Madaxweynaha Soomaaliya Oo ka Hadlay Weerarkii Nairobi lagu Qaaday
Washingtong:22-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Dawladda Federalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka Hadlay weerarkii Dadka Badani ku dhinteen eek a dhacay magaalada Nairobi. Madaxwene Xasan ayaa tacsi u diray ehelladii iyo qaraabadii ay ka dhinteen dadkaasi waxana uu sheegay inay garab taagan yihiin dawladda Kenya, gacanna ka siin doonaan sidii ay uga guulaysan lahayd Argagixisada. …
