Xildhibaan ka Tirsan Baarlamanka Somalia oo lagu dilay Caawa Muqdisho

    Muqdisho 22.Sep 2013 (SDN)- Koox aan la garanayn ayaa maqribnimadii caawa xaafadda Buula-xuubey ee magaalada Muqdisho ku dishay Allaha u naxariistee Xuseen Cabdisalaan oo ka mid ahaa xildhibaannada baarlamanka Soomaaliya. Marxuumka ayaa ku geeriyooday Isbitaalka Madiina oo dhaawac ahaan loo geeyay . Kooxda dilka geysatay ayaa kabxsatay goobta, ciidanka dowladda ayaa wada baaritaan lagu baadi…

    Read More

      Gudoomiyaha Jaaliyada Somaliland ee Jarmalka oo baaq u diray Jaaliyada ku dhaqan dalkaasi inay u codeeyaan XISBIGA SPD

      Berlin 22.Sep 2013 (SDN)- Iyadoo maanta loo dareeray Goobaha Codbixinta ee doorashada dalka Jarmalka ayaa Jaaliyada Somaliland ee dalkaasi ku nooli waxay door Muhiim ah ka qaateen ka qayb qaadashada doorashadaas iyagoo dhinaca kalena Murashixiinta ku loolamaya u Gudbiyay Qoraalo ka waramaya Qadiyada Qaranimada Somaliland. Qoraal kooban oo uu Shabakada Qurbejoog.com soo Gaadhsiiyay Gudoomiyaha Jaaliyada…

      Read More

        Tirada dhimashada weerarkii Nairobi oo gaadhay 59,Laba Boqol oo ku Dhaawacantay iyo Kun Qof oo la soo Badbaadiyay

        Nairobi 22.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha gudaha ee Kenya Joseph ole Lenku ayaa sheegay in howlgal si taxadar leh loo fulinayo uu wali socdo si loo soo daayo dadka lagu haysto xarunta ganacsiga Westgate oo shalay ay weerareen rag hubeysan oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. 59 qof ayaa ilaa hadda la xaqiijiyay inay ku dhimatay…

        Read More

          Doodii Xeerka Horumarinta Wadooyinka oo la soo Gabo Gabeeyay Halkan ka {DHAGAYSO}

          Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa Maanta soo Gabo gabeeyay Dooda Xeerka takaaliifta horumarinta wadooyinka dalka,kaas oo Maalmihii u danbeeyay ka socday Xarunta Golaha Wakiilada ee Caasimada Hargaysa . Fadhiga Golaha oo uu Shir Gudoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Sheegay in dooda Xeerkan oo ay ka qayb…

          Read More

            Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Tacsi u diray Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta weerarkii Westgate

            Muqdisho 22.Sep 2013 (SDN)- Raysul wasaaraha Soomaaliya ayaa uga tacsiyeeyay madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta weerarkii shalay ka dhacay suuqa Westgate, kaas oo ay ku dhinteen 43 qof, 150 kalena ay ku dhaawacmeen. “Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed aad ayay uga xun yihiin dhibaatada loo geystay shacabka aanu walaalaha nahay ee Kenya, si buuxda ayaana u cambaareynayaa…

            Read More

              Wasiirul Dawlaha Maaliyada oo Qar iyo Buur Jiidhay,Kana Hadlay Hawl aan Shaqadiisa ahayn {DHAGAYSO}

              Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Wasiiru-dawlaha Wasaaarada Maaliyada Somaliland Mudane Cismaan Saxardiid Cadaani ayaa Maanta si Faah Faahsan uga Waramay Safarkii dhawaan madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku tegay Gobolada dalka qaar ka mid ah, waxana uu sidoo kale jawaab kaga bixiye eedaymihii xubnaha mucaaradka ahi dusha ka saareen xukuumadda uu ka tirsan yahay. Mudane Cadaani…

              Read More

                Xukuumadda Somaliland Oo ka Hadashay Weerarkii ka Dhacay Magaalada Nairobi.

                Hargeysa:22-Sep-2013(SDN)-Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horraysay ka hadashay dhibaatadii dadka badani ku dhinteen ee ka dhacday Magaalada Nairobi, gaar ahaan Meesha Loo Yaqaanno West Gate. Wasiirka wasaaradda Arrimaha  Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo  ku hadlaya  magaca Xukuumadda, ayaa xusay in  xukuumadda Somaliland Dareen Damqasho leh kaga jawaabayso dhibka ku dhacay dadkaas shacabka ah, “Haddaanu…

                Read More

                  Doodii Xeerka Wadooyinka oo la Soo Gabo Gabeeyay,iyo Guurtida oo ka doodaysa Siyaasada Gudaha ee dalka

                  Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Fadhigii  maanta ee golaha wakiiladda j s l oo uu shir gudoominayay gudoomiyaha golaha wakiiladda mudane cabdiraxamaan maxamed cabdilaahin  cirro  ayaa mudanayaasha golaha waxay dood kaga yeesheen xeerka takaaliifta horumarinta wadooyinka dalka ,  iyagoo maanta soo gabagabeeyay doodiisa oo maalmahan ay ku  gudo jireen. Mudanayaasha dooda  ka qeyb qaadanayay oo ku…

                  Read More

                    Ra’isal Wasaare Saacid iyo Wefti uu Hogaaminayo oo u Kicitimay Magaalada Geneva

                    Muqdisho 22.Sep 2013 (SDN)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in R/wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” iyo wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ay saaka abaarihi 09.00 ka dhoofeen garoonka caalamiga ah ee Aden Cade International Airport ee magaalada Muqdiho iyagoo ku wajahan magaalada Geneve ee dalka Swizerland. Warkan…

                    Read More

                      Wasiirada Deegaanka oo Tilmaantay Xalka lagu Caynaanin karo badbaadada Deegaanka

                      Hargaysa 22.Sep 2013 (SDN)- Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer miyiga Marwo Shugri Xaaji Ismaaciil Baandare ayaa maanta shaaca ka qaaday in sida kaliya ee lagu badbaadin karo jarida dhirtu ay tahay  joojinta isticmaalka dhuxusha . Wasiirka wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miiga oo maanta uwaramaysay warbaahinta qaar ka mida ayaa sheegtay in lagu hayo…

                      Read More

                        “mucaaradnimada lama diiddana’e waxa la diiddan yahay Hadallada edeb-darrada ah ee aan carruurta ……..”Wasiir Caddaani

                        Hargeysa:22-Sep-2013(SDN)-Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (caddaani), ayaa jawaab ka bixiyey Eedihii  ay Mucaaradka Somaliland u  soo jeediyeen Madaxweynaha Somaliland Axmed maxamed Maxamuud(Siilaanyo) iyo Hannaankiisa Maamul. Wasiir Caddaani oo Maanta shir jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargeysa, ayaa sidoo kale si qoto dheer uga warbixiyey Safarkii dheeraa ee dhawaan Madaxweynaha iyo Waftigiisu ku soo…

                        Read More

                          Uhuru Kenyata:”Weerarkii shalay ee Westgate Mall waxa lagu dilay Ehelkeyga qaar ka mid ah”

                          Nairobi Sept 22,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Kiinya ayaa waxa uu warbaahinta dalkaasi ka sheegay in weerarkii shalay lagu qaaday xarunta ganacsiga ee Westgate Mall lagu laayay qaar ka mida eheladiisa. Madaxweynaha ayaa mar uu ka waramayay weerarka Shabaabku ku qaadeen xarunta ganacsiga ayaa sheegay in reer Kinya isku duubnaan ku dhaafi doonaan murugadan qaran. “Ma aha markii…

                          Read More

                            Guddoomiyaha ku-xigeenka Xisbiga Mucaaridka UCID oomadaxweyne Siilaanyo u jeediyay in uu ku biiro Madasha wada tashiga

                            Hargeysa Sept 22,2013(SDN)-Guddoomiyaha ku-xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Mujj Cali Gurey ayaa u jeediyay madaxweyne Axmed Siilaanyo in uu ku biiro madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka. Guddoomyaha ayaa sheegay in madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo masuuliyiinta ku bahobay madasha loo kala waramay. “Madaxwaynaha waxan kula talin lahaa inu xubin goobjoog ah oo isaga wakiil ka…

                            Read More

                              Doorashooyinkii Jarmalka oo maanta Dhacaya,yaa lagu wadaa in ay guushu raacdo

                              Berlin Sept 22,2013(SDN)-Doorashooyinkii guud ee dalka Jarmalka ayaa maanta looga dareerayaa dalka Jarmalka iyada oo tartanku ka kulul yahay sidii uu ahaa horaantii ololaha madaxtinimo ee dalkaasi. Tartanka ugu kululi waxa uu u dhexeeyaa Angela Merkel iyo wasiirkeedii hore ee maaliyada Peer Steinbrueck. Steinbrueck ayaa saxaafadu sawir ay ka qaaday waxa uu u muuqday ruux…

                              Read More

                                GUDDOOMIYE CIRRO: KHABIIR KU XEEL-DHEER XALINTA KHILAFAADKA

                                Guddoomiye Cirro, waa  diploomaasi ku xeel dheer  xalinta khilaafaadka ( Crisis Management ) heer Qaran-   heer Gobol-  heer Gole iyo heer Shakhsi.  Mucjiso  wayn waxa noqotay inaanu khilaaf  ka dhex qarxin Golaha Wakeelada  muddo dhan 8 sandood .  Waxa mujciso kale noqotay xisbigga WADDANI  oo aan lahayn  isqab-qabsi iyo xag-xagasho , marka la barbardhigo   Kulmiye &…

                                Read More

                                  War-baahinta Kenya Oo Weerarkii shalay Kala Mid Dhigtay midkii 11-kii September Lagu Qaaday Maraykanka

                                    Nairobi:22-Sep-2013(SDN)-War-baahinta kala duwan eek a soo baxda Dalka Kenya oo si isdaba joog ah u tebinaysay wararka Weerarkii lagu qaaday xarunta ganacsi eek u taalla Nairobi, ayaa gaadhsiiyey meel sare oo Buun-buunin ah. War-baahinta ayaa intooda badan sheegay in weerarkan lagu qaaday Xarunta Westgate Mall uu la mid ahaa midkii lagu qaaday daarihii dhaadheeraa…

                                  Read More