Maamulka Dekedda Berbera oo Beeniyey War Laga Baahiyey Shirkadda Shidaal-qodista ka wadday Somaliland ee Genel Energy

    Berbera:11-Oct-2013(SDN)-Maamulka Dekedda Berbera oo uu Weheliyo Guddoonka Kastamka Berbera ayaa waxba kama jiraan ka dhigay war qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland ay ka qoreen shirkaddii shidaal-qodista ka wadday meelo ka mid ah dhulka. Shirkaddan  Genel Energy oo muddo ka hor joojisay baadhitaanka shidaalka ayaa haatan bilowday inay qalabkeedii  la baxdo, waxana lagu eedeeyey inay…

    Read More

      Guddida Wanaag-farista iyo Xumaan-reebista Oo Go’aamo DHaxal Gal ah Ka Soo Saaray Dhacdooyinka ku cusub Somaliland.

        Hargeysa:11-Oct-2013(SDN)-Guddida Wanaagfarista iyo Xumaan-reebista Somaliland, ayaa soo saaray Qodobbo dhaxal gal ah oo ay u arkaan inay xal u noqon karaan dhacdooyin ugub ah oo in muddo ahba ku  soo kordhaya Guud ahaanba Somaliland, gaar ahaanna caasimadda Hargeysa.   Guddida oo maalintii shalay shir jaraa’id ku qabatay Xafiiska ay ku leeyihiin Degmada 26-ka Juune…

      Read More

        “Waxa noo suurta galay oo aan isla garanay inaan wasaarada macnihii loo sameeyay aanay dhamastirnayn” Wasiirka Boosaha {DHAGAYSO}

        Hargaysa 11October2013 (SDN)-Wasiirka Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa si faahfaahsan uga warbixiyay Waxqabad uu sheegay inay u hirgashay mudadii koobnayd ee uu Xilka wasaaradaasi hayay. Wasiir Abgaal oo muddo Gaaban Hayey Xilka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa haatan tilmaamay inuu horumar ballaadhan ku tallaabsaday,. Wasiirku waxa uu Sheegay in Xukuumada…

        Read More

          Sirdoonka dalka Norway oo baaraya in nin dhalashada dalkaas heyta uu ka qeyb qaatay weerarkii Westgate Mall

          Oslo Oct 11,2013(SDN)-Sirdoonka dalka Norway ayaa baaraya in ruux Soomaali ah oo dhalashada dalkaasi heystaahi in uu ku lug lahaa weerarkii bishii ina dhaaftay lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall. Laanta sirdoonka Norway ee magaceeda loo soo gaabiyo PST ayaa shaacisay in ay qaar ka mida ciidamadeeda u dirtay magaalada Nairobi si loo xaqiijiyo…

          Read More

            Afhayeenka Ciidamada Sudan oo u jawaabay Dhigiisa dalka Kenya,maxey tahay sababtu?

            Khartuum Oct 11,2013(SDN)-Afhayeenka ciidamada dalka Sudan Col. Al-Sawarmi Khaled Saciid ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeeray Afhayeenka ciidamada dalka Kenya Maj.Emmanuel Chirchir mar uu ka hadlayay weerarkii lagu qaaday westgate Mall. Col Al-Sawarmi Khalid Siciid ayaa waxa uu sheegay in aanu mid ka mid ah muwaadiniinta dalka Sudan aanu ka qeyb qaadan weerakii…

            Read More

              Xildhibaanada Aqalka Wakiilada Mareykanka ee xisbiga Republican-ka iyo madaxweyne Obama oo heshiis horudhaca ka gaaray khilaaf u dhexeeyay

              Washington Oct 11,2013(SDN)-Kulan kooban oo Aqalka Cad ku dhexmaray madaxweyne Barack Obama iyo qaar ka mida xildhibaanada xisbiga mucaaridka ee Republican-ka ayaan wax guul oo balaarani ka soo bixin. Balse Xildhibaanada Republican-ka ayaa aqbalay in ay soo bandhigaan ayna ansixiyaan qorshe u saamaxaya dawlada Mareykanka in ay ku biiriso lacagaha amaahda ah ee dawladu qaadato…

              Read More

                Barnaamijkii Dhacdo iyo Cibiro:Alshabaab iyo Soomaalida Qurbaha : Talooyin(DAAWO)

                Ottawa Oct 11,2013(SDN)-Barnaamika Dhacdo iyo Cibiro ee todobaadkan waxa uu ku saabsan yahay Qaraxyadii ka dhacay magaalada Nayroobi iyo falal ka horeeyay oo dhacay ayaa  waxa ay saamayn wayn ku yeesheen dhaliinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Barmaamijkayaga usbuucan waxa aan ku soo bandhigayaa talooyin aan u soo jeedinayo waalidiinta, culimada iyo hogaamiyayaasha jaaliyadaha oo ku…

                Read More

                  Siilaanyo:Gabowdaye Guurtida ku Biir

                  Deeley Dareenley Rag Allow Madooxaa Ma Dilaaciyaa Nabar  ‘Waa markhaati Ma doon iyo Muran-reeb, waa maalmo ina soo maray oo aynu milicsanayno, waa manfac aynu leenay haddana aynu moog nahey, ee bal aan miidda iyo Micnaha u daadego… Siilaanyo wuxuu dhisaa koox aan wada shaqeyn karin, wuxuuna diciifiyaa hanaanka maamulka ee ma kobciyo bulshadana wuu…

                  Read More

                    Hambalyo Aroos Cabdilaahi ismaciil Cabdi Xasan Rakuub iyo Xamda Cabdilahi Xasan Beeksi

                    Anagoo kala ah Nasir Maxamed Cali Shimbir iyo Xaaskiisa Nimco isamacil Cabdi iyo caruurtooda Maxame, Mubarik,Majid,Manal,Muniir iyo ,Cabdikriim ismaciil cabdi ,Ishraax Ismaciil Cabdi, Fahiima ismaciil cabdi ,cabdiqadir ismacil cabdi, cabdicasiis ismaciil ,Yasmiin ismaciil cabdi, cabdirsaaq ismaciil cabdi Fadxiya Ismaciil Cabdi iyo dhamaan reer xasan rakuub iyo ilmo Cali Shimbir waxay tahniiyad la soo koobi karin…

                    Read More

                      President Silanyo Returns Home after Turkey Visit –(Video)

                      Hargeisa, Oct 11, 2013 (SDN)-  President Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo returned on Thursday from Turkey during which he held bilateral talks with Turkish officials on various issues including investment. During his seven-day visit to Istanbul, president Silanyo discussed various issues of bilateral importance, including increasing of trade between the two countries and establishment of diplomatic…

                      Read More

                        Somaliland: Renewed Clan Violence Erupts in Sarar Region

                        Qararo, Oct 10, 2013 (SDN)-  At least one person was killed and police officer was wounded in Saraar region in a surge of renewed clan violence, Qurbejoog reports. The fighting erupted in Qararo village, near Wadamago’o between two fraternal clans in Somaliland’s Sarar region. In Wednesday claims over pastureland ownership degenerated into the killing of…

                        Read More

                          Libya’s news agency: Abducted PM has been freed

                          Tripoli, Oct 10, 2013 (SDN)-  Libya’s state news agency says Prime Minister Ali Zidan, abducted by gunmen at dawn, has now been freed. Government Spokesman Mohammed Kaabar told the agency, LANA, that Zidan has been “set free” and was on his way to his office on Thursday. Earlier Libyan Prime Minister Ali Zidan was snatched…

                          Read More

                            Nuxurka Qoraalka ay Guddiga Diiwaangelintu ku waajahday Dacwadii UCID ee Maayarka Berbera iyo Faysal Cali Waraabe oo dhaliilay jidka ay mareen

                            Hargeysa 10, October 2013 (SDN)- Guddoomiyaha xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe, ayaa dhaliilay qaabka ay guddiga diiwaangelintu uga tiraab celisay dacwad uu xisbigu ku oogay maayarka magaalada Berbera iyo xildhibaan kale oo uu xisbiga UCID codsaday in loogu bedelo xildhibaano kale mar haddii ay ku biireen KULMIYE. Guddoomiyaha guddiga diiwaangelinta Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale, oo…

                            Read More

                              Soo dhawayntii Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Hadalkii uu Jeediyay {DAAWO}

                              Hargaysa 10.October 2013 (SDN)- Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo mudo hal todobaad ah Socdaal shaqo ugu maqnaa wadanka Turkiga ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa . Madaxweynuhu waxa uu salaan sharaf ka qaatay Cutubyo ka tirsan Ciidamada qaranka waxaanu faahfaahin ka bixiyay Booqashadii uu…

                              Read More

                                Shirkii Golaha Wasiirada Somalia oo Si Xoogan loogu lafo guray Hawl galada amniga iyo Weerarkii Baraawe

                                Muqdisho 10.October 2013 (SDN)- Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin amniga dalka iyo howlgalada ciidanka xooga ee gobolada, howlgalkii Baraawe ay ka fuliyeen ciidamo Mareykanka iyo shirkii 38-aad…

                                Read More

                                Shirka Golaha Wasiirada oo Maanta Looga Hadlay Amniga Dalka,Howlgalada Ciidanka Xooga ee Gobolada iyo Howlgalkii Baraawe

                                Muqdisho, October 10, 2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin amniga dalka iyo howlgalada ciidanka xooga ee gobolada, howlgalkii Baraawe ay ka fuliyeen ciidamo Mareykanka iyo shirkii 38-aad ee…

                                Read More

                                  A Somali imam declares war on al-Shabab, in Somalia and at his mosque in Minnesota

                                  Last month, when news broke about the deadly attack on a Kenya mall by Somalia’s al-Shabab group, one place in the United States braced itself for media attention: Minnesota. That’s because the state houses America’s largest Somali community and, in recent years, al-Shabab has recruited small groups of young Somali men from Minnesota. Many Somalis…

                                  Read More