Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar kale Si Dadban u Weeraray Madasha wada-tashiga, sheegayna inaanu Aqbalayn cidda Hagardaamada wadda

    Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, ayaa  Sheegay inay Xukuumaddiisu u dulqaadanayso Cambaaraynta iyo Dhaliisha ay mucaaridku ku hayaan Hannaankiisa Dawladnimo. Madaxweynaha oo maalintii shalay la hadlayey shacabka reer Balli-gubadle, ayaa tilmaamay inay ogol yihiin dhaliisha iyo toosinta loo soo jeediyo maamulkiisa, balse uu dhib u arko Been Abuurka iyo wixii umadda waxyeello ku…

    Read More

      Ambassador Axmed Cigaal Oo Xukuumadda Xasan Sheekh Ku Eedeeyey Dawaro iyo lacag Urursi ay Dunida ku Hagardaaminayso

        Hargeysa:20-Sep-2013(SDN)-Axmed Xasan Cigaal Oo ahaa safiirkii Hore Somaliland ugu Fahiyi jirey Magaalada Bejing ee Dalka Chine ayaa sheegay in shacbka reer Somaliland ku tallaabasadeen horumar iyo isku kalsoonaan badan. Ambassador Axmed oo haatan ah xubin sare oo ka tirsan xisbiga Waddan, ayaa isagoo khadka Telefonka ugu warramayey shabakadda wararka ee Qurbejoog.com ayaa xukuumadda somaliya…

      Read More

        Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ee UCID laantiisa UK oo ka waramaya xaaladahii u danbeeyay ee Somaliland(DAAWO)

        London Sept 20,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID laantiisa dalka UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur ayaa wareysigan waxa uu uga waramayaa xaaladahii ugu danbeeyay ee Xisbiga UCID iyo Jamhuuriyada Somaliland. Guddoomiyaha ayaa waxa uu si gaara uga waramayaa khalaaf la sheegay in uu soo dhexgalay UCID masuuliyiintooda sare iyo fashilka maamulka madaarka Hargeysa,DAAWO.

        Read More

          Geediga Somaliland

          Laga soo bilaabo malintii qarankeena somalilnad rukunada loo dhidbay, waxaa ka soo wareegay, mudo 22 sano, geedigaas dheer qaranku waxa uu ka soo bilaabay hayaankiisa, meel aad u fog isaga oo gunta ka soo unkay jamhuuriyada labaad ee maanta 22 gu’ jirta, iyada oo jamhuuriyadii koowaad ahayd, tii inaga siqiirtay 1960, iyada oo aan ka…

          Read More

            Warsaxaafadeed Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista labo safiir, soona dhoweeyey natiijada shirka Brussels

            Muqdisho, September 20,2013—-Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin natiijadii ka soo baxday shirkii Brussels, soo jeedin la xariirta magacaabista labo safiir, iyo weliba xaaladdaha guud ee dalka. Shirka…

            Read More

              Goobaha Lagu Caweeyo ee Garowe oo 6 Habeenkii la Xidho doono iyo awaamiir kale oo Nabadgalyada lala xidhiidhiyay

              Garowe 19.Sep 2013 (SDN)- Guddiga Nabad-galyada Gobalka Nugaal ayaa Kulan ay ku Yeesheen Magaalada Garowe waxay kaga hadlay dhowr arrimood oo ku aadan ammaanka iyo sidii looga hortagi lahaa falalka lidiga ku ah nabadda. Gudoomiyaha Gobalka Nugaal ahna hoggaamiyaha guddigaasi Cabdi Xirsi Cali Qarjab oo Warfidiyeenka la hadlay ayaa walaac ka muujiyay ardayda dhalinyaradda ah…

              Read More

                Gudomiyaha Bangiga Dhexe ee Somalia oo la badaley,Kuna Tawaawacay in Aqoonyahanku aanu ku Noolaan Karin Somalia

                Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Cabdisalan Cumar oo ahaan jirey Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee dowlada Federalka ayaa shaqada laga qaadey sidaas waxaa saxaafada u sheegey Mr. Cumar, isagoo mar kale beeniyey musuqmasiqii ay ku eedeysay kooxda Qaramada ” UN Monitoring”. UN Monitoring aya Guddomiyihii hore ee Bangiga Dhexe iyo dowlada Federalka horey ugu eedeysay is-daba marin…

                Read More

                  Xisbiga Ucid Laantiisa Uk ayaa Deeq lacageed Gaarsiyey Muwaadin Reer Somaliland oo ku dhibanaa Wadanka Turkiga

                  London 19sep13(SDN) Xisbiga Ucid Laantiisa Uk ayaa Deeq lacageed Gaarsiyey Muwaadin Reer Somaliland oo ku dhibanaa Wadanka Turkiga ,Talabadan oo ah mid lagu dayasho wacan aya waxa maanta si rasmiya ugu wareejisay muwaadinkaas  lacagtii loo soo ururiyey Marwo Farduus Cige Gudoomiyaha Garabka Haweenaka ee Xisbiga Ucid  ,  lacagtan ayaa waxa  qayb libaax ka qadatay Marwo…

                  Read More

                    16 Qof oo Ku Geeriyooday Goob Carada laga Qodo oo Muqdisho ah iyo Dhaawaca kale oo Xaaladooda laga dayrinayo

                    Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Ku dhowaad 16 qof ayaa ku dhimatay, dad intaas ka badanna way ku dhaawacmeen, kaddib markii ay ku duntay goob laga qodo carro kaawada loo isticmaalo dhismaha oo ku taalla duleedka bari ee degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Guddoomiyaha degmada Kaaraan, Cali Calasow ayaa warbaahinta u xaqiijiyay in goobta laga soo…

                    Read More

                      Are Remittances to Somalia Doomed?

                      Nairobi, Sep 20, 2013 (SDN) -On 16 September 2013, the Intergovernmental Authority on Development (IGAD), a group of east African states, entered the fray, saying in a communiqué that “an essential lifeline” for “families and communities who are already in poverty” could be cut off as a result. This briefing analyzes the current anxiety and…

                      Read More

                        Taliye ka Baxsaday Ciidamada Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya oo ka Xog Waramay Sababaha Baxsigiisa {DAAWO}

                        Nairobi 19.Sep 2013 (SDN)- Faysal Axmed Maxamed waxaa uu ahaa sarkaal ka tirsanaa ciidamada amaanka Maamulka Kilinka 5-aad ee loo yaqaano Liyu Boolis,waxaana uu dhashay Gobolka Fiiq,Degmada Garbo ee Ismaamulka Soomaalida Itoobiya,waxaana uu sheegay inuu ka soo baxdsaday Maamulka Kilinka 5-aad markii uu dul qaadan waayey dhibaatada ay ku hayaan shacabka. Waxaa uu ka sheekenayaa…

                        Read More

                          Hargaysa iyo soo dhawaynta Madaxweyne Axmed Siilaanyo Sawiro

                          Hargaysa, 19 Sep, 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo weftigii la socday ayaa Galabta dib ugu soo laabtay  caasimada Hargeysa ee Somaliland iyadoo Madaxweynaha iyo Xubnaha We ftigiisa Soo dhawayn Miisaaman lagaga hortagay  Duleedka Hargeisa ilaa iyo  Qasriga madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland, Waxaana Wadada hareeraheeda lagu arkay  bulsho aad u tiro…

                          Read More

                            Mashaariicdii uu Madaxweyne Siilaanyo ku dhagax dhigay Balli Gubadle iyo Kulamo uu la qaatay Duqayda Gobolka {DAAWO}

                            Balli Gubadle 19.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) iyo weftigii uu hogaaminaayey ee xalay u dhaxay Gobolka Hawd Magaalo madaxdiisa Baligubadle ayaa saaka waxa uu kulamo la yeeshay Odayaasha, Dhaqanka Masuuliyiinta, iyo Qaybaha Bulshada ee Gobolka Hawd ayaa kulamadaasi ka dib waxa uu u soo dhaqaaqay madaxweynuhu dhanka Khayriyada oo…

                            Read More

                              Afhayeenka Xafiiska Ra’isal Wasaaraha Somalia oo Sharaxaad ka Bixiyay Qodobada lagaga hadlay Shirkii Golaha Wasiirada (DHAGAYSO}

                              Muqdisho 19.Sep 2013 (SDN)- Afhayeenka Xukuumada Ridwaan Xaaji Cabdiwali,ayaa Warbaahinta Faahfaahin dheeri ah ka siiyay Shirkii ay Yeesheen Golaha Wasiirada Somalia oo uu Hogaaminayay Ra’isal Wasaare Saacid waxaanu xusay in goluhu ay shirkoodan kaga doodeen natiijada shirka Brussels ayna soo dhoweeyeen, kuna tilmaameen in balanqaadyada lacageed ee laga sameeyey shirkaasi ay qeyb ka qaadan doonto…

                              Read More

                                Weftigii Madaxweyne Siilaanyo oo Hargaysa ku soo laabtay iyo Xusuustii Magaalada Balli Gubadle

                                Hargaysa 19.Sep 2013 (SDN)- Madax waynaha Jamhuurayada Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo waftigii uu hogaaminayay oo dhawrkii Maalmood ee u danbeeyay Hawlgalo Shaqo ku marayay Gobolada dalka ayaa Galabta dib ugu soo Laabtay Caasimada dalka ee Hargaysa kadib markii ay ka soo Kicitimeen Xarunta Gobolka Hawd ee Magaalada Balli gubadle. Weftiga Madaxweynaha ayaa Mashaariic…

                                Read More