Warbixintii Wasiirka Maaliyada ee Golaha Wakiilada ee Male awaalka Miisaaniyada {DHAGAYSO}

    Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa maanta fadhigii Golaha Wakiilada waxa uu Warbixin ka siiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee Sannadka Soo Socda ee 2014ka .           Wasiirka Wasaarada Maaliyaddu Waxa uu sheegay in  ay miiisaniayad sanadeedka 2014 ee  xukuumada dhexe  ay tahay boqol…

    Read More

      Ingiriiska oo Raacdo ugu Jira Soo qabashada Lixdan Xubnood oo Xidhiidh la Leh Shabakada Alqaacida

      London 29.Sep 2013 (SDN)- Sirdoonka dalka Biriten MI5 ayaa sheegay in gudaha waddankasi ay ka baadi gobayaan ku dhawad 60-qof oo Soomaali ah kuwasi oo xiriir dhow la leh kooxda Al-shabab.Kuwaaso oo sirdoonka dalka Britain shaaciyeen inay xiriiro dhaw la leeyihiin kooxda Alqaacidada soomaaliya ee Alshabaab isla markaasna xasuuqa iyo dhibaatada ka wada gudaha iyo dibedda…

      Read More

        Wasiirka Maaliyada oo Golaha Wakiilada ee Somaliland Warbixin ka siiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2014ka

        Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii maanta ee golaha wakiiladda j s l oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiiladda j s l  mudane cabdiraxmaan maxamed cabdilaahi corro ayaa waxay warbixin ku saabsan odaraka miisaaaniyadda  2014 ka  ka dhagaysteen wasiirka wasaaradda maaliyadda j sl cabdicasiis maxamed samaale . waxa wasiirka maaliyadda  ku welinayaywasiiru dawlaha wasaarada maaliyada…

        Read More

          Dufcadii 10aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Hargaysa iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ka qayb galay {DAAWO SAWIRO}

          Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha jsl  Mudane Axmed  Maxamed Maxamuud  siilaanyo ayaa maanta ka qeyb galay xaflad loo sameeyay dufcadii tobnaad ee ka qalin jabisa jaamacadda hargaysa. Munaasibadan oo lagu qabtay xarunta jaamacadda hargaysa ayaa waxa ka soo qeyb galay xubno ka mida golaha wasiirada ,xildhibaano  ka kala tirsan golyaasha qaranka waxgarad, waaldiinta ardayda jaamacadda…

          Read More

            Hanjabaad loo Gaystay Wasiiro iyo Saraakiil ka Tirsan Ciidamada Kenya lana Xidhiidha Weerarkii Westgate

            Nairobi 29.Sep 2013 (SDN) – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in wasiirka macdanta dalka Kenya Najiib Balala ayaa la sheegayaa in ururka Al-shabaab ugu hanjabeen in ay khaarajin doonaan sida lagu sida laga soo xigtay laamaha sirdoonka dalka Kenya, Waaxda sirddonka dalka ayaa sidoo kale shegaysa in nin lagu magacaabo Shacbaan oo horey ugu lug lahaa…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho kana waramay safarkiisa

              Muqdisho 29.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shegay in balaayiin doollar lagu taageeri doono maashaariicda horumarinta iyo dib u soo celinta amniga guud ee dalka Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta Muqdisho dib ugu laabtay ayaa sheegay in dowladda ay dajisay qorshayaashii loo isticmaali lahaa lacagta loogu yaboohay…

              Read More

                Dad Hubaysan oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho iyo Hawlgalo ay Wadaan Ciidamada amaanku

                Muqdisho 29.Sep 2013 (SDN)- Siddeed qof oo saddex ka mid ah la tuhunsan yahay inay xiriir la leeyihiin kooxda al-Shabaab ayaa lagu qabqabtay howlgallo ay ciidamada dowladda xalay ilaa saaka ka sameeyeen degmooyinka Hodan, Howl-wadaag iyo Shibis ee gobolka Banaadir. Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa sheegay in saddexda qof ee looga shakiyay inay xiriir…

                Read More

                  Hargaysa oo lagu soo Gabo gabeeyay Kulan Guud oo ay Yeesheen Gudida Wanaag farista iyo Xumaan ka reebista

                  Hargaysa 29.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Hargeysa ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyay kulan labo maalmood uga socday guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista oo ah guddi ka jira gobollada Somaliland oo isku xil qaamay inuu wax ka qabto waxyaabaha ka hor imaanaya anshaxa diinta iyo akhlaaqda wanaagsan. Wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta ee maamulka Somaliland Sheekh…

                  Read More

                    Go’aamo Xal looga dhigayo Muranka ka dhasha isku qabsiga Dhulka oo Baydhaba lagaga dhawaaqay

                    Baydhaba 29.Sep 2013 (SDN)- Guddiga nabadgalyada gobolka Baay ayaa soo saaray go’aan lagu xakamaynayo muranka iyo is-qab-qabsiga ku saabsan lahaanshaha dhulka oo mararka qaarkood khal-khal galiya ammaanka. Taliyaha ciidanka booliska gobolka Baay, Kornayl Mahad Cabdiraxmaan Aadan oo warbaahinta u akhriyey go’aanka uu soo saaray guddigu ayaa sheegay in iyadoo la tixgalinayo nabadgalyada iyo xasilloonida gobolka…

                    Read More

                      Wefti ka Socda dawlada Federaalka oo Gaadhay Magaalada Beledweyne iyo Sababta Ujeedada Socdaalkooda

                      Baladweyne 29.Sep 2013 (SDN)- Mas’uuliyiin ka socda wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga qaranka iyo xubno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo uu hoggaaminayo agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha, Cali Abtidoon Xalane ayaa maanta gaaray magaalada BaladWeyn  ee xarunta gobolka Hiiraan. Cali Abtidoon oo warbaahinta kula hadlay Beledweyne ayaa sheegay in safarkooda uu la xiriiro…

                      Read More

                        Somalia President Says Mall Attack Group Threatens World

                        Somali President Hassan Sheikh Mohamoud said the al-Qaeda linked group al-Shabaab that besieged a Nairobi shopping mall is embracing guerrilla attacks as part of an “international jihadist agenda” and poses a global threat. Somalia-based al-Shabaab, whose Sept. 21 mall attack in neighboring Kenya killed at least 67 people, is changing tactics after losing territory they…

                        Read More

                          Garyaqaan Muuse Oo Lafo-gur ku sameeyey awoodda xubinta Golaha Deegaanku Kaga Bixi karto xisbigeeda (Faaqidaadda Xeer No 14)

                          Waxaa jira xeerar iyo shuruuc aynu samaysanay qaran ahaana aynu ku dabaqno qaabka adeegsiga sharci ee markaas jira iyo sida loo raacayo, oo ay qaranka cidi masuul uga tahay, Hadaba Waxaa La Gudboon Gudida Diwaan galinta iyo ansixinta Asxaabta Somaliland Inay Ka Hadlaan oo Go’aanka ugu haboon ee sharci ay ka qaadan xubnaha Golaha Deeganka…

                          Read More

                            Kenya oo caro uga jawaabtay Digniin Mareykanku ka soo saaray in dalkooda la booqdo

                            Nairobi Sept 29,2013(SDN)-Dawlada dalka Kenya ayaa caro uga jawaabtay digniin Mareykanku ka soo saaray booqashada dalkan dhaqaalihiisu ku tiirsan yahay safarada damaashaadka ee reer Galbeedku halkaa ku tagaan. Dawlada Mareykanka ayaa ku celisay digniin ay booqashada dalkaasi ka soo saartay bishii June ee ina dhaaftay. Qoraalkan cusub ee muwaadiniinta Mareykanka looga digayo in ay booqdaan…

                            Read More

                              Syria oo aqbashay goonkii Gollaha Amnaaka ee ku wejahnaa Hubkeeda Chemical-ka

                              Dimishiq Sept 29,2013(SDN)-Dawlada dalka Syriaa ayaa maalin uun ka dib shaacisay in ay aqbashay gooan uu soo saaray Gollaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo qeexayay in dalkaasi gebi ahaanba uu burburiyo hubkiisa Chemicals-ka. Raiisul wasaaraha dalka Syria Wael al-Halqi ayaa saxaafada u sheegay goaanka dawlada Syria ee ku wejahan qaraarka QM ee burburinta hubka Chemical-ka….

                              Read More

                                Magacyada Haween Soomaaliyeed Oo Ku Dhaawacmay Weerarkii Westgate Dhawaan Ka Dhacay

                                Nairobi:29-Sep-2013(SDN)-Weerarkii dhawaan kooxda abaabulini ku qaadeen xaruntii ganacsiga ee Westgate, ayaa waxa isa soo taraya in la magacaabo magacyada iyo dhalashada dadkii ku waxyeelloobay. Haatan waxa si rasmi ah loo magacaabay Laba gabdhood oo walaalo ah Somali -Canadian ah, waxana la sheegay inuu dhaawac ka soo gaadhay weerarkaas. Gabdhahan walaalaha ah oo lagu kala magacaabo…

                                Read More