Canadian Teen Brothers Jailed In Somaliland

    Hargeisa, Sep 21, 2013 (SDN)  -Two Mississauga teens have been jailed in Africa for more than a month, their father says, since taking a summer trip to visit their grandmother. Mohamed Noor sent sons Liiban, 18, and Jamal, 15, to Somaliland in June. The Canadian-born brothers had never been to the tiny East African territory,…

    Read More

      Puntland Administration Bans Universal TV

      Garowe, Sep 21, 2013 (SDN)  -Somalia’s semi-autonomous state of Puntland has banned the operation of Somali satellite TV on Saturday alleging the TV did not broadcast the recent speech by President Abddurahman Farole at the Somalia New Deal Conference last week. A decree from the office of Puntland’s information minister said that the Puntland government suspended…

      Read More

        U.S. Shows Support for Somalia’s Fight against Terrorism

        Washington, Sep 21, 2013 (SDN)  -Somali President Hassan Sheikh Mohammad and U.S. National Security Adviser Susan E. Rice on Friday discussed ways to strengthen Somalia’s democratic institutions and promote economic development, according to a White House statement on the pair’s meeting. Both countries reaffirmed their commitment to fighting terrorism and expand security through Somalia. “The…

        Read More

          “Madaxweynuhu hadii uu Golaha Hor iman waayo waxaanu ku soo rogaynaa Maamuus ka Xayuubin” Xildhibaan Qabile {DHAGAYSO}

          Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka Mid ah Mudanayaash Mucaaridka ah ee Golaha Wakiilada ayaa mar kale ku celiyay Sida ay uga Go’an tahay in Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo la soo Gole Joojiyo isla markaana uu Cadeeyo hab maamulka dalka cida gacanta ku haysa . Xildhibaanka ayaa…

          Read More

            Xildhibaan Rayte Oo Bannaanka Soo Dhigay Tabaha Qarsoon Ee Xukuumadda Siilaanyo Shacabka Ku Wiiqayso.

            Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali (rayte) oo ka mid Golaha wakiillada Somaliland, kana tirsan xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa dhaliilo cul-culus oo dhinacyo badan taabanaya dusha ka saaray Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu sidoo kale soo Faqay Saamiyada Heshiis-baadhista iyo cida dhabta ah ee iska leh. Xildhibaan Rayte oo ka Hadlayey madal  soo dhaweyn uu…

            Read More

              Wasaarada Deegaanka oo Qiratay inay Fasax u Siiyeen Ugaadha dalka Ganacsato Carbeed {DHAGAYSO WARBIXINTAN}

              Hargaysa 21.Sep 2013 (SDN)- Qaar ka Mid ah Ganacsatada Carbeed ayaa siyaabo kala duwan uga faa’iidaysta Ugaadha Somaliland iyagoo inta badan Taageero ka hela Wasaarada Horumarinta Miyiga iyo Deegaanka . Inkasta oo Sharciga u degsan Somaliland uu Xaaraantinimaynayo in Ugaadha dalka ku nool loo iibgeeyo dalalka dibada ayaa waxay arrintani noqotay Mid soo Jiidatay Indhaha…

              Read More

                Doonyo Shixnad Kootara baan ah ka qaaday Berbera si ay u Geeyaan dalka Yemen oo ku Sugan Magaalada Saylac Warbixin Xiiso leh {DHAGAYSO}

                Saylac 21.Sep 2013 (SDN)- Laba Doonyood Sida agab Kotorobaan ah kuna sii Jeeday Wadanka Yemen oo ka baxay Magaalada Berbera una rarnaa Ganacsadaha Maxamed Aw Siciid ayaa dib ugu laabtay Magaalada Saylac oo ay hada ku sugan yihiin kadib markii ay ka baqeen Ciidanka Ilaalada Xeebaha ee Wadanka Yemen . Labadan Doonyood ayaa laga leeyahay…

                Read More

                  “dawladda somaliland waxa ay ku dhisan tahay in ay iyadu shacbigeeda ka baqato, Ma aha xukuumaddani tii ay argagixiso, Baqe iyo Car ila Hadal ku wadi lahayd……” Marxuum Cigaal

                  Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)-Taariikhda Sideedaba waxa loo sameeyey inay ku xasuusiso waxyaabo hore oo la soo maray, islamarkaana lagaga Gudbo Hagardaamooyinka iyo Turraaturrooyinka Nolosha ku dhereran. Haddaba taariikhdu maanta waxa ay ina xasuusinaysaa erayo dhaxal-gal ah oo uu ka tegay Madaxweynihii Hore ee Somaliland Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal oo ahaa nin ilaahay Haybad u siiyey Helitaanka hadalka,…

                  Read More

                    Somaliland: Madaxtooyada Oo Meel-marinta Xeerka Waddooyinka U Miciinsatay Shirar-Doceedyo Qaarkood Natiijo-xumaysteen

                    Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)-Madaxtooyada Somaliland, ayaa si aad ah ugu Mashquulsan sidii ay Golaha wakiillada u dhaafin lahayd xeerka muranka badan dhaliyey ee Horumarinta waddooyinka oo Haatan Horyaalla Golaha Wakiillada Somaliland.   Maalintii shalay ahayd ayaa waxa ay xukuumaddu hore u qaadday tallaabiyinkii ugu cuslaa ee ay xeerkan ku meel marinayso, waxana ay soo abaabushay Shirar doceedyo Beelaysan…

                    Read More

                      Guddoomiye Cirro Gacmaha Isku Saaray Labadii Xildhibaan Ee Gacan-ka-Hadalku dhex maray

                      Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiilladda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (cirro), ayaa Habeenkii xalay casho-sharaf uu hutel Ambassador ku sameeyey gacmaha iskugu  saaray labadii xildhibaan ee Dhawaan Gacan-ka-hadalku ku dhex maray Golaha dhexdiisa. Kulankan  labada xildhibaan  ee kala ah Ibraahim Mahdi Buubaa iyo Axmed Nuur Kijaandhe lagu heshiisiinayey, ayaa waxa ka soo xaadiray xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac…

                      Read More

                        Ajandaha Lagaga Hadlayo Kalfadhigii Sadexaad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo Maanta furmaya

                        Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)- Waxa Maanta lagu wadaa inuu Caasimadda Somaliland ee Hargeysa Dibu Uga Furmo Kalfadhigii Saddexaad ee Golaha Deegaanka Hargeysa oo aan in muddo ah wax fadhi ah yeelanin. Kal-fadhigan Saddexaad ayaa waxaa horyaalla Ajandayaal dhawr ah oo ay ka mid yihiin Wax-ka-bedel iyo Kaabis lagu sammeeyay Xeer-hoosaadka Golaha oo ay soo diyaariyeen Guddi uu u…

                        Read More

                          Wasaaradda Duulista Somaliland Oo Sheegatay in Maanta Ethiopian Airline Hargeysa Duulmaadyo Ka Bilaabayso

                            Hargeysa:21-Sep-2013(SDN)- Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Somaliland ayaa Habeenkii xalay shaaca ka qaadday in shirkadda diyaaradaha Itoobiya Air-line ay Maanta si   rasmi  ah Duulimaadyadeedii uga bilaabayso madaarka Hargeysa. Wasaaradda Duulista ayaa sidaas ku sheegtay war-saxaafadeed ay soo saartay oo Nuqul ka mid ahi soo gaadhay  shabakadda wararka ee Qurbejoog.co. War-saxaafadeedka ayaa u…

                          Read More

                            Nin aqalkiisa ku heystay Masaskii ugu badnaa abid

                            Ney York Sept 21,2013(SDN)-Nin u shaqeeya magaalada New York isla markaana ka mida dadka xayawaanka xanaaneentooda u qaabilsan ayay Boolisku aqalkiisa ka helen tiradii ugu badneyd ee masas ah oo aqal la isugu geeyo. Ninkan ayaa Booliska magaalada New York aqalkiisa booqdeen ka dib kolkii sheegay in uu xanuunsanayo oo aanu shaqeyn kareyn. Degmeda NY…

                            Read More

                              In The Self-Declared State Of Somaliland, ‘Aid’ Is a Dirty Word

                              Mogadishu, Sep 20, 2013 (SDN) – As the crowd chants, “Give us recognition!” the world’s most quixotic Independence Day parade marches through the dusty streets of Hargeisa. There are gymnasts and circus performers, flag-festooned camels, mounted police on colourfully tasselled horses, a convoy of rocket launchers and red-bereted soldiers with old rifles and Kalashnikovs. The…

                              Read More