Xisbiyada Mucaaridka ee Ucid iyo Waddani oo Wasaarada Arrimaha Gudaha u Gudbiyay Dalab ku Wajahan Mudaharaad ay ku diidan yihiin Xeerka Wadooyinka {DHAGAYSO}

    Hargaysa 23.Sep 2013  (SDN)-  Hargaysa 23.Sep 2013 (SDN)- Xisbiyadda Mucaaradka Ah Ee Wadani Iyo UCID ayaa maanta waxay si wada jir ah wasaarada Arrimaha Gudaha Ugu Gudbiyeen Dalabka ay kaga Codsanayaan Mudaharaad salmi ah oo ay Kaga Soo Horjeedaan Xeerka Tacriifada Horumarinta Wadooyinka oo uu Golaha Wakiilada u Gudbiyay Wasiirka Madaxtooyada Mudane  Xirsi Cali Xaaji…

    Read More

      Hawl Gal adag oo ka socda Xarunta West gate Mall,Qaraxyo ka dhacaya iyo filashada dagaal culus

      Nairobi 23.Sep 2013 (SDN)- Ciidamada Kenya ayaa ku guda jita wajigii ugu danbeeyay ee soo afjarida howlgalka ay ka wadaan xarunta Westgate Mall,kuna soo badbaadiyaan kooxaha ay afduub ahaan  kooxaha argagixisada ah ugu haaystaan xaruntasi. Dhowr qarax oo xoogan  iyo rassa is daba joog ah ayaa la maqlayaa gudaha xarunta Westgate Mall,waxana la arkayaa qiic…

      Read More

        14 Qof oo Ku eedaysan inay dadka Tahriibiyaan oo ay Puntland qabatay

        Bosaaso 23.Sep 20013 (SDN)- Ciidmada badda ee maamulka Puntland ayaa qabtay  14 qof oo lagu eedeeyey in ay ka shaqeeyaan tahriibinta dadka. Qabashada dadkan ayaa ka dhashay howlgal maalmihii u dambeeyey ay ciidamadu wadeen oo laga sameeyey magaalada Boosaaso iyo deegaanno ka tirsan gobolka Bari. Dadka la xiray waxaay isugu jiraan kuwa wax tahriibayo, milkiilayaasha…

        Read More

          Soomaalida Nairobi oo cabsi soo wejahday weerarkii Shabaabka ku qaadeen Suuqa Westgate Mall ka dib

          Nairobi Sept 23,2013(SDN)-Soomaalida ku noo xaafadaha magaalada Nairobi ayaa baqdin weyni soo wejahday ka dib weerar ilaa iyo haatan socda oo ay Shabaabku ku qaadeen xarun ganacsi oo halkaa ku taal. Dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay weerarka Shabaabku qaadeen ayaa waxa uu sababay caro weyn oo dhici kareysa in Soomaalida dalkaasi ku nool lagula kaco….

          Read More

            Cali Gurey:Xukuumada Siilaanyo Horaan u sheegoo sadex waa waa La Hafray ayaan leeyahaye sideen Casabada isaga kicinaa?

            Hargeysa Sept 23,2013(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Cali Gurey ayaa shir jaraaid oo masuuliyiinta xisbigaasi Hargeysa ku qabteen waxa uu ka sheegay qiso dadka oo idil ka qoslisiisay. Md Cali Gurey waxa uu sheegay in waxa ay ka hadlayaan aaney qabyaalad aheyn isla markaana aaney cid gaara u jeedine uu…

            Read More

              Ururka Al-shabaab Oo Soo Bandhigay Magacyada Ragga Fuliyey Hawlgalka Westsgate iyo Meelaha ay ka Soo Jeedaan

              Baardheere:23-Sep-2013(SDN)-Ururka Alshabaab ayaa soo bandhigay magacyada dadkii weerarka ku qaaday goobta ganacsiga ee dalka Kenya. Ururka ayaa sheegay inay raggaasi ahaayeen mujaahidiin gudanayey waajibaad Diineed Gudanayey, waxana ay xuseen inay arrintaas ay sameeyeen ilaahay ugu dhawaanayeen.     Sayid N. from Kismayu, Somalia. Zaki Jama C., from Hargeisa, Somalia Saad D., from Damascus, Syria Mohamed…

              Read More

                Xasan Sheekh Oo Tacsiyeeyey Dilkii Xildhibaan Xuseen Cabdisalaan.

                Washington:23-Sep-2013(SDN)-Madaxeweynaha Dawladda ku-meel-gaadhka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey Dilkii habeenkii xalay magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan  Xuseen cabdilaahi oo ka mid ahaa Baarlamaanka soomaaliya. Madaxweynaha ayaa tacsi u diray eheladdii , Qaraabadii iyo dhammaan umadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriday  Allah ha u naxariisee Marxuum   Xuseen C/Salaam” Inaa Lilaahi wa inaa Ilaahi…

                Read More

                  Maalintii saddexaad Oo La isku Dhex Fadhiyo Westgate Iyo Warar dheeraad ah

                  Nairobi:23-Sep-2013(SDN)-Waxa Maalintii saddexaad sii socota Gacan-ku-hayntii Dablayda Hubaysani ee Xarunta Westgate, waxana LA sheegayaa in hawlgalku meel fiican marayo.  Kooxdan ayaa la sheegayaa inay haatan ku sugan yihiin Dabaqa Afraad ee xaruntan, waxana saaka la maqlayaa rasaas kala duwan oo ay is weydaarsanayaa Ciidanka ammaanka iyo kooxaha hubaysani.   Saraakiisha ciidanka Booliiska dalka Kenya ayaa…

                  Read More

                    “Madaxweynuhu Karaamadii umadda oo dhan buu sitaa, markaasuu khaakh dhaha oo tuuf dhaha leeyahay intuu umad dhan is hortaagay, waana waxa aanu ugu yeedhayno” xildhibaan Mataan.

                    Hargeysa:23-Sep2013(SDN)-Xildhibaan Aadan Muxumed Hoorre (Mataan) oo ka tirsan Golaha wakiillada Somaliland, ayaa deedafeeyey Hadal dhawaan ka soo yeedhay Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Baashe Maxamed Faarax oo hore u sheegay inaan Goluhu xaq u lahayn inay  madaxweynaha u yeedhaan. Xildhibaan Hoorri oo maalintii shalay waraysi gaar ah siinayey Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa sidoo kale…

                    Read More

                      Eng. Maxamed Xaashi Oo Qalinkiisa ku soo Bandhigay Boogaha Xukuumadda iyo Xalka uu U hayo

                      Hargeysa:23-Sep-2013(SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Qoraal Dheer oo soo Saaray si faahfaahsan uga hadlay Xaaladda Guud ee Dalka Somaliland iyo Caqabadaha lagama-gudbaanka ah ee ilaa intii Somaliland dhidibadda loo taagay ay ka tallaabsan la’dahay. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi waxa uu qoraalkiisan ku caddeeyey sida Dalka Somaliland Qaniga ugu yahay…

                      Read More

                        Waar miyaanay ku ceeb ahayn Somaliland in hadana Ethiopian Airways la soo maslaxeeyo damiir miyanu jirin

                        Waan idin salaamay dhamantiinba. Sidaad la socotaanba waxay dhawaan go’ansatay dawlada Ethiopia inaanay Diyaaradaheedu imanayn madaarka Hargeysa, sabab la xidhiidha baaxad madaarka oon caabiyi Karin diyaaradahooda waaweyn iyo asbaabe kale oo la xidhiidha. Horta waa marka hore ee waxan loogu yeedho walaalaheena Ethiopia, waxba kama jiraan waayo iyaguba waa kuwi SNM ta ku amray inay…

                        Read More

                          Koox Suxufiyiin ah oo Hargaysa loogu soo gabo gabeeyay tababar ku wajahan wacyigelinta AIDS-ka

                          Hargaysa 23.Sep 2013 (SDN)- Agaasimaha Komiishanka Qaranka ee Xakamaynta AIDS Prof Cabdi Cali Jaamac ayaa labaatan xubnood oo ka kala socday hay’adaha warbaahinta Somaliland waxa uu aqoon isweydaarsi laba cisho socday ugu soo gabo gabeeyay huteelka Imperial ee Magaalada Hargaysa . Aqoon isweydaarsigan oo lagu baranayay duruus la xidhiidha sidii bulshada looga wacyigelin lahaa Cudurka…

                          Read More

                          Xiddigii Reer Germany Ozil oo Guulow u Bidhaamiyey Arsenal.By Jaahuur.

                          London-Sep-22-2013-qurbejoog.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula safreynaa xagaa iyo cariga Ingiriiska oo uu si habsami ah uga socdo horyaalka (Premier League). Falaqeynteenan ciyaaraha waxaynu ku jaleceynaa ciyaar xiiso badan oo galabta dhexmartey Arsenal iyo Stoke, ayaa waxaa ka soo qeyb galey dadweyna aad u badan iyo dabcan tageerayaasha labada dhinac. Arsenal oo horyaalka ku biloowdey…

                          Read More

                            Wakaalada wararka AFP oo ku warantay in Ciidamo ka socda kuwa amniga ee dalka Israa’iil ay maanta gaadheen caasimadda Kenya ee Nairobi, maxay tahay sababtu?

                            Nairobi Sept. 22, 2013 (SDN/AFP)- Ciidamo ka socda kuwa amniga ee Israa’iil ayaa Axadda maanta ku biiray dedaalada Kenya ku doonayso inay ku dhamayso qafaalashada dhimashada keentay ee ay weerarayaasha maleeshiyada ahi ku galeen suuqa Westgate ee magaalada Nairobi. Ilo-wareed amni oo aan la magacaabin ayaa wakaalada wararka Fararnsiiska ee AFP u sheegay in ciidamadan…

                            Read More

                              (DAAWO)Xisbiga UCID:Madaxweynuhu ma garanayo magacyada 46ka Wasiiradiisa waa laga saxeexay uun,Baarlamaanka waa in uu hortagaa

                              Hargeysa Sept 22,2013(SDN)-Madaxda sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID oo ay weheliyaan Xildhibaano ka tirsan gollaha wakiilada Somaliland ayaa maanta shir jaraid oo ay qabteen waxa ay si adag uga hadleen xaalada dalka. UCID waxa ay bulshada u soo bandhigeen mooshin la horgeynayo gollaha Wakiilada Somaliland oo madaxweynaha suaalo lagu weydiinayo,DAAWO.  

                              Read More

                                “Anigu waxaan Odhan lahaa Reer Khaatumo aynu wada dhisano Somaliland,Soo Noqda,Wixii dib loo xalaalaynayo aynu u Xalaalayno,idinku Madaxweyne ka Noqda” Prof Axmed Ismaaciil Samatar Waraysi {DAAWO}

                                Washington 22.Sep 2013 (SDN) Prof Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ugu Baaqay Kooxda Khaatumo inay fikirkooda iyo Maskaxdoodaba isugu geeyaan sidii ay Qaybtooda uga qaadan lahaayeen dib u dhiska iyo horumarka Somaliland,Isagoo Xusay inay haboon tahay ka qayb qaadashada doorashooyinka Madax tinimo ee Somaliland. Prof Samatar ayaa Sheegay inay soo bislaanayso Siyaasada Somaliland isla markaana ay…

                                Read More