Uhuru Kenyata oo Jawaab isku mid ah siiyay Dawlada Soomaaliya iyo Al Shabaab:Ciidamadeenu kama baxayaan Soomaaliya

    Nairobi Oct 02,2013(SDN)-Maadaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ka jawaabay dalabaad ka soo yeeray kooxda Al Shabaab iyo dawlada Soomaaliya oo uu sheegay in labaduba doonayaan in ciidamada dalka Kenya ay Soomaaliya isaga baxaan. Madaxweynaha oo hadalkan ka jeediiyay kulan uu Nairobi kula qaatay culimada dalkaasi ee diimaha kala duwan ayaa hadalkiisu caro ka muuqatay….

    Read More

      Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Oo Wali Shacabka La Hortaagan Indho La’aantii Uu Ku Daawanayey Xildhibaanada ku Eedaysan Sharcijabinta

      Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Guddoomiyaha Guddida Diiwaangelinta Ururrada iyo Axsaabta Qaranka Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale ayaa wali sii wata inuu Aamusnaan ku daawado  muranka sharci ee ku saabsan xildhibaannadii dhawaan sheegay inay ka Baxeen xisbiga Ucid kuna Biiray Xisbul-xaakimka kulmiye.   Guddidan uu Horjoogaha u yahay Cabdirisaaq Jaamac Ciyaale, ayaa  illaa iyo Hadda  ka cago jiidaysa inay jawaab Sharci ka…

      Read More

        WasiirKa Maaliyadda Somaliland Oo Ku Dhawaaqay Inuu Ku Fiican yahay Mansabka Madaxweyne Ee u Harraaddan yahay

        Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa markii ugu Horraysay ka Hadlay sababta ku kalliftay inuu Odoroska Miisaaniyadda Qaranka soo Gudbiyo Xilligii ku Haboonaa. Wasiir Samaale oo Maalintii shalay u warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta dalka ayaa sidoo kale qaab dadban u sheegay inuu aaminsan yahay inay jirto shaqo ka ballaadhan tan uu…

        Read More

          Xildhibaan Rayte Oo Ayaan Darro Ku Tilmaamay In Madaxweyne Siilaanyo Amar Ku Bixiyo Inuu Kaligii Hollodo Hadallada Munaasibadaha la Isku Arko

          Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Xildhibaan Ibraahim Cali Rayte ayaa markale ka Hadlay Lacagta Wasaaradda Madaxtooyada loo Ansixiyey oo uu hore cod ugaga soo horjeestay iyo Qaabkii Dhawaan Xukuumaddu u afduubatay Xafladdii Qalijabinta ahayd ee Jaamacadda Hargeysa.  Xildhibaan Rayte oo Maalintii shalay u Warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta somaliland, ayaa wax laga xishoodo ku tilmaamay in xukuumaddu ku amar…

          Read More

            Badiba Wasiirrada Madaxweyne Siilaanyo Oo Maalintii shalay Wakhtigooda Ku Qaatay Garoonka Diyaaradaha Iyo Shaqooyinkoodii Oo Dayacnaa

            Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)-Safarkii maalintii shalay ee Madaxweyne Siilaanyo Dalka kaga Baxayey, ayaa waxa uu  Keenay in Inta Badan Xafiisyada Dawladdu ay Gebi ahaanba Joojiyaan Shaqooyinkii ay Bulshada u hayaan, waxana Masuuliyiintoodii ku Mashquuleen Kala HororsiGa iyo u kala dheeraynta Ka Ag muuqashada Madaxweynaha.   Badi wasiirrada ayaa  xilka ka haya wasaaradaha Somaliland, ayaa  Aroortii horeba u soo…

            Read More

              Visit by Somali minister relaunches ties to Canada

              OTTAWA – Foreign Affairs Minister John Baird proclaimed the start of a new era in Canada’s ties with Somalia Tuesday, one week after a Somali terrorist group’s brazen attack on a shopping mall in neighbouring Kenya, and 20 years after Canadian soldiers left the country in disgrace. Ties between Canada and Somalia have been practically non-existent…

              Read More

                (DHEGEYSO)Xuseen Cadhoole:Afhayeenka Dalada Mucaaridka ee USN sababta ay dawladu u xirtaa waa hogaamiye hadalo cad cad

                Ottawa Oct 02,2013(SDN)-Siyaasiga mucaaridka ah ee reer Jabuuti Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Cadhoole ayaa warbixin uu naga siiyay xaaladihii siyaasadeed ee u danbeeyay dalka Jamhuuriyada Jabuuti waxa uu uga waramay mudaharaad ka dhacay magaalada Belbela ee dalka Jubuuti. Md Cadhoole ayaa sidoo kale nooga waramay xarig xukuumada Jabuuti u geysatay shicib iyo siyaasiyiin caana oo…

                Read More

                  Madaxweyne Siilaanyo: Talaabo ay 2005 Cadho ka keentay ayuu Dambarsaday doraad, bal akhri una fiirso sawiradan!!

                  Hargeysa 01, October 2013 (SDN)- 17 Oktoober, 2005, ayaa munaasibad loogu baroor diiqayay shuhadadii SNM, waxa lagu qabtay fagaaraha beerta xorriyadda ee magaalada Hargeysa, waxaana ka qayb galay Madaxweyne Siilaanyo oo wakhtigaas ahaa guddomiyaha KULMIYE, wasiirkii arrimaha dibadda ee xukuumadii hore Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale iyo masuuliyiin kale. Wasiirkii arrimaha dibadda Cabdillaahi Maxamed Ducaale, oo…

                  Read More

                    Wado laami ah oo laga Hirgalinayo Magaalada Garoowe iyo Madax ka hadashay Dhagax dhigeeda

                    Garowe 01.October 2013 (SDN) Mamulka Dowlada hoose ee magaalada Garowe ayaa maanta  dhagax dhigay wadada Islaan Maxamad oo loo qorsheeyay in laga dhigo wado laami ah,waxana munaasibada lagu dhagax dhigayay wadadaasi kasoo qayb galay wasiiro ka socda Dowlada,waxgarad,mamulka magaalada Garowe,haweeni yo qaybaha bulshada. Wadadan ayaa ka soo bilaabmaysay Barxada caanka ee Garowe ilaa jidka Sodonka….

                    Read More

                      Wasaarada Warfaafinta ee Dawlada Federaalka oo Shaacisay inay dib ula soo noqotay Hawada Somalia iyo Dhaqaalaheedaba

                      Muqdisho 01.October 2013 (SDN)- Wasiirka Warfaafinta Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka Mudane Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi oo safar shaqo kujooga dalka Canada, magaalada Montreal ayaa dadaal badan iyo shirar badan kadib ku guuleystay in si kama dambeys ah loo soo wareejiyo hawada Soomaaliyeed maamulkeeda iyo dhamaan waxii dakhli ah ee laga hayana lagu soo wareejiyo dawladda Federaalka Soomaaliyeed….

                      Read More

                        “Anaga wada hadalka halkaasi la nooga yeedhay kuma saabsana waxa wada hadal ah oo labadayada dal ka dhexeeya Somaliland iyo Somaliya” Madaxweyne Siilaanyo {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 01.Oct 2013 (SDN)- Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) iyo weftigii uu hogaaminayey ayaa maanta ka dhoofay gegida diyaradaha clamiga ah ee Egal Intranational Airport ee magalada Hargaysa iyagoo ku sii jeeda dalka Turkiga oo Madaxweynha Somaliland  casuumad rasmi ah ka helay. Madaxweynaha socdaalkiisa shaqo waxaa ku wehelinaya Marwada Madaxweynaha Aamina Weris Xaji…

                        Read More

                          Kenyan President Vows to Keep Troops in Somalia

                          Nairobi, Oct 1, 2013 (SDN) –Kenyan President Uhuru Kenyatta says Kenya will keep its troops in Somalia to help that country’s beleaguered government battle the armed Islamic extremist group al-Shabab, which attacked a mall in Nairobi on Sept. 21. Al-Shabab has said the attack that claimed at least 67 lives was in retaliation for Kenya…

                          Read More

                            Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabay Gudida Qaadhaan Ururinta Wadada Ceerigaabo

                            Hargaysa 01.Oct 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mundane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu Guddi qaadhaan Ururin ah u magacaabay  dhismaha Waddada Ceerigaab. Madaxweynuhu Xubnaha uu Magacaabay waxa uu kula dardaarmay inay u hawl galaan Sidii loo rumayn lahaa Wadada uu dhawaan dhagax dhigay ee Isku Xidhaysa Gobolada Sanaag iyo Togdheer waxaana qoraalkiisa ku Yidhi…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Awr boogays u Magacaabay Degmo ka Tirsan Gobolka Sanaag

                              Hargaysa 01.Oct 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu xeer Madaxweyne oo sumadiisu tahay JSL/M/XERM/249-2096/102013 uu degmo ugu magacaabay Awr- boogays oo ka tirsan Gobolka Sanaag. Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:                              Qodobka 109aad, Faqradiisa 3aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland. Markuu Arkay:                              Qodobka 10aad ee Xeerka Gobollada iyo Degmooyinka oo tilmaamaya wax-ka-bedelidda Qaab-dhismeedka Dalka. Markuu…

                              Read More