Rajada Bidhaantay, ka faa’iidaysiga khayraadka Bada, Yididiilada Kaluumaysatada iyo Kulankii Shirkada Botos Marine LTD ee Magaalada Ceergaabo

    Ceerigaabo 16.Sep 2013 (SDN)- Shirkada Botos Marine LTD ayaa markii ugu horaysay madax ka socotaa ay soo gaadhay magaalada Ceergaabo waxaana masuuliyiinta shirkadaasi madal loo dhan yahay iyo munaasibad laysku arkay ay ku  qabteen xarunta maamulka degmada ceergaabo. Munaasibadaasi oo ay kasoo qaybgaleen, Maamulka iyo Masuuliyiinta gobolka iyo Degmada, Ganacsatada Gobolka Sanaag, Iskaashatooyinka Kaluumaysata Xeebaha…

    Read More

      Dilalka oo ku soo Badanaya Magaalada Kismaayo iyo dhaliilo loo jeedinayo Ciidamada Kenya

      Kismaayo 16.Sep 2013 (SDN)- Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubadda Hoose oo Sanadkan bartamihii ay si toos ah ula wareegeen ciidamada dawlada Kiiniya oo garab siinaya Maleeshiye beeleedka Raaskambooni ayaa la sheegayaa inay saacadihi la soo dhaafay gudaha Magaalada Kismaayo ka wadeen Xasuuq baahsan. Xasuuqan ayaa la sheegay in lagu dilay dad tiro badan kuwaasi…

      Read More

        Ganacsatada Burco oo Cabasho Mug leh ka Muujiyay Cashuur kodhin ay Xukuumadu ku samaysay

        Burco 16.Sep 2013 (SDN)- Ganacsatada xoolaha ee magaalada Burco ayaa ka cabanaya canshuur kordhin uu maamulka Somaliland dhowaan ku soo rogay ganacsiga xoolaha  Burco iyo magaalooyin kale. Maxamed Maxamuud Axmed oo ku magac-dheer Shilin Calawaash, kana mid ah ganacsatada xoolaha Burco ayaa  sheegay in lagu kordhiyay lacag  la mid ah middii hore looga qaadi jiray…

        Read More

          Toos u daawo shirka arrimaha Soomaaliya ee Brussels

          Berbera 16.09.2013 (SDN)- Shirka Hiigsiga Cusub ‘New Deal for Somalia’ ayaa saaka ka furmay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium. Shirka oo ay si wada-jir ah u marti-galinayaan dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta amniga, dhaqaalaha iyo dib-u-dhiska dalka Soomaaliya. Shirka waxaa furay Mr Hermen Van  Rompuy  oo ah madaxweynaha Midowga…

          Read More

            “Ninkii Siyaasadda u Bu’ayaanna Xisbiyadda Ha Gallo, Xasan Guurre Ma Burco Ayuu dib u haystaa” Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta {DHAGAYSO}

            Hargeysa 16.Sep 2013 (SDN)- Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacy-gelinta Somaliland Mudane Cabdi-waaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay Safarka Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisu ku marayaan Gobollada Saaxil iyo Togdheer, isla markaana waxa uu jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha kooxda la baxday madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka oo xukuumadda sheegay in…

            Read More

              Nicholas kay oo ka Hadlay Muhiimada uu Shirka Brussels u leeyahay Soomaaliya iyo waxa uu Kaga Duwan Yahay Kuwii Hore

              Nairobi:16-Sep-2013(SDN)-Ergayga  gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa  ku tilmaamay shirka maanta ka furamay Dalka Beljiumka mid mihiimad weyn u leh Soomaalida, islamarkaana ka duwan kuwii hore loogu qaban jirey.   Nicholas Kay oo  u warramayay BBC-da isagoo ku sii jeeda magaalada Brussels oo uu ka furmayo maanta…

              Read More

                Dawladda Holland Oo Soomaali Magan-gelyo Doon ah Ku Celinaysa Soomaaliya

                Amsterdam:16-Sep-2013(SDN)- Dowladda  waddanka Holland ayaa ku jirta Gebagebada ololeheeda ay dalkeeda kaga saarayso soomaali sharci la’aan ku jooga dalkeeda. Iyadoo ay tallaabadan lagu celinayo si kulul u cambaareeyeen jaaliyadda soomaalida ee dalkaasi ku sugan iyo Hay’adaha qaramada midoobay u qaabilsan xukuuqda bani’aadamka, haddan xukuumadda Holland kama ay tanaasulin Go’aankaas ay hore u qaadatay. Mahdi Ibrahim…

                Read More

                  Tanzania oo taariikhda markii ugu Horraysay Lagu Maxkamadaynayo Soomaali Budhcad-badeednimo ku Eedaysan

                  Dar esalam:16-Sep-2013(SDN)-Maxkamadeynta toddoba ruux oo looga shakiyay budhcad badeed ayaa ka bilaabanaysa maxkamada sare ee magaalada Dar Es Salaam, taasi oo ka dhigaysa markii ugu horeysay oo dalkaasi kiis dacwadeedkan oo kale uu qaado. Dhalinyarada Soomaalida ee lagu maxkamadeynayo dalka Tanzania ayaa kala ah Maxamed Nuur Aadam, Bashiir Yuusuf Rooble, Muxsin Sheikh Xaaji, Cabdiwali Cabdiraxman,…

                  Read More

                    Ninkii Dunida ugu Da’ada weynaa oo geeriyooday iyo ruuxa haatan ugu cimriga dheer

                    New York Sept 16,2013(SDN)-Ninka Dunida ugu cimriga dheer ayaa dalka Mareykanka ayaa dhawaan geeriyooday ka dib boqol iyo dhawr iyo toban sanadood oo uu caalamkan ku noolaa. Salustiano Sanchez-Blazquez ayaa cimrigiisu ahaa 116 waxaanu ku noolaa magaalada degaanka Grand Island oo ku taal gobolka New York. Salustiano Sanchez-Blazquez ayaa waxa uu dhashay sanadii 1901dii waxaanu…

                    Read More

                      Barnaamij Gaar ah Qaybtii labaad ee Safarka Madaxweyne Axmed Siilaanyo ee Gobolada Saaxil iyo Togdheer {DHAGAYSO}

                      Berbera 16.Sep 2013 (SDN)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) oo haatan ku sugan Magaalada Burco ayaa ka hor intii aanu Shalay ka soo Kicitimin Xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera waxa uu Xadhiga ka jaray Mashaariic horumarineed oo dhawr ah halka uu dhagax dhigay kuwo kale. Madaxweynaha Somaliland waxa uu Magaalada Berbera Xadhiga…

                      Read More

                        Wasiir Fooziya Xaaji Yuusuf oo sheegtay inay Diiwaan weyn ku soo Bandhig doonto Turaanturrooyinkii ay kala kulantay xilka ay Hayso

                        Muqdisho: 16-Sep-2013(SDN)-Haweenayda Wasiirka Arrimaha dibadda ka ah dawladda ku-meel-gaadhka ah ee soomaaliya,ahna Raysal-wasaare ku-xigeenka Foosiya Yuusuf  Xaaji Aadan, ayaa  si weyn ugu tawaawacday inay dhibaato iyo culays kala kulantay xilka ay haatan u hayso Dawladdeeda. Foosiya Yuusf  X. Aadan oo dhalasho ahaan ka soo jeedda Somaliland, balse wakhtigan xil ka haysa Somaliya, waxa ay gun-dhigga…

                        Read More

                          Xisbiga KULMIYE Oo soo Dhaweeyey Xubno ka Mid ahaa Ururkii Xaqsoor ee hore u Hadhay

                          Hargeysa:16-Sep-2013 (SDN)-  Xisbiga Kulmiye ayaa maalintii shalay munaasibada ku soo dhaweeyey xubno xilal kala duwan ka hayn jirey,  urur-siyaasadeedkii ku hadhay doorashadii waddanka ka dhacday sanadkii hore iyo taageerayaal badan oo ay wataan.  Xafladan siyaasiyiinta, dhallinyarada, haweenka iyo cuqaasha urur-siyaasadeedkii XAQSOOR taageeradooda ku biiriyeen xisbiga KULMIYE waxa ka soo qaybgalay Wasiirrada Caddaaladda, Diinta Aw Qaafta,…

                          Read More

                            Mujaahid Xasan Guure Oo ku Gooddiyey inay soo Faqi doonaan sababaha Keenay Bixitaanka Genel Enegy iyo Madaarka Hargeysa

                            Hargeysa:16-Sep-2013(SDN)-Guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland mujaaahid Xasan Guure ayaa Sheegay inay soo faqi doonaan ceebaha rasmiga ah ee ka dambeeya inay dalka ka baxdo Shirkaddii shidaal-qodista ee Genel Energy iyo Hanti lunsiga lagula kacay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa. Sidoo kale waxa uu mujaahidku  jawaab ka bixiyey dhaliilo uu u soo jeediyey madaxweynaha Somaliland…

                            Read More

                              Masuul Raad-barad ah Oo Ku Haftay Jawaab Lagu Amray Inuu Siiyo Mujaahid Halgamaa ah

                              Hargeysa:16-Sep-2013(SDN)-Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda warfaafinta Dhaqanka iyo wacyigelinta Somaliland Cabdiwaaxi Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, ayaa jawaab qadaf ah oo aan afkiisa ku Habboonayn siiyey Mujaahid Xasan Guure Jaamac oo Dalka magac iyo maamus ballaadhan ku leh. Cabdiwaaxid oo ah shakhsi haatan uun gaadaalada siyaasadda Baranaya, islamarkaana aan awood muuqata ku lahayn mansabka uu xukuumaddan ka hayo, ayaa u soo…

                              Read More

                                “Afartii malyan iyo Badhkii ma hayno, waxoogaa yar yar oo qosol-ku-jab ah daarihii hore lagu kordhi, Haddii laga tegi waayo……….” mujaahid. Boobe Yuusuc Ducaale.

                                Hargeysa:16-sep-2013(SDN)-Wasiirkii hore ee wasaaradda War-faafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf  Ducaale (Boobe) ayaa markii ugu horraysay ka hadlay dhibka iyo muranka sii kordhaya ee ka taagan Gegida Diyaaraduhu ka haadaan ee caasimadda Hargeysa. Mujaahid Boobe oo Maalintii shalay waraysi gaar ah siiyey Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ayaa  naqdiyey qaabka iyo Hannaanka aan toolmoonayn…

                                Read More

                                  Shirka Higsiga Cusub ee New Deal oo berri ka furmaya Magaalada Brussels

                                  Brussels 15.Sep 2013 (SDN)- Shirka Hiigsiga Cusub ‘New Deal for Somalia’ ayaa maalinta berri ah ka furmayo magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium. Shirka oo ay si wada-jir ah u marti-galinayaan dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa diiradda lagu saarayaa horumarinta amniga, dhaqaalaha iyo dib-u-dhiska dalka Soomaaliya. In ka badan 200 oo wafdi oo dalal, ururro,…

                                  Read More

                                    “Ninkii Siyaasadda u Bu’ayaanna Xisbiyadda Ha Gallo, Xasan Guurre Ma Burco Ayuu dib u haystaa” Wasiir ku Xigeenka Warfaafinta

                                    Hargeysa 15.Sep 2013 (SDN)- Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacy-gelinta Somaliland Mudane Cabdi-waaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan, ayaa faahfaahin ka bixiyay Safarka Madaxweyne Siilaanyo iyo weftigiisu ku marayaan Gobollada Saaxil iyo Togdheer, isla markaana waxa uu jawaab ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha kooxda la baxday madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka oo xukuumadda sheegay in…

                                    Read More