Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Warbixin ka siiyay Golaha Guurtida hawlaha nabadaynta ee Wasaaradiisu ku hawlan tahay

    Hargaysa 28.Sep 2013 (SDN)- Golaha Guurtida Jamhuuriyada Somaliland  ayaa  fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayay gudoomiye ku xigeenka koowaad  ee galaha guurtida md siciid jaamac cali ayaa waribxin ka dhagaysatay  Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha j s l md Cali Maxamed Warancadde . Wasiiirka Arimaha Gudaha  waxa ku wehelinayay halkaasi taliyeyaasha ciidamada booliiska iyo ilaalada xeebaha…

    Read More

      Laba Doonyood oo Kalluumaysato ah oo laga qabtay Xeebaha Maamul Goboleedka Punt land

      Boosaaso 28.Sep 2013 (SDN)-Ciidamada Ilaalada dekedda Boosaaso ayaa soo qabtay doon iyo laba saxiimadood oo si sharcidarro ah uga kalluumaysanayey xeebta gobolka Bari Ciidamada ayaa kalluumasatadaas 26 kalluumaysato ah oo la socday doonta ka soo qabtay meel 5 mayl u jirta dekadda, waxayna dhammaantood oo muwaadiniin Yemen u dhashay ah ay ku ku howlanaayeen gurashada…

      Read More

        Dawladaha Uganda iyo Maraykanka oo ka Wada Xaajoonaya la dagaalanka Kooxda Al Shabaab

        Kampala 28.Sep 2013 (SDN)- Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Chuck Hagel iyo madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni ayaa shalay ka wadahadlay dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab. Kulanka oo ka dhacay xarunta waaxda gaashaandhigga Mareykanka ee Pentagon ee gobolka Virginia ayuu Mareykanku ku amaanay Uganda dowrka ay ka qaadatay dagaalka looga soo horjeedo Al-Shabaab oo xiriir la leh Al-Qaacidda….

        Read More

          Ingiriiska oo digay Khatarta Kooxda Al shabaab Weerarkii West-gate kadib

          London 28.Sep 2013 (SDN)- Weerarkii dhimashada badnaa ee ka dhacay Westgate Mall ee Magaalada Nairobi ayaa siyaabooyin kala duwan waxaa kaga hadlay Beesha caalamka Qaarkoodna Weerarkaasi ka dib waxay galeen taxadar dhanka amaanka ah, iyagoo ka baqay in talaabada xigta iyaga ay noqdaan. Dalka Britain marka loo eego Yurub waa Wadanka ugu badan ee Soomaalida ay…

          Read More

            Who is Abdulrazak Sheikh Ahmed? Terrorist?

            Nairobi, Sep 28, 2013 (SDN) -Abdulrazak Sheikh Ahmed is a British citizen of Somali origin; he was arrested in Nairobi in connection with the deadly terror attack in Westgate Shopping Mall a week ago. Al-Shabab claimed the responsibility of the attack that killed at least 60 people dead and 200 others injured. During the attack,…

            Read More

              Baraamijkii Baaqa Bulshada ee StarTv waxa Marti ku ah Maxamed Adan Dahir(Axado) oo ka waramaya wayahisii Qurbaha isaga oo soo galay11jir Waxna is baray dawasho Wacan

              London 28Sep13(SDN) Baraamijkii Baaqa Bulshada ee StarTv waxa Marti ku ah Maxamed Adan Dahir(Axado) oo ka waramaya wayahisii Qurbaha isaga oo soo galay11jir Waxna is baray kuna guulaystay Aabaha Sanadka2013 isaga oo noqday nin dhalinyara oo isaga oo yar soo gal wadan anuu afkiisa aqoon kana garay heer tacliin oo sare  dawasho Wacan .  

              Read More

                Xuseen Bisad oo ah ninka labaad ee u dheer Adunka oo ka tirsan xisbiga Ucid oo canbareyey mayarka Berbera fariina u diray

                London28Sep13(SDN)Xuseen Bisad oo ninka labaad ee u dheer aduunka ayaa wax laga  xumado ku tilmamay in cabdishakuur oo xiligii dorashooyinka ay tageerayasha xisbiga ucid si mug leh u soo doorteen oo maal kooda iyo dhiigooda ku bixiyeen in uu codadkoodii uu maanta xisbiga kulmiye u ku biiriyo waa wax laga xumaado , Xuseen oo u…

                Read More

                  Denbi baareyaasha Westgate Mall oo caqabado kala kulamay in ay xaqiijiyaan halak ay ka soo jeedaan kooxidii Weerarka qaaday

                  Nairobi Sept 28,2013(SDN)-Denbibaarayaashii caalamka ka kala yimi ee ku xoonsan xaruntii ganacsiga ee Westgate Mall ayaa caqabado waaweyn kala kulmay in ay xaqijiyaan cida ay yihiin kooxdii weerarka ku qaaday xarunta. Caqabadaha ay la kulmeena waxa ka mid ah in gebi ahaanba uu burbur ku habsaday goobtii ay dableydu kaga sugneyd xarunta. Waxa iyana caqabadaha…

                  Read More

                    Malta seeks diplomatic relations with Somalia

                    Valleta, Sep 28, 2013 (SDN) -A meeting aimed at embarking on diplomatic relations between Malta and Somalia, from where the former received the greatest number of irregular immigrants, has been held at the insistence of Prime Minister Joseph Muscat during his stay in New York for the 68th session of the United Nations General Assembly….

                    Read More

                      Somaliland: Gaadiidlayda Baabuurta Leh oo Ku Hanjabtay inay kor u qaadi doonaan Kirada ay dadka ka qaadaan.

                      Hargeysa:28-Sep-2013(SDN)- Iskaashatada Ururka Gaadiidleyda Somaliland ayaa shaaciyey inay Kordhin doonaan qiimaha lagu raaco gaadiidka kadib markii dhawaan Golaha Wakiilladu Ansixiyeen Xeer Cashuur dulsaar ah ku waajibinaya Gaadiidka, isla markaana uu Madaxweyne Axmed MAxamed Maxamuud dhaqan geliyey saacado kadib markii loo gudbiyey.    Qiime korodhkan oo   jawaab u ah Cod aqlabiyad ah oo ay golaha wakiilladu…

                      Read More

                        Dagaal siyaasadeed oo Berbera Ku Dhex maraya Kulmiye Iyo Ucid iyo Munaasibad Maanta loo Ballansan yahay.

                        Berbera:28-Sep-2013(SDN)_Xisbiga Talada Dalka Haya ee Kulmiye ayaa Maanta la filayaa inuu inuu xaflad soo dhaweyn ah ugu qabto magaalada  Berbera Guddoomiyaha  Golaha Deegaanka Berbera Cabdishakuur Maxamud xasan iyo xildhibaanno Door ah oo Golaha Deegaanka Berbera ka tirsan. Xildhibaannadan ayaa la sheegay inay yihiin kuwii xisbiga Ucid uga soo baxay Gobolka Saaxil oo ka digorogganaya xisbigoodii…

                        Read More

                          Kenyan military caused massive mall collapse, official says

                          Kenya’s military caused the massive collapse of three floors of Nairobi’s Westgate mall during the siege of al-Shabab, in which at least 67 civilians and security personnel were killed, a top-ranking government official said. When asked Friday if military action against the hostage takers caused the collapse, the official answered, “Yes.” The official also confirmed…

                          Read More

                            Cali Warancade:Iga walaan ina Muuse Abees iyo cid kale toona Wadooyinka Hargeysa idin Marin Kareyn Hadaad Faysal Cali Waraabe iyo Maxamed Xaashi taabataan

                            Hargeysa Sept 28,2013(SDN)-Shirkii Gollaha wasiirada Somaliland ee Khamiistii ina dhaafay ayaa waxa la iskula soo qaaday qodob xasaasi ah oo xubno ka tirsan golluhu ay u soo bandhigeen madaxweyne Axmed Siilaanyo. Wasiirada Madaxtooyada iyo Duulista iyo Hawada ee Xirsi xaaji iyo wasiiru dawlaha Madaxtooyada Maxamed Muuse Abees ayaa soo jeediyay in xabsiga la dhigo masuuliyiin…

                            Read More

                              Gollaha Amaanka ee QM oo isku raacay in Syria ay hubkeeda Chemical-ka burburiso

                              New York Sept 28,2013(SDN)Gollaha amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa fadhi uu xalay yeeshay waxa uu iskula qaatay in dalka Syria ay hubkeeda Chemical-ka ku baabiso si degdega. Golllaha Amaanka 15kiisa xubnood ayaa gebiahaanba u codeeyay in ay Syria ee dardar geliso baabi’inta hubka. Syria ayaa bishan sexeexday heshiiska heshiiska caalemiga ah mamnuucaya sameynta iyo isticmaalka…

                              Read More

                                Kooxda Al Shabaab oo tacadiyo fool xun u geystay dadkii ay ku laayeen Westgate(Warbixin naxdin leh)

                                Nairobi Sept 28,2013(SDN)-Warar horu dhaca oo ka soo baxaya baaritaano lagu sameeyay dadkii ay laayeen kooxdii weerar ku qaaday Westgate Mall ayaa muujinaya sawiro naxdin leh oo ku saabsan tacadiyo loogeystay intii aan la leyn dadkaasi. Laheysteyaasha ayaa la deldelay oo indhahana laga saaray,qaar kalena la dhufaanay,qaarna cunaha iyo faraha laga jaray,halka qaar kalena xubnaha…

                                Read More