Somali aid money seized in Kenya

    Turkish Red Crescent said $ 350,000 amount of money seized in Kenyan capital was allocated for Somali humanitarian operation, not for Eid al Adha. Turkish Red Crescent reminded 3 of its officials on Somali duty were released after being arrested in Kenya’s capital Nairobi, but $ 350,000 carried by the captured officials that was to…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Kana Warramay W axa Ka Dhashay Safarkiisa

      Hargeysa:10-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuu Siilaanyo iyo waftigii uu Hoggaaminayey ayaa Goor Dhaweyd Ka Soo Degay Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal International Airport. Madaxweynaha iyo waftigiisa oo muddo safar casuumad ah heleen la xidhiidhay ugu maqnaa dalka Turkiga, ayaa waxa Halkaas ku dhaweeyey Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Wasiirro, Xubno ka socday Aqallada Guurtida iyo Wakiillada, salaadiin, cuqaal,…

      Read More

        Madaxweyne Siilaanyo iyo Waftigii Uu Hoggaaminayey oo ku soo laabtay caasimada dalka ee Hargaysa

        Hargeysa:10-Oct-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuu Siilaanyo, ayaa Goor dhawayd dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa iyagoo ka soo degay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa. Madaxweynaha iyo Weftigiisa waxaa si diiran ugu qaabilay Madaarka Cigaal Madaxweyne ku xigeenka somaliland,Shirgudoonada Golayaasha Qaranka,Xildhibaano ka tirsan Golayaasha kala duwan ee dawlada,Madax dhaqameedyo iyo qaybaha kala duwan ee bulshda….

        Read More

          Wasiir Waran-cadde iyo Wafti Uu Hoggaaminayo Oo Ku Hawllan Deminta Colaad Laba Beelood Ku Dhex Martay Degaanka Qararro

          Qararro:10-Oct-2013(SDN)-Wafti uu hoggaaminayo wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde ayaa haatan ku sugan Deegaanka Qararro oo ku dhaw Tuulada WadaamoGoo, iyagoo ku hawllan damin shaqaaqo dhimasho keentay oo halkaas ku dhex martay laba Beelood oo walaalo ah. Waftigan oo ay ku jiraan cuqaal iyo salaadiin dhaqan  ayaa halkaas gaadhay salaaddii hore ee saaka,…

          Read More

            Xarakada Alshabaab oo digniin adag u diray dadka ka dhoofiya dekeda Kismaayo dhuxusha

            Kismaayo 10.October 2013 (SDN)Xarakada Al-Shabaab ayaa cunaqabateyn dhinaca dhoofinta dhuxusha ku soo rogtay Dekeda magaalada Kismaayo, iyadoo howlihii Dekeda ay xilligan hakad ku jirto, maadaama la galay Bad xiran. Ganacsatada dhoofisa dhuxusha ayaa lagu soo rogay amar ah in aanay wax dhuxul ah ka dhoofin karin Dekeda Kismaayo, taasoo ah mid xayiraad dhaqaale lagu saarayo…

            Read More

              Wasiirka Boosaha Somaliland Oo Faahfaahin ka bixiyey Dardargelinta Shaqada Wasaaraddiisa

                Hargeysa:10-Oct-2013(SDN)-Wasiirka wasaaradda  Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal, oo maanta shir jaraa’id ku qabtay ayaa faahfaahin ka  bixiyey hawlihii wasaaraddiisa u qabsoomay wasaaraddiisa intii uu xilka  hayey.   Wasiir Abgaal oo muddo Gaaban Hayey Xilka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa haatan tilmaamay inuu horumar ballaadhan ku tallaabsaday, “  waxa noo suurta galay…

              Read More

                Xisbiga Ucid oo Dhaleecayn u soo Jeediyay Gudidada Diiwaan-gelinta iyo Ansixinta Xisbiyada Qaranka

                Hargaysa 10.October 2013 (SDN)-Xisbiga Ucid ayaa Jawaab celin ka sameeyay ku biiristii Maayarka Magaalada Berbera iyo Xubin ka tirsan Golaha deegaanka ee magaaladaas oo ka soo baxay Xisbiga Ucid . Qoraal uu soo saaray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa u dhignaa Sidan :- Anagoo tixraacanay Qoraalka Sida Rasmiga ah uga soo baxay…

                Read More

                  Maayar-ku-xigeenka Caasimadda Hargeysa Oo Haddiday Shaqaalaha Cashuur Ururinta D/hoose ee Hargeysa Oo Albaabka Kasoo Furtey Aqalka Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Cashuuro Ku Baaqdeen

                  Hargeysa:10-Oct-2013(SDN)-Shaqaalaha ururinta Cashuuraha Guryaha iyo Liisamada Ardiyadaha Dawladda Hoose ee Hargeysa,ayaa Albaabka kasoo Furtey Guriga uu ka Degan yahay  Magaalada Hargeysa Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Somaliland  Cabdilaahi Maxamed Daahir(Cukuse) oo la sheegay in lacag cashuur ah oo  tiro dhaaf ah lagu leeyahay.    Shaqaalaha Cashuur ururinta dawladda Hoose ee Hargeysa, ayaa Guriga Wasiirka ee ay Albaabka…

                  Read More

                    Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay iska Hor-imaad Laba Maleesho Beeleed ku Dhex Maray Deegaanka Wadaamo-goo

                    Qararro:10-Oct-2013(SDN)-Ugu yaraan inta la Hubo waxa dhintay Hal qof oo Shacab ah, waxana dhaawac soo gaadhay  Askari ka tirsan Ciidanka Bilayska Gobolka Saraar israsaaseyn laba Maleeshiyo beeleed ku dhex martay Deegaan la yidhaahdo Qararro oo ka mid ah Deegaamada hoos yimaada Tuuladda Wadaamo-goo ee Gobolka Saraar.   Labada Maleeshiyo beeleed ayaa ku muransan Dhul daaqsimeed…

                    Read More

                      Kulan lagu eegayo Duruustii laga bartay Diiwaangelintii Codbixiyeyaasha Somaliland iyo Sidii loo samayn lahaa Diiwaangelin Cusub oo Hargaysa lagu qabtay

                      Hargaysa 10.October 2013 (SDN)- Kulan ay soo qaban-qaabiyeen Guddiga Nabad-gelyada iyo Difaaca Golaha wakiiladda JSLand, lagagana hadlayey Diinwaan-gelintii hore ee Codbixiyayaasha iyo duruustii laga bartay ayaa maanta lagu qabtay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Kulankan oo ay  ka soo qayb-galeen Masuuliyiin ka  socda saddexda Xisbi Qaran, Akaadamiyada Nabadda iyo marti sharaf kale, waxa halkaasi ka…

                      Read More

                        Hargaysa oo uu ka Furmay Shir hawleed ku saabsan Xeer nidaamiyaha Xukuumada

                        Hargaysa 10.October 2013 (SDN)-Garyaqaanka guud ee Qaranka Md Ibraahin Iidle saleebaan ayaa maanta furay kulan hawleed ku saabsan xeer nidaamiyaha Xukuumadda. kulankan oo socon doona muddo labo maalmood ah ayna ka qayb qaadanayaan agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo maareeyayaasha hay’adaha dawladda ayaa ku saabsan sida loo nidaaminayo xeerka xukuumadda. Garyaqaanka guud ee Qaranka Md Ibraahin…

                        Read More

                          Dawladaha Soomaaliya iyo Turkiga oo wadajir uga Shaqeynaya Midnimada iyo Siilaanyo oo Istanbul ku sugan

                          Istanbul Oct 10,2013(SDN)-Wasiirul dawlaha arrimaha dibedda ee dalka Soomaaliya Maxamed Nuur Gacal ayaa sheegay in dawladiisu ay Turkagi uga mahadcelineyso sida ay uga shaqeyneyso midnimada Soomaaliyeed. Wasiirka ayaa sidaa u sheegay jariirad dalka Turkiga ka soo baxda oo la yiraahdo AA oo wareysi dheer oo arrintan ku saabsan la yeelatay wasiirka. “Wadahadaladii Soomaaliya iyo Somaliland…

                          Read More

                            Dawlada Federaalka Soomaaliya oo lacagaha Hawada u qeybin doonta maamulada Somaliland ka mid tahay ee Soomaaliya

                            Nairobi Oct 10,2013(SDN)-Dawlada Federaalka Soomaaliya iyo hay’ada QM u qaabilsan hawada Soomaaliya ayaa bishii ina dhaafta 30keedii heshiis ku gaaray in dawlada dhexe si rasmi ah loogu wareejiyo maamulka Hawada Soomaaliya. ICAO ayaa maamulka hawada Soomaaliya oo Somaliland ay ku jirto waxa ay si buuxda ula wareegidoonta bisha kowaad ee sanadka ina haya. Sidoo kale…

                            Read More

                              Munaasibad lagu xusayey sanadguuradii koowaad ee ka soo wareegtay Geeridii marxuum Gaarriye Oo Lagu Qabtay Hargeysa

                               Hargeysa10.Oct.2013- (SDN)  waxa Habeenkii xalay Magaalada Hargeysa lagu Qabtay munaasibad  Ballaadhan oo lagu xusayey sanad guuradii koowaad ee ka so wareegtay  Geeridii alla Ha  u naxariistee Macallin Abwaan  Maxamed Xaashi Dhamac Gaarriye, waxana munaasibaddan loo qabtay marxuumka ka soo qayb galay abwaanno, macallimiin, siyaasiyiin, aqooyahanno, dhallinyaro iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan….

                              Read More