Gudoomiyaha Dallada Dhallinyarada Somaliland Ee SONYO oo ka Qayb-galaaya shirweynahe Caalamiya
Kuala Lambur Sept 14,2013(SDN)-Guddoomiyaha Dalladda ururada dhallinyarada Somaliland ee SONYO Md.Mubaarik Ismaaciil Taani ayaa maanta u ambabaxay Caasimadda wadanka Malaysia ee Kuala Lampur isaga oo dalkaasi kaga qayb gali doona Shirweyne Caalami ah oo lagaga hadalyo Xaaladda Tahriibta Dhallinyarada oo dunida fara baas ku haysa, iyada oo shirkan si rasmi ah loogu marti qaaday Dhallinyarada…
