Booliska Somalia oo ku Hawlan Qorshe ay ku Mataanaynayaan Booliska iyo Dadka Shacabka ah
Muqdisho 18.October 2013 (SDN)- Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliya General C/xakiin Daahir Saciid “Saacid” oo ka hadlay qorshaha ciidamada Booliska ee sugida amniga dalka ayaa sheegay in Isbuucyada soo socda saraakiil ka tirsan ciidamada Booliska ay tagi doonaan qaar kamid ah gobolada dalka si loo xoojiyo ammaanka goobaha ay gacanta ku heyso dowlada federaalka. General Saacid…
