Fanaaninta Xidigaha Geeska oo Hees Cusub oo wadani ah oo ka tarujumaysa Midnimada Somaliya ku soo bandhigay tvka qaranka somaliland iyo Hodan Cabdiraxman oo gashan Calankii Somaliya Dawasho wacan

    London 18Oct13(SDN) Fanaaninta Xidigaha Geeska oo Hees Cusub oo wadani ah oo ka tarujumaysa Midnimada Somaliya ku soo bandhigay tvka qaranka somaliland iyo Hodan Cabdiraxman oo gashan dhago ku sawiran yahay Calankii Somaliya Dawasho wacan halkan kaa daawo iyo fananada Hodan Cabdiraxmaan oo gashan dhagaha oo ku sawiran yahay calankii soomaliya iyo heesta oo aan…

    Read More

      Ogaden Whistleblower Alleges Ethiopian Abuses

      Stockholm, Oct 17, 2013 (SDN) -Swedish journalists Martin Schibbye and Johan Persson were subjected to mock executions, and imprisoned for a year, after trying to report on Ethiopia’s troubled Ogaden region. Now a man has defected to Sweden bringing what he says is over 100 hours of filmed evidence. Stellan Gärde is a lawyer at…

      Read More

        Warbixin Hor leh iyo Macluumaad ku saabsan Qaabkii ay Kooxda argagixisada ahi u Galeen Xarunta Westgate Mall {DAAWO}

        Nairobi 17.October 2013 (SDN)- Telefishanka CNN ayaa soo bandhigay Qaabkii ay Kooxda argagixisada ahi u Galeen Xaruntii Ganacsi ee West Gate Moll ee Magaalada Nairobi taas oo Muujinaysa Rag dablay ah oo si toos ah u soo gelaya Gudaha Xaruntaas isla markaana laynaya dadkii ku jiray qaarkood. Muuqaalkan waxaa kale oo uu Muujinaya dad ay…

        Read More

          Ciyaar lagu Maamuusayo 29 Guuradii Dagaalkii Burco Duuray oo Galabta ku dhex martay Garoonka Caasimada Gobolada Maroodi Jeex iyo Daad Madheedh

          Hargaysa 17.0ctober 2013 (SDN)- Ciyaar kubadda cagta ah oo lagu xusayey munaasabadda 17 OCT ayaa galabta dhex martay xulalka kubadda cagta ee Gobolada Maroodijeex iyo daad-madheehd.   Ciyaartan oo ka dhacday garoonka Hargeisa stadium ayaa waxaa soo qabanqaabiyey ururka samafalka wadaniga aa ee ODXA, waxaana lagu xusayey maalinta shuhadada SNM oo ku beegnayd maanta 17…

          Read More

            Kulankii Golaha Wasiirada oo Diirada lagu Saaray Adeegga Asaasiga ah ee Caafiamaadka Dalka

            Muqdisho, October 17, 2013(SDN)–Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan diirada lagu saaray qorshaha adeega Caafimaadka ee Aasaasiga ah, heshiis Millateri oo ay kala saxiixdeen dawladdaha Soomaaliya iyo  Talyaaniga iyo warbixin laga dhegeystay Wasiirka Arrimaha Dibadda…

            Read More

              Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo ka Hadlay Tabashada Mujaahidiintii SNM {DHAGAYSO}

              Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, waxana uu muujaahidiinta tabashada qaba kula taliyey inay samir yeeshaan, waxana uu carrabaabay inaanu madaxweyne siilaanyo aqbalaynin in mujaahidiintii ay halganka soo wada galeen qaar ka mid ahi maanta darxumo qabaan, waxana uu sheegay inay jiraan baahiyo kala duwan oo lagaga mashquulay  wax u qabashada…

              Read More

                Wasiirka Waxbarashada oo Daboolka ka qaaday inay Mujaahidiintii SNM ugu deeqi doonaan 5 Kun oo dolllar oo sanduuq loogu samaynayo {DHAGAYSO}

                Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirrada wasaaradaha waxbarashada iyo Warfaafinta iyo wacyigelinta ayaa ka hadlay xuska maalinta shuhadada SNM waxana ay wasiir samsam cabdi aadan halkaas kaga dhawaaqday inay sanduuqa mujaahidiinta SNM ugu deeqi doonto $5000 Dollar si  wax loogu qabto mujaahidiinta dhaawaca ah ee  la jiifa diiftii ka soo gaadhay daqaaladii qadhaadhaa ay dalkan u…

                Read More

                  Wasiirka Wasaarada Warfaafinta oo Tilmaamay Taariikhda Maalinta Shuhadada ee 17 October {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 17.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee omaliland Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa Sheegay in Dagaalkii ka dhacay Deegaanka Burco Duuray oo uu ka dhacay dagaalkii dhex maray Xoogagii SNM iyo Taliskii Macangaga ahaa ee Siyaad bare inuu ahaa kii u horeeyay ee ay si foolka fool ah isaga hor yimaadaan…

                  Read More

                    “Waxaana muuqata in nuxurka waniga ahi aanu ku abuurnayn siyaasiyiinta mucaarid isku sheega ah” Siyaasi Dr. Cabdijibaar Xaaji Maxamed Cabdi

                    Burco 17.October 2013 (SDN)- Wasiiirkii hore ee wasaaradda boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland ee cahdigii Madaxweyne Cigaal Dr. Cabdijibaar Xaaji  Maxamed Cabdi Siciid, ayaa siyaasiyiinta mucaaridka ah ku tilmaamay shakhsiyaad ay ka maqan tahay wadaniyaddu, isla markaana ay ka xunyihiin horumarka iyo guulaha isdaba jooga ah ee qaranku gaadhayo maalin kasta iyo wakhti-kasta. Dr. Cabdijibaar Xaaji …

                    Read More

                      Al Shabaab iyo Ciidamada Dawlada oo uu Dagaal ku dhex marayo deegaano ka Tirsan Somalia

                      Muqdisho 17.October 2013 (SDN)- Saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobollada Bay, Bakool iyo Gedo ayaa sheegay in ay isku diyaarinayaan qorshayaashii ugu dambeeyey ee kooxda Al-Shabaab looga saari lahaa deegaannada ay gobolladaas kaga sugan tahay. Taliyaha qeybta 60-aad  ee ciidamada xoogga dalka Gen. Ibraahin Yarow oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay…

                      Read More

                        Madaxweynaha Geelaha Jabuuti oo Sheegay inaanay Werwer ku hayn Kooxda Alshabaab

                        Jabuuti 17.October 2013 (SDN)- Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle  ayaa sheegay in ciidamada ka socdo dalkiisa ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM ay sii joogi doonaan Soomaaliya ilaa iyo inta laga helayo xasillooni buuxda. Geelle oo shacabka dalkiisa kula hadlayey xaflad lagu qabtay xarunta madaxtooyada ee magaalada jabuuti oo lagu weyneynayey  munaasabadda…

                        Read More