Maamulka Jaamacadda Hargeysa Oo Dhabarka u jeediyey Codsiyo kaga yimi Guddoomiye Muuse Biixi iyo Koox Fannaaniin ah Oo Doonayey inay Barnaamijyo Jaamacadda ku qabsadaan

    Hargeysa:19-Oct-2013 (SDN)- Kooxda Haatan Gacanta ku haysa Jaamacadda Hargeysa, ayaa diidmo kala hortagay codsiyo kala duwan oo ka yimi Guddoomiyaha xisbiga Kulmiye iyo koox fannaaniin ah oo doonayey inay Ardayda  siyaabo kala duwan ugu soo bandhigaan barnaamijyo ay wateen. Sida ay sheegayaan warar kala duwan oo shabadda qurbejoog.com ay heshay Guddoomiye Muuse ayaa isaga laga…

    Read More

      Ciidamada Liyu Booliska Oo Nin Xoolo Dhaqato ah Qudha Kaga Jaray Deegaanka Ballicabane iyo Xukuumadda Oo Safaf dhaadheer ugu jirta Casuumadda Koox Wasiirro ah oo Kililka 5-aad Ka Socda

      Balli-cabbane:19-Oct-2013(SDN)-Ciidamo Liyuu Booliis ah ayaa Galabnimadii shalay Nin Xoolo-dhaqato ah Ku dilay Deegaanka Balli-cabane Oo Ku yaalla Dhinaca Koonfureed ee Xuduudda Gobolka M/Jeex la wadaago Deegaanka Ethiopia. Marxuumkan ku baxay Gacanta Ciidanka Liyuu Booliska ayaa magaciisa Lagu sheegay Aadan yuusuf (Qodhob), waxana uu ahaa muwaadin u dhashay Somaliland oo xoolo dhaqato ahaa. Warkan oo saxaafaddu…

      Read More

        Laanta Socdaalka Somaliland Oo Ku Guulaysatay Inay Gacanta Ku Dhigaan Koox Qaab Xatooyo ah ku Sitay Ilmo Yar oo Lix Bilood Jir ah

        Hargeysa:19-Oct-2013 (SDN)- Laanta Socdaalka Somaliland ee ka hawl gasha Madaarka Hargeysa, ayaa 16-kii bishan October ku guulaystay inay Badbaadiyaan  Ilmo yar Oo laga soo xaday wadama Khaliijka, kaas oo lagu sii waday magaalada Muqdisho. Ciidanka laanta socdaalka ee Madaarku waxay shaaca ka qaadeen inay falkaasi u qabteen lix qof oo iskugu jira saddex diyaarada la…

        Read More

          Mucjiso: Nin 5-Bilood ka Hor La Waayey Oo Maydkiisa Laga Soo Saaray Gurigiisa Hoostiisa iyo Eedaysanayaal Xaaskiisu ku jirto oo Gacanta Lagu Dhigay

          Boosaaso:19-Oct-2013(SDN)-Marsada Boosaaso ee Deegaanka Puntland, waxa maalintii shalay lagu arkay dhacdo raad badan ku samaysay dhammaanba dadka Deegaankaas iyo ciddii kale ee Maqashayba. Shalay Duhurkii ayey ciidamo Bolis ahi Si kedis ah ku galeen Aqalka uu magaaladaas ka Deggenaa marxuum la Odhan jirey Maxamed Bashiir oo Ehelladiisu ciidanka ammaanka muddo 5-bilood horteed ah ku wargeliyeen…

          Read More

            ma dhabaa in wasiirka waxbarashada Somaliland ay saami ku leedahay Jaamacadaha dalka

            Hargeysa Oct 19,2013(SDN)-Wasiirka wasaarada Waxbarshada iyo tacliinta Somaliland Zam Zam Cabdi Aadan ayaa soda aynu Ku helay warar sugan Wada ay saami balaaran Ku leedahay Jaamacadaha dalka. Ilo wareedyada oo qaarkood ka mid yihiin saamileyda Jaamacadaha dalka ayaa Waxa ay boo sheegeen in maamuleyaasha Jaamacaduhu ay caqabad Kala kulmeen wasiirada. Wasiirada ayaa ay sheegeen in…

            Read More

              jaaliyada Somaliland ee Uk oo deeq lacag gaadhsisay Cabdilaahi Nuur oo ku xanuusanaya wadanka Turkiaga taas oo hormuud ka ahayd Marwo Farduus Cige daawasho wacan lacagta oo la gudoonsiinayo Cabdilaahi Nuur

              London 19Oct13(SDN) jaaliyada somaliland ee uk oo deeq lacag gaadhsisay cabdilaahi nuuro oo ku xanuusanaya wadanka turkia taas oo hormuud ka ahayd marwo Farduus Cige daawo  lacagta oo la gudoonsiinayo Cabdilaahi Nuur ugana mahad celiyey dadkii soo cawiyey hadii aar rabto inaad ka qayb qadatid kala xiriir Marwo Farduus Cige Uk     <iframe width=”560″…

              Read More

                Dhalinyaro Tiro badan oo loo Taxaabay Xabsiga Magaalada Boorama kadib markii ay ku kaceen Rabshado nabadgalyada waxyeeli kara

                Borama 18.October 2013 (SDN)- Gudoomiyaha golaha deegaanka degmada Boorame ee maamulka Somaliland, Suleymaan Xasan Xaddi ayaa sheegay in ay xireen in ka badan 60 qof oo dhallinyaro ah oo rabshado ka sameeyay gudaha degmada. Guddoomiyaha Golaha Deegaanka ahna Maayarka Borama oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in ay dhallinyaradu sameynaysay rabshado iyo dagaallo dhexdooda ah…

                Read More

                  Eedaysane Somali ah oo lala Xidhiidhiyay inuu Qayb ku lahaa Weerarkii Xaruntii West gate Moll ee Nairobi

                  Nairobi 18.October 2013 (SDN)- Saraakiisha Kenya iyo warbaahinta ayaa sheegaya in nin Soomaali ah oo haysta dhalashada dalka Norway, laguna magacaabo Xasan Cabdi Dhuxulow uu ka mid ahaa dhowr nin oo hubeysnaa oo ka qeybgalay weerarkii bishii hore lagu qaaday suuqa Westgate ee magaalada Nairobi oo ay ku dhinteen in ka badan 60 qof. Sarkaal…

                  Read More

                    “Waxaan farax iyo rajo badana aan ka qaaday ruux dumar ah,oo qoorteeda Silis dahab ahaa ka soo furtay cod geesinimo leh ku tidhi quruxda qoortayda waxaa ka qiimo badan quruxda Jidkayaga.” Wasiir Xirsi

                    Hargaysa 18.October 2013 (SDN)- Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka dareen celiyay sidii shucuurtiisu isu bedeshay markii uu arkay dadweynaha Ceerigaabo oo kala hororsanaya qaadhaanka ay ugu deeqayaan jidka dheer ee isku xidha Burco iyo Ceerigaabo oo dhawaan madaxweyne Axmed Siilaanyo dhagax dhigay. Wasiirka Madaxtooyadda ahna Guddoomiyaha Guddiga hirgelinta jidka Ceerigaabo…

                    Read More