Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo xil ka qaadis ku sameeyay Xoghayihii guud ee hore Cumar Faaruuq

    Mudisho, 03, October,  2013:(SDN)-Kulan ay Magaalada Muqdiso isugu yimaadeen Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed oo ay ka soo qeyb-galeen qaar ka tirsan Xildhibaanada Soomaaliya, Ururada Bulshada Rayidka, iyo Mas’uuliyiin ka socday Rugta Ganacsiga Soomaaliyeed ayaa xilka Xoghayenimada ka qaaday Cumar Faaruuq Cismaan, Iyadoo xilka Xoghayaha guud ee Xiriirka Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed loo magacaabay Cali Cumar Jimcaale….

    Read More

    Lionel Messi Iyo Aabihiis oo Canshuur Bixin Sannado.By Jaahuur

    Barcelona-Oct-3,2013-(SDN)-Akhyaartay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku jaleeceynaa mucjisada kubadda cagta ee aduunka Lionel Messi iyo Aabihiis Gorje Messi oo lunsadey canshuurihii 2007-2009 ee carigaa Spain. Xiddigan 26-tan jirka ah ee reer Argentine iyo Barcelonna iyo Aabihiis  ayaa goradda ugu jira M4 oo Euros ($4.5m) oo canshuur isdabamarin ah. Messi iyo Aabihiisna waxay ka dhawaajiyeen ineyna shuqul…

    Read More

      Dad Somaaliyeed oo Ku Naf waayay Shil baabuur oo ka dhacay dalka Liibiya iyo Safiirka Dawlada Somalia oo ka hadlay

      Liibiya 02.October 2013 (SDN)- Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya Cabdiqani Maxamed Waceys oo la hadlayay Warbaahinta ayaa sheegay inay korartay  tirada dadkii ku dhintay shil gaari oo ay ku tahriibiyeen Soomaaliya iyo ajaaniib kale, kuwaasi oo shilka ku galay saxara u dhexeeya dalalka  Liibiya iyo Suudaan. Safiirka ayaa sidoo kale uu sheegay in dadka…

      Read More

        DAAWO Kulankii Dhex maray Madaxweyne Siilaanyo iyo Ra’isal wasaaraha Turkiga

        Ankara 02 Oct 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa waxaa maanta hab maamuus dhamaystiran oo dawladeed u sameeyay Ra’isal wasaaraha Wadanka Turkiga Rajab Dayib Ordugan . Madaxweynaha iyo Weftigiisu waxay kala xaajoodeen Ra’isal wasaare Rajab Dayib arrimo badan oo taabanaya Xidhiidhka labada dal sidii loo sii…

        Read More

          Ururka Suxufiyiinta Solja oo Daboolka ka qaaday inaanay wax baqdin ahi ka hayn Xeerka Saxaafada ee Xukuumadu dabada ka Riixayso {DHAGAYSO}

          Hargaysa 02.Oct 2013 (SDN) Gudoomiye ku Xigeenka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Maxamed Cabdi Curad ayaa maanta Shaaciyay in Urur ahaan aanay waxba ka qabin Xeerka Anshaxa Saxaafada ee ay Xukuumadu u Gudbisay Golaha Wakiilada waxaanu Xusay in Urur ahaan aanay jirin wax baqdin ah oo ay ka qabaan Xeerkaas. Gudoomiye ku xigeenka Ururka Solja…

          Read More

            Somaliland: Alpha University College Celebrates the Graduation of the Second Batch–(Photos)

            Hargeisa,Oct 02, 2013 (SDN) -Somaliland Vice President Abdirahman Abdilahi Ismail Saylici was the guest of honor at a graduation ceremony held for 368 students, the second batch to graduate from the various faculties of Alpha University College held today at Maansoor Hotel in Hargeisa. Vice President Saylici speaking during the Graduation ceremony congratulated the graduates…

            Read More

              Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Mar kale ku Celiyay Ahmiyada Xeerka anshaxa Saxaafada ee Xukuumadu diyaarisay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 02.October 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaaradda warfaafinta Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa maanta tababar u furay in ka badan 20 xubnood oo ka tirsan saxaafadda dalka, Tababarkan oo socon doon muddo sadex maalmood ah waxaa lagu baran doonaa anshaxa saxafadda waxana soo qabanqaabisay ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. Wasiirku Waxa uu soo dhaweeyay in Ururada…

              Read More

                Idaacada ku hadasha Afsomaliga ah ee Inspire Radio oo imika isu bedeshay inay barnaamujyada u soo tabiso toos (Live) : Jaaliyada Somalida ee Luton iyo Milton keyns, UK.

                waxanu dhamaan  la ogeysinaya dadka Somalida ah ee Ku nool magaaloyinka Luton iyo Milton  keynes.   Inanu ka furay magaalada Luton bishii June sanadka  2013 imikana bilawday inay (live) barnaamuyadu noqdaan, Idaacad FM ah  kaso hawada aad kala socon doonta hererkeeduna yahay FM 105.1 , maalinkasta  oo Axada saacadu markay tahay 5:00 galabnimo.  Waa siday marka …

                Read More

                  CPJ-Dalsan Radio First Safety Training Successful

                  Dalsan Radio and Committee to Protect Journalists (CPJ) organized and supported a training program on safety and security for Somali journalists in Somalia. The training which was held on the 21stSeptember 2013 under the implementation of Dalsan Radio and supported by CPJ had an attendance of 32 journalists from different media houses and freelance journalists….

                  Read More

                    Wakiilada oo Shahaado Sharaf ku Maamuusay Wasiirka Maaliyada kuna amaanay Wakhtiga uu Golahooda u Soo Gudbiyay Odoroska Miisaaniyada

                    Hargaysa 02.October 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda Jamhuuriyada Somaliland oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Mudane Cabadiraxamaan Maxamed Cabdilaahi [ Cirro]  ayaa waxa mudanayaasha golahaasi ay gudoonsiiyeen shahaado sharaf wasiirka wasaardda maaliyadda j sl mudane cabdi casiis maxamed samaale Mudanayaasha golaha wakiilada ayaa fadhigooda maanta ee ay wasiirka wasaarada maaliyada ku…

                    Read More

                      Duqay ka soo Jeeda Gobolka Shabeelaha hoose oo ka Horyimid dhismaha Maamulka Konfurta Galbeed ee Somalia

                      Baydhaba 02.October 2013 (SDN)- Waxgarad iyo odayaal ka soo jeeda maamulka gobolka Shabeellaha hoose e ayaa si weyn uga soo horjeestay olole ay wadaan xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle kaasoo ku saabsan in dhismaha maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya. Odayaasha ayaa ku eedeeyay xildhibaanada ka soo jeeda beelaha Digil iyo Mirifle…

                      Read More

                        Mas’uul ka Tirsan Ciidamada Booliska Somalia oo lagu Khaarajiyay Magaalada Muqdisho

                        Muqdisho 02.October 2013 (SDN)- Sarkaal ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliya ayaa saaka lagu dilay magaalada Muqdisho xilli uu ku sii jeeday goobtiisa shaqo . Rag ku hubeysnaa bastoolado ayaa la sheegay inay dileen marxuumka oo magaciisa lagu sheegay Shariif Aadan. Maleeshiyada dilka geysatay ayaa la sheegay inay ka baxsatay goobta, ciidanka dowladda oo meesha gaaray ayaa…

                        Read More

                          Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo Hab Maamuus sare loogu qaabilay Magaalada Istaanbuul DAAWO

                          Istaanbuul 02.October 2013 SDN .Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo waftigii uu hogaaminaayo ayaa si rasmiya u cago dhigtay garoonka diyaaradaha ee magaalada qadiimiga ah ee istaanbuul. Halkaas oo uu Madaxweynaha iyo weftigiisu ay habeenkii xalay ka waxaana madaxweynaha ku qaabilay kuna soo dhaweeyey garoonka  masuuliyiinta wadanka turkiga, waxaana weftiga madaxweynaha la dejiyey hotel…

                          Read More

                            Masuuliyiin Ka Qayb Galay Shirkii Beljium-ka Oo Iska Dhiibay Waddamada Yurub iyo Sumcad-xumada ay Keeneen

                            Hargeysa:2-Oct-2013(SDN)- Wararka ilaa iyo Haatan aanu Helayno ayaa sheegaya  in Masuuliyiin katirsan Dowlada Soomaaliya kana qeyb galay shirkii dhawaan ka dhacay Magaalada Brussels ee Dalka Biljimka in ay ku dhax dhuunteen dalkaasi ayna iska dhiibeen Dalal katirsan Qaarada Yurub. Xubno ka qeyb galay Shirka Brussels ayaa lagu waramayaa in la waayay halka ay jaan iyo…

                            Read More