Wasiirka Caafimaadka oo ka hadlay Talaalka Cudurka dabaysha oo lagu soo Kordhiyay dadka Waaweyn {DHAGAYSO}
Hargaysa 19.October 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dr saleebaan Ciise Axmed xaglo toosiye ayaa isna munaasabadaa kadib waxa uu farriin caafimaad warbaahinta u mariyey bahda caafimaadka, hawlwadeenada talaalka qaranka iyo bulshada Somaliland oo uu ugu baaqay inay ka faa’iideeyaan kana faa’iidaystaan fursadan qaaliga ah ee guud ahaan bulshada Somaliland lagaaga talaalayo cudurka dabaysha ee da’…
