“xisbiyadeennu, xisbiyo Ma Aha Nin Xishoonayaana ma geli karo, waana masiibadii qarankan….”Aqoonyahan Xasan Jaamac Bacad
Hargeysa:29-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha Golaha Aqoonyahanka Somaliland Xasan Jaamac Bacad, ayaa ka hadlay arrimo badan oo haatan ka taagan Somaliland, waxana uu Dhaliilo badan dusha ka saaray Xisbiyada qaranka ee Haatan ka jira Somaliland. Aqoonyahan Xasan Bacad oo Maalintii shalay u Warramayey Qaar ka mid ah warbaahinta Somaliland, ayaa sidoo kale ka hadlay xaaladan cusub ee dalku…
