Dawladda Hoose ee Hargeysa Oo Soo Saartay Amar Shacabku Si weyn Usoo Dhaweeyey
Hargeysa:30-Sep-2013(SDN)-Dawladda Hoose ee Hargeysa ayaa soo saartay amar dad badani u riyaaqeen oo wax lagag qabanayo Dadka ku mamay dhulka aanay waxba ka beerayn ee ay iska sheegtaan. Dawladda Hoose oo uu Hormood u yahay Duqa Caasimadda ahna Guddoomiyaha Golaha Deegaanka Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco, ayaa amar ku bixiyey inaan cidna laga aqbali doonin…
