Ruushka iyo Mareykanka oo isku raacay Qorshe Hubka Chemical-ka looga qaadayo iyo Syria oo aamusnaan ku soo dhaweysay

    Geneva Sept 2013(SDN)-Kulamo dhawr maalmood qaatay oo u dhexeeyay dalalka Mareykanka iyo Ruushka oo Geneva ka dhacay ayaa la iskula qaatay sidii beesha caalamku  hubka sunta ah uga guri laheyd dalka Syria oo dagaal sokeeye ka socdo. Wasiirka arrimaha dibeda ee Ruushka Sergei Lavrov iyo Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka John Kerry ayaa isla qaatay in…

    Read More

      Isbahaysi uu hogaaminayo C/samad Cali Shirre oo ku soo Jeeda Carrooley iyo Shacabka Halkaas Ku Nool oo Ka Werwersan

      Taleex:15-Sep-2013(SDN)-Wararka ka Imanaya Deegaanka Carroolay ee Gobolka Sool, ayaa sheegaya in xiisad Dagaal  iyo Deggenaansho la’aan ah halkaas laga dareemayo. Xiisaddan ayaa timi ka dib markii shacabka deegaankaasi ku war heleen inuu ku soo Fool leeyahay Wafti culus oo uu hoggaaminayo Madaxweyne-ku-xigeenka puntland Cabdisamad Cali shire iyo  oo wata kooxo ka soo dhmbalmay  maleeshiyada Khaatumo….

      Read More

        DHULCUNAW : MEE DAMIIRKAAGII ?

        Waa haben madaw oo mugdiya, oo cirkuna hadoodilan yahay , waa dhaxan , wadooyinkuna waa juuqla jaaqla , askari waar diya ah uun baa lugeynaaya . Axmed guriguusu wuxuu ku yaalaa koonaha magaalada , wuu dhaxamoonayaa , koofiyaddii uu gashanaana waxba kama tarayso , kolba wuu yara kacayaa , si uu dhaxanta isaga duuliyo ,…

        Read More

          Guddoomiyaha xisbiga UCID ee UK oo ka hadlay fadeexadaha hareeyay Madaarka Hargeysa iyo Shidaal Baadhista

          WAA AYAAN DARRO HADII ILAA HADA GUULDAROOYINKA KU SAABSAN AIRPORTKA, DIYAARADII ITIYOOBIYA, SHIRKADII SHIDAAL CIDNA U QOOLNEYN IYO waxaa hubaal ah in aqoonsiga Somaliland xukuumadani xiyiraad ku tahay London Sept 16,2013(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Md Maxamed Jaamac Koodbuur(Shiine) ayaa qoraal uu soo bandhigay waxa uu uga hadlay sida aaney u jirin la xisaabtan…

          Read More

            Maamulka Gobolka Maroodi Jeex oo Kormeer hawleed ku maraya Deegaamo ka Tirsan Gobolkaas

            Hargaysa 15.Sep 2013 (SDN)- Gudoomiyaha maamulka Gobolka maroodi jeex Maxamed Maxamuud Cali {jeeniyare} oo ay wehelinaayeen Gudoomiyaha degmadda daarusalaam Axmed Ibraahin Cumar iyo xoghayaha gobolka Maroodijeex ayaa kormeer ku tegay deegaanka Ceel-Sheekh oo ka tirtsan degmada daarul-salaam. Ujeeddada kormeerkooda ee weftigan oo la xidhiidha u kuurgalka xaaladda nololeed iyo ta bulsho gaar ahaan adeegyada aasaasiga…

            Read More

              Madaxweyne Ma Waxa Aad Af-miishaarnimo u Taqaannaa?

              Hargeysa:15-Sep-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland md Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) ayaa  maalintii shalay qaab ay ka muuqato dulqaad-yaraan iyo masuuliyad-darro ka uga jawaabay eedihii loogu soo jeediyey maamul-xumadii lagu sameeyey dib-u-dhiska madaarka Haygeysa iyo Bixitaankii shirkadda Shidaal-baadhista ee Genel Energy. Madaxweynaha oo ka hadlayey munaasibaddii xadhiga lagaga jarayey Dugsiga Tababarka ciidanka ee Dererweyne kaga tiraabay Hadallo qoraal ahaa…

              Read More

                “Ilaa xad baa la gaadhay magtii la kala qaadanayey ee ee shareecada islaamku jidaysay ee qudh-baxa ahayd in la yidhaahdo cashuur baanu ku soo rognay.” Xildh. M. F. Qabille

                  Hargeysa:15-Sep-2013 (SDN)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabille oo ka mid ah xildhibaanada Golaha wakiillada Somaliland ayaa si walaac weyn ka muujiyey Cashuuraha xad-dhaafka ah ee uu wasiirka maaliyaddu ku kordhiyey qaybaha kala duwan ee ganacsiga Somaliland. Xildhibaan Qabille oo maalintii shalay shir jaraa’id ku  qabtay xarunta Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa dhaliilo culculus dusha ka saaray…

                Read More

                  Jamhuuriyadda Somaliland Khayraadkeeda Way Lasoo Baxaysaa!

                  London Sept 16,2013(SDN)-Danjiraha Wareega ee Jamhuuriyada Somaliland Md Kaysar Cabdilaahi Maxamed ayaa qoraal dheer uga war siyaasada xukuumada madaxweyne Axmed Siilaanyo ee ku wejahan Soo saarida kheyraadka dalka. Danjiraha ayaa qoraalkiisa waxa uu u dhignaa sidan:”Mid ka mid ah ah Qodobada ugu mihiimsan ee dedaalka ugu weyn ay galinayso Xukuumada uu Hogaaminayo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud…

                  Read More

                    Madaxweynaha Punt land oo Caawa u Baqoolay Magaalada Brussels kuna biiraya Wufuuda halkaasi isugu Tagaysa

                    Garowe 14.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Puntland iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ka dhoofey caawa 14 Sept,2013 garoonka diyaaradaha Dubai ee dalka imaraadka carabta isagoo ku wajahan magaalada Brussels halkaasoo uu kaga qayb galayo shir ka furmaya maalinta Isniinta. Dowlada Puntland ayaa wadamada EU si toos ah ugu martiqaadeen shirka loogu magac darey New deal-ka kaasoo…

                    Read More

                      Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Kulan la qaatay Shirkada la Wareegtay Maamulka Madaarka Muqdisho

                      Muqdisho 14.Sep 2013 (SDN) Wasiirka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta iyo Gaadiidka ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula qaatay mas’uuliyiinta shirkadda cusub ee la wareegeyso garoonka diyaaradaha caalamiga Aadan Cade iyo shirkadii horey gacanta ugu haysay garoonka SKA, iyadoo shirkadda cusub ee maalinta beri la wareegayso maamulka garoonka laga leeyahay dalka Turkiga. Kulankaan uu Mudane Cabdulaahi Ciilmooge…

                      Read More

                        Daawo Video : Madaxweynaha Somaliland oo Sheegay in Jidka Xidhiidhiya Hargaysa iyo Berbera ay dhismihiisa Xukuumadu Bilowday iyo Dooxa Dacar budhuq wixii uu ka Yidhi

                        Berbera 14.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa maanta Gaadhay Magaalada Berbera kadib markii uu Kormeer Shaqo ku Tagay Dugsiga Ciidamada Qaranka ee Dararweyne halkaas oo Dufcadii 1aad ee Ciidamada qaranka uu uga Furmay Tababar heer Sarkaal ah.   Madaxweynuhu intii uu ku Guda Jiray…

                        Read More

                          Dawlada Somalia oo Shaacisay inay Qorshe Dib u Casriyayn ah ku samayn doonto Marsada Muqdisho

                          Muqdisho 14.Sep 2013 (SDN)- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacidayaa markii ugu horeysay shaaciyay in xukuumadiisu wado qorshe dib loogu habeynayo inta badan dekedaha ku yaala dalka Soomaaliya, gaar ahaan dekeda magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Saacid ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ballaaran oo ay ku doonayaan in ay dib ugu casriyeen, iyo…

                          Read More

                            Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud iyo Wefti uu Hogaaminayo oo u ambo baxay Brussels

                            Muqdisho 14.Sep 2013 (SDN)- Wafdi uu hoggaaminaayo madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa u amba-baxay magaalada Brussels ee xaraunta dalka Belgium, halkaas oo uu uga qaybgalayo shirka Midowga Yurub ee Soomaaliya. Agaasimaha guud ee madaxtooyada Soomaaliya Kamaal Daahir Xasan ayaa saxaafadda u sheegay in madaxweynaha uu ka qeyb-galayo shirka Brussels ee looga…

                            Read More

                              Somaliland oo uu Beri mar kale ka bilaabi doono Ololaha Cidhib tirka Dabaysha

                              Hargaysa 14.Sep 2013 (SDN)- Wasiir ku xigeenka wasaaradda Caafimaadka marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa maanta ku dhawaaqday ololaha talaalka cidhibtirka cudurka dabaysha oo 15 bishan ka bilaaban doona dalka, socona doona ilaa 20-ka bishan. Munaasabada lagaga dhawaaqay  u diyaargarowga ololaha talaalka waxaa ka qayb galay wasiirka wasaaradda diinta iyo awqaafta sh khaliil cabdilaahi Axmed iyo…

                              Read More

                                Wasaarada Deegaanka oo Beenisay Warar sheegaya in Ganacsato ay Ruqsado u siisay Dhoofinta Shinbiraha

                                Hargaysa 14.Sep 2013 (SDN)- Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa maanta wax kama jiraan ku tilmaantay war ku soo baxay wargayska Hubaal cadadkiisii soo baxay maanta oo ku beegnayd 14 sep.2013, warkaas oo uu wargaysku ku sheegay in wasaaraddu si hoose ogolaansho u siisay ganacsato carbeed dhoofinta shimbiraha. Agaasimaha waaxda dhirta iyo daaqa ee…

                                Read More

                                  Golaha Guurtida oo Warbixin ka Dhagaystay Gudida Joogtada ee Golahaasi

                                  Hargaysa 14.Sep 2013 (SDN)- Golaha Guurtida ee jamhuuriyadda Somaliland  fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominayey  Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golahaasi mudane Siciid Jaamac Cali ayaa mudanayaasha  Golahaasi waxay warbixin ka dhagaysteen Guddida joogtada ah ee Golaha Guurtida . Xoghayaha Guddida Joogtada  ee Golaha Guurtida C/naasir Aadan Beegsi oo warbixinta guddida joogatada  mudanayaasha ka hor…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Kuliyada Ciidanka Qaranka ee Dararweyne ,Kana Hadlay Shirkadaha Genel Energy iyo Ethiopia Airways {DHAGAYSO}

                                    Hargaysa 14.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa galabta Gaadhay Magaalada Berbera kadib markii ay ka qayb galeen Munaasibad Xadhiga lagaga Jarayay Kuliyada Ciidanka Qaranka ee Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Maroodi Jeex. Madaxweynaha oo socdaalkiisa ku Wehelinayeen Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada, Taliyeyaasha Ciidamada…

                                    Read More