Ra’isal Wasaaraha Somalia oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho Socdaal uu ugu Maqnaa Wadamada Yurub
Muqdisho 01.Oct 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta oo Talaado ah dib ugu laabtay Muqdisho kaddib safarro shaqo oo ay ku tageen dalalka Switzerland iyo Turkey. Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa si diiran ugu soo dhoweeyay raysul wasaaraha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Shirdoon ayaa safarkii…
