaalada caafimaad Wariye Maxamed Maxamuud Tima Cadde ayaa ka soo reyneysa, iyadoo dhaqaatiirta ay rajo fiican ka muujinayaan xaaladiisa, kadib labo qaliin oo shalay lagu sameeyay. Aabaha dhalay wariyaha Maxamuud Tima Cadde oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinta ayaa sheegay in wiilkiisa xaaladiisa ay wanaagsan tahay, isla markaana shalay…

              Read More

                Haweenka Somaliland oo Weli raacdo ugu Jira Sidii ay u heli lahaayeen Kuraas Kooto ah oo doorashada Baarlamanka

                Hargaysa 23.October 2013 (SDN)-Wasiirka Wasaaradda Deegaanka Marwo Shukri Xaaji Baandare oo ay wehelinaysay Wasiir ku xigeenka wasaaradda Qoyska iyo Arimha bulshada Marwo Shukri Xariir ayaa hotel maansoor ee Magaalada hargaysa ka furtay shir muddo hal maalin ah soconaya oo lagaga arrinsanayey sidii Hal go’aan oo midaysan looga soo saari lahaa qorshe la isla sii ogaado…

                Read More

                  ”Qaxootiga ku jira xeryaha Dhadhaab waa dad aan waxbo galabsan” Danjire Cali Ameeriko

                  Nairobi 23.October 2013 (SDN)- Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa ku gacan seyrtay eeda loo soo jeediyey qaxootiga Soomaalida ee ku jira xeryaha Dhadhaab oo ahaa in ay ka qeybqaataan falalka argagixisada. Safiirka Soomaaliya u fadhiyo Kenya Maxamed Cali Nuur (Ameeriko) ayaa sheegay in qaxootiga aysan wax lug ah ku laheyn howlaha argagixisada, iyaguna ayba…

                  Read More

                    Talaalkii Dabaysha oo si Habsami leh uga Socda Somaliland & Madaxda Caafimaadka oo u dhaba galaya hanaan socodkiisa

                    Hargaysa 23.October 2013 (SDN)- Agaasimaha Guud ee wasaaradda caafimaadka Dr Cismaan Xuseen Warsame oo uu wehelinayo agaasimaha waaxda caafimaadka guud ee wasaaradda caafimaadka Dr Cali Sheekh ayaa maanta kormeer ku soo maray sida uu talaalka dabayshu uga socdo Gobolka Gebiley. Isuduwaha Caafimaadka ee Gobolka Gebiley Dr Ciise warsame ayaa agaasimaha guud ee wasaaradda warbixin ka…

                    Read More

                      Amaanka Magaalada Mombasa ee Kenya oo la Xoojiyay iyo Baqashada laga qabo dilal ka dhaca Magaaladaas

                      Mombasa 23.October 2013 (SDN)-Dowlada Kenya ayaa ciidamo badan oo Boolis ah u daad gureysay magaalada Mombasa ee dalka Kenya halkaasi oo muddooyinkaan dambe ay kusoo kordheen dilalka loo geysanaya dadka ku halkaasi. Labo ruux oo heysta diinka Karishtaanka ayaa la sheegay in lagu dilay weeraro kala duwan oo ka dhacay magaalo xeebeedka dalka Kenya, sida…

                      Read More

                        Raiisul Wasaaraha Pakistan oo Obama ka dalbanaya in uu joojiyo weerarada Shicibku ku dhinteen ee Mareykanka

                        Washington Oct 23,2013(SDN)-Raiisul Wasaaraha dalka Pakistaan Nawaz Sharif ayaa amaanta kulan aqalka cad kula yeelanaya madaxwyenaha Mareykanka Barack Obama oo ay ka wada hadli doonaan arrimo dhawr ah. Labadan masuul ayaa lagu wadaa in ay ka wadahadalaan arrimo ay ka mid yihiin iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha,sugida amaanka gobolka. Waxaase la filayaa in qodobka…

                        Read More

                          “meeshan cid cid xukuntaa ma jirto oo waxa la isku dallacsiiyaa Hebel Baan Soo Caayey oo mucaaridkii baan sidaas ku idhi, Anigana Waxa Ii Hanjabay Mid ka mid ah Ciyaalka Madaxtooyada Lagu Kibriyey……” Eng. Faysal Cali Waraabe.

                          Hargeysa:23-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe ayaa si kulul u cambaareeyey Falkii isku dayga Dilka ahaa ee Habeen hore lagula kacay Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid xildhibaannada Golaha Baarlamaanka Somaliland ee laga soo doorto Gobolka Saaxil. Guddoomiye Faysal Oo Waraysi Gaar ah Siinayey Wargeyska Hubaal iyo Shabakadda Wararka ee Qurbejoog.com,…

                          Read More

                            Hirdankii KULMIYE oo Lagu Kala Baxay Iyo Guddidii Qaban-qaabada Shirweynaha Oo Xalay Ansixiyey

                            Hargeysa:23-Oct-2013 (SDN) – Guddida fulinta Xisiga talada haya ee KULMIYE, ayaa xalay  cawayskii si rasmi ah u ansixiyay Xubnaha loo soo xulay qabanqaabada Shirweynaha Xisbiga KULMIYE oo lagu wado inuu qabsoomo 25/12/2013, oo maalmihii u dambeeyey meel-marintooda la isku mari la’aa. Soo xulista iyo ansixinta xubnaha Guddida qaban-qaabada shirweynaha Xisbiga waxay muddooyinkii u danbeeyay doodo…

                            Read More

                              TAARIIKH Nololeedkii Halgamaa Cali Xasan Aadan (cali-banfas)

                              Hargeysa:23-Oct-2013(SDN)-Abwaan Cali Xasan Adan (Banfas), wuxuu ku dhashey deegaanka Dhaboolaq ee duleedka magaalada Hargeysa sanadkii 1948kii.  Quraanka iyo tacliintiisa dugsi hoose iyo sare wuxuu ku dhamaystey magaalada Hargeysa. Waxa uu sanadkii 1971 ka qalinjebiyey kuliyaddii tababarka macalimiinta ee LAFOOLE. Sidaas buu ku ahaa macalin mudo dheer ka shaqaynayey wasaaradda waxbarashada dawladii Somaliya. Cali Xasan waxa…

                              Read More

                                Shaqaalaha Ardiyadaha Ee Dawladda Hoose Ee Hargeysa Oo Faro Baas Ku Haya Albaabada Dadka Shacabka ah Iyo Tiraab Hore Uga Soo Yeedhay Guddoomiye-ku-xigeenka Golaha Oo Bar-ku-mataal Noqotay

                                Hargeysa:23-Oct-2013-(SDN)-Shaqaalaha Dawladda Hoose ee Hargeysa u qaabilsan Ururinta Ardiyadaha Guryaha ayaa haatan ku hawlan oo faro baas ku haya Al-baabada Aqallada ay lacagaha cashuurta weydiinayaan oo ay la baxayaan. Inkastoo uu dhawaan maayar-ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Cabdicasiis Maxamed Xaashi sheegay inay joojiyeen Albaabada lala baxayo, haddana shaqaalaha ayaa iyagu hawshooda iska sii wata, waxana muran iyo…

                                Read More

                                  Mareykanka oo lagu eedeeyay in uu weeraro Shuruucda Caalmka ka soo Horjeeda ku qaaday Afgaanistaan iyo Yemen

                                  London Oct 23,2013(SDN)-Hay’ada u dooda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa war bixin ay soo saartay ku soo bandhigtay in Mareykanku uu dalalka Yemen iyo Afgaanistaan ka fulisay weeraro ay dad shicib ah ku dhinteen oo baal marsan shuruucda Caalamka. Hay’adu waxa ay sheegtay in weerardan oo Mareykanku uu sheegay in uu ku bartilmaansaday…

                                  Read More

                                    Hawlgal Maamulka Gabiley Fuliyey Oo Saamayn Ku Yeeshay Danyarta Muruqmaalka Ah

                                      Gabilay:23-Oct-2013(SDN)- Olole  Maamulka Dawladda Hoose ee Degmadda Gabiley  ay ka fuliyeen magaaladda Dhexdeeda ayaa cabashooyin badan dheliyey kadib markii hawl galkaas oo ku taxalluqa  bannaynta jidadka magaalada iyo bilicda ay dhibaatooyin ka  soo gaadheen dadka danyarta ah ee ka xoogsada ganacsiga yaryar ee ay  quutal-daruurigooda kala soo baxaan. Hawl-galkan oo maalintii sabtidii ay dawladda…

                                    Read More

                                      Qaramada Midoobey oo Soomaalida ugu Baaqay in ay cunaan Kaluun

                                      Doolow Oct 23,2013(SDN)-Hay’ada Qaramada Midoobey u qaabilsan Raashinka iyo beeraha ayaa Soomaalida ku macluuleysa dalka Soomaaliya ugu baaqay in ay Kaluumeysiga dhankiisa ay u beyraan si meesha looga saaro Macluusha. Soomaaliya aya ainkasata oo ay leedahay xeebaha Africa ugu dhaadheer ayaa hadana shibku aany ka faaiideysan kheyraadkaas eebe ugu deeqay. Qaramada Midoobey ayaa warkan u…

                                      Read More

                                        Wadado Sucuudi ah oo ka hor yimi Sharci Haweenka dalkaas u ogolaanaya in ay Gawaarida kexeeyaan

                                        Riyadh  Oct 23,2013(SDN)-Qaar ka mida culimada dalka Sucuudiga ayaa sheegay in sharciga dumarka u fasaxaya ee dalkaasi in ay gawaarida wadaan laga bilaabo bishan. Wadaada ayaa cabasho la hortagay qasriga dalkaasi looga arimiyo cabashadooda iyaga oo Mareykankana ku eedeeyay in uu arinka isaga ka danbeeya. Halka qaar kale oo ka mid ah Culimadana ay dhawaan…

                                        Read More